Madaxweyne Caalin oo u dhoofay dalka Jabuuti isaga oo ka qeyb-galay shirka ICG

Madaxweyne-Caalin-618x412 Published On: 4/02/12

Gaalkacyo : HN :  Madaxweynaha maamul gobolleedka Galmudug ee ka dhisan bartamaha dalka Soomaaliya Max’ed Axmed Caalin ayaa maanta ka anbabaxay magaalada Gaalkacyo, isaga oo More...

Howlgalo dadka looga rarayo goobaha Dowlada oo Muqdisho ka bilowday

muqdisho Published On: 4/02/12

Muqdisho: HN: Hawlgallo Ballaaran oo lagu banaynaayo dhismayaasha Dawladda ayaa maanta ka dhacay qaybo kala duwan oo kamid ah magaalada Muqdisho, iyadoo ay qayb ka tahay amarkii More...

Cabdi Qeybdiid oo sheegay in uusan la socon dilalka ka dhacay Gaalkacyo

Jen. Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid Published On: 4/02/12

Gaalkacyo : HN :  Cabdi Xassan Cawaalle Qeydiid oo dhawaan guri uu degan yahay magaalada Gaalkacyo koonfurteeda uu weerar ku qaaday qof natiis hure ah oo Ismiidaamiyay, ayaa More...

Dhibaatooyinka Ka Dhasho Cunista Khaadka

Published On: 4/02/12

Khatku waaaa nooc ka mid ah daroogada oo ah caleen qofka  isticmaalo  siineeyso tamar aad u sareeyso  waxaana si balaaran looga u isticmaalo bulshada  Soomlaiyeed ee ku dhaqan More...

Kenya oo sheegtay in ay dishay 100 ka tirsan dagaallyahannada Al-shabaab

chirchir2 Published On: 4/02/12

Nairobi : HN :  Dowladda Kenya oo xiligan dagaal ba’an kula jirta kooxda Al-shabaab ayaa shaaca ka qaaday in ay dishay kadib duqeyn dhinaca cirka ah oo ay geysteen diyaaradaheeda More...

Wafdi ka socda QM oo maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobollka Hiiraan

IMG_1146 Published On: 4/02/12

Beledweyne : HN :  Wafdiga maanta gaaray magaalada Beledweyne ayaa booqashadan waxaa ay noqoneysaa lugtii labaad oo ay ku tagaan magaalada Beledweyne tan iyo markii lagala wareegay More...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay inay sii laba jibaarayaan dagaallada ka dhanka ah Al-Shabaab

Gaas Published On: 4/02/12

Nairobi:HN: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo ku saxaafadda kula hadlayey magaaladda Nairobi ayaa waxa uu sheegay in dagaallada More...

William Hague oo sheegay in xiligan ay usoo jeesteen arimaha Soomaaliya

William-Hague-001 Published On: 4/02/12

Lonodan: Wasiirka arimaha dibadda ee dalka Britain Mr. William Hague oo wareysi siiyey Idaacadda BBC-da laanteeda afka Soomaaliga ayaa waxa uu sheegay in xiliggan dowladda Britain More...

Dad lagu dilay magaalada Gaarisa ee WB Kenya

Garisa Published On: 4/02/12

Garisa: HN: Dabalay hubaysan ayaa maqribnimadii jimcaha dad kulaysay Magalada Garisa ee xarunta gobalka waqooyi bari kenya, labo kamid ah dadka dhintay ayaa waxay kala yihiin More...

Qaramada Midoobay oo sheegtay in macluushii Somaliya aay dhamaatay

qm1 Published On: 3/02/12

Qaramada Midoobay ayaa maanta ku dhowaaqday in macluushii ka jirtay waddanka Soomaaliya ay haatan dhammaatay, lix bilood kaddib markii lagu dhowaaqay in Soomaaliya ay ku habsatay More...

