Dawo sawirrada kulan dhaxmaray odayaasha beellaha dega gobollka Hiiraan iyo maamulka
Baladweyne : HN : — Odayaasha dhaqanka bellaha dega gobollka Hiiraan oo kulan la qaatay mas’uuliyiinta maamulka gobollka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada Jabuuti ayaa ballan qaaday in hubka wali ku More...
Maamulka gobollka Shabeellaha dhexe oo sheegay in ay baadi goob ku hayaan dadkii gubay tuulada Mayoongalle
Jowhar : HN : Saraakiil ka tirsan maamulka gobollka Shabeellaha dhexe iyo ciidamada midowgga Africa AMISOM ayaa booqday tuulada lagu magacaabo Mayoongalle oo dhinaca Bari kaga beegan magaalada Jowhar, taasoo More...
Khilaaf soo kala dhax-gallay maamulka gobollka Bay oo lagu guuleystay in la xaliyo
Baydhabo : HN : Wararka ka soo baxaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobollka Bay ayaa sheegaya in ugu danbeytii la xaliyay khilaaf xoogan oo soo maalmihii gu danbeeyayba u dhaxeeyay maamulka gobollka Bay ay More...
Kooxda Al-shabaab oo sheegatay weerarkii madaafiicda ee habeen hore lagu qaaday xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya
Muqdisho : HN : Afhayeenka dhinaca howlgalada u qaabilsan maleehsiyaadka kooxda Al-shaaab ayaa sheegay in ay ka danbeeyeen weerarkii hoobiyaha ee lagu qaaday habeen hore xarunta madaxtooyada Villa Soomaliya C/siis More...
Taliska AMISOM oo faah faahin ka bixiyay howlgalka ka soconaya magaalada Muqdisho
Muqdisho : HN : Taliska ciidamada midowgga Africa AMISOM ay ka warbixiyay howlgal sacadihii aynu soo dhaafnay ciidamada dowladda iyo kuwa midowgga Africa ka sameeyeen qeybo ka mid ah gobollka Banaadir. Afhayeenka More...
Guddoonka baarlamaanka oo fariin u dirray xildhibannada aan soo xaadirin fadhiyada baarlamaanka
Muqdisho : HN : Iyadoo uu furan yahay kalfadhigii labaad ee baarlamaanka Soomaaliya, ayaa haddan dhinaca kale waxaa jira xildhibaanno wali ku maqan fasixii hore ee kalfadhigii koowaad, kuwaasoo aan wali soo xaadirin More...
Kooxda Al-shabaab oo degmada Buurdhuubo ku dishay nin dhalinyarro ah ay ku eedeeyeen jaajuus
Gado : HN : Sida ay ku waramayaa dad goob joogayaal ah kooxda Al-shabaab ayaa shalay { Isniin ] ku toogtay degmada Buurdhuubo ee gobollka Gado nin dhalinyarro ah oo ay ku eedeyeen in uu la shaqeynayay ciidamada More...
Madaxweyne Faroole oo ku eedeeyay madaxda dowladda in ay ka soo horjeedaan nidaamka federaalka
Garoowe : HN : Madaxweynaha maamul gobolleedka Puntland C/raxmaan Sheekh Max’ed Faroole ayaa sheegay in madaxda dowladda federaalka siweyn uga soo horjeedaan dhismaha nidaamka federaalka, isaga oo dhawaan More...
Xildhibaannadii mooshinka ka keenay xukuumada oo qaarkood dib uga laabtay
Muqdisho : HN : Kadib kulan magaalada Muqdisho ay ku yeesheen xubno ka tirsan xildhibaannadii maalmihii ugu danbeeyay waday mooshinka ka dhan-ka ah xukuumada, ayaa si cad u sheegay in ay dib uga laabteen go’aankoodii More...
Ciidamada dowladda oo saakay howlgal ka wada qeybo ka mid ah degmooyinka gobollka Banaadir
Muqdisho : HN : — Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa saakay howlgal ka wada xaafado ka tirsan degmooyinka gobollka Banaadir, kadib markii ay saakay aroortii lagu arkay xaafadaha u dhexeeya Wadada weyn ee More...
Dowladda Suudaan oo sheegtay in ay gacan weyn ka geysan doonto dib u dhiska ciidamada dowladda Soomaaliya
Khartuum : HN : — Waxaa magaalada Khartuum ee dalka Suudaan ku sugan wafdi uu hogaaminayo wasiirrka gaashaandhiga xukuumada Soomaaliya C/xakiin Xaaji Max’uud Fiqi halkaasoo saacadihii ugu danbeeyay uu More...
Howlgal dad badan lagu soo qab qabtay oo laga sameeyay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho
Muqdisho : HN : Kadib markii habeenimadii xalay lagu weeraray madaafiicda qoriga hoobiyaha xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya, ayeey ciidamada dowladda oo isugu jiray nabad-sugida iyo booliis waxaa ay howlgal More...
Kulan Kismaayo ku dhaxmaray xubnihii ka socday Urur gobolleedka IGAD iyo Barre Hiiraale
Kismaayo : HN : – Dhawaan waxaa booqday magaalada Kismaayo ee xarunta gobollka Jubbada hoose wafdi xaqiiqo raadin ahaa oo ka socday urur gobolleedka IGAD, kuwaaasoo u kuur-gallayay xaalada ka jira magaalada More...
Maamulka gobollka Banaadir oo la kulmay wafdi ka socda QM oo qaabilsan arrimaha dib u dhiska
Muqdisho : HN : –Mas’uuliyiinta maamulka gobolllka Banaadir ayaa maanta Muqdisho kula kulmay saraakiil ka socotay QM u qaabilsan dib u dhiska iyo deegaameynta oo maanta soo gaaray magaalada Caasimadda More...
