Shir gogol xaar u ah shirweynaha dib u dhiska Soomaaliya oo Nairobi ka furmay
Nairobi :HN : Kulan hor dhac u ah ama loogu gogol xaaraayo shirweynaha dib u dhiska Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Waxaana kulankan kasoo qaybgalay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalkani Kenya Maxamed Cali Nuur, Madaxa Afrika ee hay’ada Hanvard ee iyadu shirkan qabanqaabinaysa Xassan Nuur, Madaxa rugta More...
Guddoomiyaha degmada Buusaar ee gobollka Gado oo ka badaaday isku day dil
Gado : HN : Wararka laga hellayo gobollka Gado ee koonfurta dalka Soomaaliya ayaa sheegay in guddoomiyaha degmada Buusaar ee gobollkaas Iftiin Xusseen C/llaahi uu ka badbaaday qarax la doonayay in lagu khaarajiyo. Wararku More...
Guddoomiyaha baarlamaanka oo laalay mooshinkii laga keenay xukuumada Soomaaliya
Muqdisho : HN : Kulan maata ay ku yeesheen mudanaayasha baarlamaanka Soomaaliya xarunta gollaha shacabka magaalada Muqdisho ayuu ka hor sheegay guddoomiyaha baarlamaanka xildhibaannada baarlamaanka in la laalay More...
Ra’iisal wasaare Saacid oo la kulmay wakiil midowgga Africa ee Soomaaliya ”War-saxaafadeed”
Muqdisho : HN : Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa la kulmay wafdi uu hoggaaminayo wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Danjire Mohamed Salah Annadif iyo More...
Dowladda Itoobiya oo ka hadashay siyaasadaha isku qasan ee Jubbooyinka gaar ahaa Kismaayo
Addis Ababa : HN : Dowladda Itoobiya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay arrimaha Jubbooyinka oo maalmihii ugu danbeeyay ay ka taagnaayeen xiisado iyo khilaaf siyaasadeed oo u dhaxeeya dhinacyada halkaa isaga More...
Ciidamo gadood ka sameeyay degmada Balad-xaawo ee gobollka Gado
Gado : HN : Wararka naga soo gaaray gobollka Gado ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa dowladda federaalka Soomaaliya gadood ka sameeyeen degmada Balad-xaawo ee gobollkaas, kadib markii sida ay sheegeen bilihii More...
Taliska AMISOM oo sheegay in ay la wareegeen deegaanno ka tirsan gobollka Bay
Muqdisho : HN : Afhayeenka ciidamada midowgga Africa AMISOM Col Cali Aadan Xamud oo warbaahinta kula hadllayay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa midowgga Africa AMISOM la wareegeen More...
Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya oo lagu wado in ay maanta codka kalsoonida u qaadaan xukuumada
Muqdisho : HN : Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa kulan ay meenta ku yeellan doonaan xarunta gollaha shacabka in ay codka kalsoonida u qaadaan xukuumada uu hogaamiyo ra’iisal wasaare More...
Dawo sawirrada kulan dhaxmaray odayaasha beellaha dega gobollka Hiiraan iyo maamulka
Baladweyne : HN : — Odayaasha dhaqanka bellaha dega gobollka Hiiraan oo kulan la qaatay mas’uuliyiinta maamulka gobollka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada Jabuuti ayaa ballan qaaday in hubka wali ku More...
Maamulka gobollka Shabeellaha dhexe oo sheegay in ay baadi goob ku hayaan dadkii gubay tuulada Mayoongalle
Jowhar : HN : Saraakiil ka tirsan maamulka gobollka Shabeellaha dhexe iyo ciidamada midowgga Africa AMISOM ayaa booqday tuulada lagu magacaabo Mayoongalle oo dhinaca Bari kaga beegan magaalada Jowhar, taasoo More...
Khilaaf soo kala dhax-gallay maamulka gobollka Bay oo lagu guuleystay in la xaliyo
Baydhabo : HN : Wararka ka soo baxaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobollka Bay ayaa sheegaya in ugu danbeytii la xaliyay khilaaf xoogan oo soo maalmihii gu danbeeyayba u dhaxeeyay maamulka gobollka Bay ay More...
Kooxda Al-shabaab oo sheegatay weerarkii madaafiicda ee habeen hore lagu qaaday xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya
Muqdisho : HN : Afhayeenka dhinaca howlgalada u qaabilsan maleehsiyaadka kooxda Al-shaaab ayaa sheegay in ay ka danbeeyeen weerarkii hoobiyaha ee lagu qaaday habeen hore xarunta madaxtooyada Villa Soomaliya C/siis More...