Madaxweyne Caalin oo faahfaahin ka bixiyey kulan uu la qaatay saraakiil ka socotay xafiiska UNPOS

Madaxweyne-Caalin-618x412 Published On: 3/02/12

Galkacyo:HN: Madaxweynaha maamulka Galmudug Maxamed Axmed Caali oo saaxafadda kula hadlay magaaladda Galkacyo ee xarunta gobbolka Mudug ayaa faahfaahin ka bixiyey kullan uu la More...

WARARKII HORE, HALKAN RIIX....

William Hague visits Somalia’s Mogadishu

William Hague has called for renewed pressure against Islamist militants during the first visit to Somalia by a British foreign secretary for 20 years. His arrival in the capital, More...

Fear in Somalia’s journalist community after 2nd killing in less than 2 months

MOGADISHU, Somalia — Journalist Mohamed Bashir Hashi’s voice broke with emotion as he read a death threat sent to his mobile phone: “If God wills it, you will be the next More...

U.S. Military Frees 2 Foreign Hostages From Somali Pirates

American commandos raced into Somalia on Wednesday morning and rescued two aid workers, including an American woman, after a shootout with Somali pirates who had been holding More...

Somalia fighting intensifies as African Union troops make gains in Mogadishu

Heavy fighting has broken out in Somalia‘s capital with African Unionpeacekeepers encountering resistance as they pushed to Mogadishu’s outskirts for the first More...

Somali Minnesotans Close Wells Fargo Bank Accounts + VIDEO

More than 100 members of the Somali community in Minnesota gathered at a Wells Fargo Bank branch in midtown Minneapolis on January 13, drawing attention to an increasingly dire More...

The Netherlands to ban drug khat used by Somalis

The Dutch government has announced that it will ban the use of the mild narcotic khat. It is a leaf-based drug that, when chewed, releases juices that act as natural stimulants More...

Leaked cables confirm U.S. role in Somalia war

The Wikileaks website released cables showing that plans for the Kenyan military invasion of southern Somalia had been mapped out for nearly two years and refuting claims that More...

Ethiopian, Somali Forces Seize Rebel-Held Town

Ethiopian troops and Somali government forces have seized control of a key rebel-held town in Somalia after battling al-Qaida-linked militants. Somali officials say the fighting More...

Somalis Fear End of US Remittances Will Empower Militants

At the end of this week, citizens of Somalia will lose one of their biggest sources of money. That is when a U.S. bank cuts off cash transfers to the war-torn and famine-stricken More...

A Bleeding Roadmap…?

Abdirahman A. Ilmi (Keydmedia) – The TFG establishment is in dare crises and lacks the confidence and credibility of the people. One of the major setbacks that high jacks More...

Somalia next UK’s oil war target ?

Britain is apparently preparing its troops for the next oil war in Africa after Prime Minister considered Somalia as a “failed state” that has been threatening Britain’s More...

Witness: Kenya air raid in southern Somalia kills at least 7 Somalis, including a child

MOGADISHU, Somalia — A witness says that a Kenyan air force raid killed at least seven people, including a child, in a village in southern Somalia. Town elder Ali Hashi said More...


Qormadii 2aad jawaabna u ah Barnaamijka (Xogwaran) iyo Muqdisho yaa iska leh‏. WQ: Galeyr

DHULKAANI DADKA WAW DHAXAYS DHIISHAASE NINBA MEEL DHIGTAA!  Qeybtii Labaad Federaalku ma runbaa mise waa riyo? Qoraalkan More...

Degmada Dhanaan Waa Dulmanaha Aamusan (W/Q abdirashiid dhanaane)‏

MAQAAL

Degamada dhanaan oo katirsan gobalka Godey ayaa ah Magaalo ay kunoolyihiin bulsho aad ufrabadan kuwaas oo kor u More...