Dowladda oo loo soo jeediyay in ay ka faa’ideysto khilaafka u dhaxeeya Al-shabaab
Muqdisho : HN : Wasiirrkii hore ee wasaarrada amniga iyo arrimaha gudaha C/samad Macalin Max’uud ayaa sheegay in u jiro khilaaf xoogan oo u dhaxeeya kooxda Al-shabaab oo ah kooxo siweyn uga soo horjeeda More...
Hay’adda nabad-sugida oo beenisay in ay is hortaag ku sameysay kulan ay yeellan lahaayeen xildhibaanno
Muqdisho : HN : –Agaasimaha hay’adda nabad-sugida Qaranka Gen Bashiir Max’ed Jaamac [Bashiir Goobe ] oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka jaawabay eedeyn uga timid hay’adda More...
Tuulo hoos tagta degmada Jowhar ee gobollka Shabeellaha dhexe oo la gubay
Jowhar : HN : Wararka laga hellayo gobollka Shabeellaha dhexe ayaa sheegay in dab la qabadsiiyay ama la gubay tuulada lagu magacaabo Mayoongaalle oo ku taala ama dulleedka Bari ka xigta magaalada Jowhar ee xarunta More...
Kulan gogol-xaar u ah shirka dib u dhiska iyo maal-gashiga Soomaaliya oo Muqdisho ka dhacay
Muqdisho : HN : — Kulan loogu gogol-xaarayo shir ku saabsan maal-gashiga iyo dib-u-dhiska Soomaaliya oo lagu wado in dhammaadka bishan May uu ka furmo magaalada Nairobi ayaa shalay ka dhacay magaalada More...
Hoobiyayaal xalay saq dhexe lagu garaacay xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya
Muqdisho : HN : — Madaafiic loo adeegsaday qoriga hoobiyaha ayaa xalay saqdii dhexe lagu garaacay xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya, ilaa iyo haddana lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay hoobiyayaasha More...
Wafdi uu hogaaminayo wasiirrka gaashandhiga xukuumada Soomaaliya oo gaaray dalka Suudaan
Khartuum : HN : — Wafdi uu horkacayo wasiirrka gaashaandhiga xukuumada Soomaaliya C/xakiin Xaaji Max’uud Fiqi oo ka anbabaxay magaalada Muqdisho ayaa xalay gaaray magaalada Khartuum ee dalka Suudaan. Wasiirrka More...
Ciidamo ka tirsan dowladda oo dhuulatus militari ka sameeyay magaalada Muqdisho
Muqdisho : HN : Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ee tababarku uga soconayo xarunta Jasiira ee dulleedka magaalada Muqdisho ayaa maanta dhoolatus militari ku soo bandhigay qeybo ka mid ah magaalada caasimada More...
Bandow xalay ka dhaqan gallay magaalada Jowhar ee xarunta gobollka Shabeellaha dhexe
Jowhar : HN : Magaalada Jowhar ee xarunta gobollka Shabeellaha dhexe waxaa ka dhaqan-gallay habeenimadii xalay Bandow saacado badan ah oo ay ku soo rogeen magaalada saraakiisha ciidamada dowladda gacanta ku haya More...
Qof rayid ah oo xalay lagu dillay magaalada Garoowe ee xarunta maamul gobolleedka Puntland
Garoowe : HN : Wararka ka soo baxaya magaalada Garoowe ee xarunta maamul gobolleedka Puntland ayaa sheegaya kooxo hubeysan xalay ku toogeen magaalada qof rayid ah, kuwaasoo la sheegay toogashada kadib in ay goobta More...
Wasiirrka arrimaha dibada xukuumada Soomaaliya oo dib ugu laabtay Muqdisho
Muqdisho : HN : Wasiirrka wasaarrada arrimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukuumada Soomaaliya marwo Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Muqdisho kadi safar ay ku soo kala More...
Urur gobolleedka IGAD oo lagu eedeeyay in aysan dhax dhaxaad ka aheyn siyaasada Jubbooyinka
Kismaayo : HN : Waxgarad iyo odayaal dhaqameed ka soo jeeda gobollada Jubbooyinka ayaa ku eedeeyay urur gobolleedka IGAD in aysan dhex dhexaad ka aheyn xaaladaha ka jira Kismaayo, kadib markii shalay wafdi ka More...
Ciidamada booliiska Kenya oo Nairobi ku toogtay shaqsi ay uga shakiyeen in uu ka tirsan yahay argagixisada
Nairobi : HN :– Wararka laga hellayo magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in ciidamada booliiska dalkaas toogasho ku dilleen nin sida la sheegay ay uga shakiyeen in uu ka tirsan yahay kooxaha argagixisada More...
Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo leyska hor taagay in ay ku shiraan Muqdisho
Muqdisho : HN : Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa siweyn uga carooday talaabo ay qaadeen ciidamada nabad-sugida dowladda federaalka Soomaaliya, kadib markii ay isku hortaag ku sameeyeen kulan More...
Wafdigii ka socday urur gobolleedka IGAD oo kulamo la yeeshay maamulka cusub ee Jubba-land
Muqdisho : HN : Wafdigii urur gobolleedka IGAD ee maalintii shalay gaaray magaalada Kismaayo e xarunta gobollka Jubbada hoose, waxaa ay halkaa saacadihii ugu danbeeyay kulamo kala duwan la kula lahayeen mas’uuliyiinta More...









