Dhalashada Nabbiga NNKH oo siweyn looga maamuusay Beledweyne

by wadani | Thursday, Dec 24, 2015

Xuska-Nabiga-21Beledweyne : HN :– Munaasabad tii ugu ballaarneyd ee inta la xasuusto nooceeda ah ee lagu maamuuso dhalashadii nabbiga NNKH ayaa maanta lagu qabtay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Munaasabada oo ay ka qeyb-galleen culima’udiin, dhalinyarro iyo haween, ayaa waxaa ay soo jiidatay Idhaha bulshada ku dhaqan guud ahaanba magaalada Beledweyne oo aad ula dhacay sidda loo soo qaban-qabiyay.

Daawo Sawirrada :

Xuska-Nabiga-28 Xuska-Nabiga-9 Xuska-Nabiga-6 Xuska-Nabiga-14 Xuska-Nabiga-15 Xuska-Nabiga-12 Xuska-Nabiga-5 Xuska-Nabiga-2 Xuska-Nabiga-3 Xuska-Nabiga-27 Xuska-Nabiga-10 Xuska-Nabiga-13 Xuska-Nabiga-24 Xuska-Nabiga-25 Xuska-Nabiga-26 Xuska-Nabiga-17 Xuska-Nabiga-19 Xuska-Nabiga-23 Xuska-Nabiga-18 Xuska-Nabiga-20 Xuska-Nabiga-21 Xuska-Nabiga-22

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!