Al-Shabaaboow haraggii ku cesha! W.Q: Xasan Obsiiye

Al-Shabaab

Nin Soomaaliyeed ayaa damcay inuu meel tuulo ah ka ganacsado oo hilbaha ku iibiyo. Subax ayuu suuqa xoolaha More...

SHARIIF SONKOR: NIN SHEEGA IYO NIN SHEELABA SHARIIF WAAYAHAA KU SHAACIYAY.‏ W.Q MUHIADIIN

shariif

SHARIIF SONKOR: NIN SHEEGA IYO NIN SHEELABA SHARIIF WAAYAHAA KU SHAACIYAY “GIDAARKAAN KU TIIRSADAY RAG IN UU More...

Qoraal jawaab u ah Barnaamijka cusub ee Universaltv Qandaraaska ku qaadatay Muqdisho yaa leh??

universaltv

DHULKOO DADKA WAW DHAXAYS DHIISHAASE NINBA MEEL DHIGTAA! Qeybta Koowaad Waxaan  xigmad cajiibka ah u soo qaatay More...

UNIVERSAL YAA  LEH. W/Q Abdiaziiz  A. Mohamed

universaltv

Su’aalaha qaar jawaabahooda maskaxda aad ayay ugu soo degdegaan, laakiin taas  waxaa nasiib u yeeshay kaliya More...

al-andalus Andalus iyo Maalmo Adag‏. WQ: Cabdulqaadir Cabdi Diiriye

Dhacdooyinka taariikhda waxaa in badan laga qaataa cashar lagu iftiinsado waqtiga markaa la joogo waayo taariikhdu...

DIMOQARADIYADA ISLAAMKA‏

Dadka dhahay dimoqaraadiyadda Islaamka ayaan ku dhaqmaynaa wax aayad ah iyo xadiis midna uma haystaan. Waxaan...

1muxaram Soonka Muxaram waa Fursad Qaaliya!

Bilaha 12ka ah ee aan tirsano hadii aan nahay Muslimiin waxaa ugu horeeya Muxaram oo ah...

Hambalyo Aroos, Osmaan Ahmed Qaali iyo Marwo Faadumo Yaxye

Aroos

Waxaaan halkan hambalyo iyo bogaadin iyo duco uga dirayaa Mudane inj:. Osmaan Ahmed Qaali iyo Marwo Faadumo More...

Tahniyad Meher, Abuukar Jiijoow & Caasha Xaaji Cumar oo meherkoodu ka dhacay Muqdisho

Waxaan halkan uga hanbalyeeynaynaa  lamaanaha maanta oo jimce ah taariikhda  thay  20/januar /2012 meherkoodu ka dhacay magaalada Muqdisho  Mudane Abuukar  Cali Xasan (Jiijoow ) iyo  Marwo Caasha..

Tahniyad Dhalasho, Samiira C/raxmaan soo barbaar

Waxaa halkan tahniyad iyo Hanbalyo uga diraynaa Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi(Raage) Marwo Rooda Saleebaan Iidle ayaa waxay gabar ugu dhalatay Magaalada..

Gabay “Shanta shubatay dhiigayga”‏ WA: Safiyo Aw Axmed Xaaji (Dhalkheyr)

Salaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu: Salaanta islaamka kabacdi waxaa mahad iska leh eebe mutaabaco More...

Maanso “Hiiliyow Ha Cadaabin‏” WA: Safiyo Aw Axmed Xaaji (Dhalkheyr)

Asalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu.  Salaanta islaamka kadib waxaan jeclaystay caawa inaa halkan kusoo gudbiyo maanso  aan ugu magac daray “Hiiliyow ha..

Gabay la yiraa Qoonsimaad, WQ: Safiyo Aw Axmed Xaaji (Dhalkheyr)

Asalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu: Salaanta islaamka kabacdi waxaan mahadinayaa eebe wayne, marka xigtana waxaan ku salinayaa Nabigeena suuban ee Muxammed c.s.w...
Hiiraan Net. All Rights Reserved Designed by Hiiraan Net.