Taliska AMISOM oo faah faahin ka bixiyay howlgalka ka soconaya magaalada Muqdisho
Muqdisho : HN : Taliska ciidamada midowgga Africa AMISOM ay ka warbixiyay howlgal sacadihii aynu soo dhaafnay ciidamada dowladda iyo kuwa midowgga Africa ka sameeyeen qeybo ka mid ah gobollka Banaadir. Afhayeenka More...
Guddoonka baarlamaanka oo fariin u dirray xildhibannada aan soo xaadirin fadhiyada baarlamaanka
Muqdisho : HN : Iyadoo uu furan yahay kalfadhigii labaad ee baarlamaanka Soomaaliya, ayaa haddan dhinaca kale waxaa jira xildhibaanno wali ku maqan fasixii hore ee kalfadhigii koowaad, kuwaasoo aan wali soo xaadirin More...
Kooxda Al-shabaab oo degmada Buurdhuubo ku dishay nin dhalinyarro ah ay ku eedeeyeen jaajuus
Gado : HN : Sida ay ku waramayaa dad goob joogayaal ah kooxda Al-shabaab ayaa shalay { Isniin ] ku toogtay degmada Buurdhuubo ee gobollka Gado nin dhalinyarro ah oo ay ku eedeyeen in uu la shaqeynayay ciidamada More...
Madaxweyne Faroole oo ku eedeeyay madaxda dowladda in ay ka soo horjeedaan nidaamka federaalka
Garoowe : HN : Madaxweynaha maamul gobolleedka Puntland C/raxmaan Sheekh Max’ed Faroole ayaa sheegay in madaxda dowladda federaalka siweyn uga soo horjeedaan dhismaha nidaamka federaalka, isaga oo dhawaan More...
Xildhibaannadii mooshinka ka keenay xukuumada oo qaarkood dib uga laabtay
Muqdisho : HN : Kadib kulan magaalada Muqdisho ay ku yeesheen xubno ka tirsan xildhibaannadii maalmihii ugu danbeeyay waday mooshinka ka dhan-ka ah xukuumada, ayaa si cad u sheegay in ay dib uga laabteen go’aankoodii More...
Ciidamada dowladda oo saakay howlgal ka wada qeybo ka mid ah degmooyinka gobollka Banaadir
Muqdisho : HN : — Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa saakay howlgal ka wada xaafado ka tirsan degmooyinka gobollka Banaadir, kadib markii ay saakay aroortii lagu arkay xaafadaha u dhexeeya Wadada weyn ee More...
Dowladda Suudaan oo sheegtay in ay gacan weyn ka geysan doonto dib u dhiska ciidamada dowladda Soomaaliya
Khartuum : HN : — Waxaa magaalada Khartuum ee dalka Suudaan ku sugan wafdi uu hogaaminayo wasiirrka gaashaandhiga xukuumada Soomaaliya C/xakiin Xaaji Max’uud Fiqi halkaasoo saacadihii ugu danbeeyay uu More...
Howlgal dad badan lagu soo qab qabtay oo laga sameeyay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho
Muqdisho : HN : Kadib markii habeenimadii xalay lagu weeraray madaafiicda qoriga hoobiyaha xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya, ayeey ciidamada dowladda oo isugu jiray nabad-sugida iyo booliis waxaa ay howlgal More...
Kulan Kismaayo ku dhaxmaray xubnihii ka socday Urur gobolleedka IGAD iyo Barre Hiiraale
Kismaayo : HN : – Dhawaan waxaa booqday magaalada Kismaayo ee xarunta gobollka Jubbada hoose wafdi xaqiiqo raadin ahaa oo ka socday urur gobolleedka IGAD, kuwaaasoo u kuur-gallayay xaalada ka jira magaalada More...
Maamulka gobollka Banaadir oo la kulmay wafdi ka socda QM oo qaabilsan arrimaha dib u dhiska
Muqdisho : HN : –Mas’uuliyiinta maamulka gobolllka Banaadir ayaa maanta Muqdisho kula kulmay saraakiil ka socotay QM u qaabilsan dib u dhiska iyo deegaameynta oo maanta soo gaaray magaalada Caasimadda More...
Dowladda oo loo soo jeediyay in ay ka faa’ideysto khilaafka u dhaxeeya Al-shabaab
Muqdisho : HN : Wasiirrkii hore ee wasaarrada amniga iyo arrimaha gudaha C/samad Macalin Max’uud ayaa sheegay in u jiro khilaaf xoogan oo u dhaxeeya kooxda Al-shabaab oo ah kooxo siweyn uga soo horjeeda More...
Hay’adda nabad-sugida oo beenisay in ay is hortaag ku sameysay kulan ay yeellan lahaayeen xildhibaanno
Muqdisho : HN : –Agaasimaha hay’adda nabad-sugida Qaranka Gen Bashiir Max’ed Jaamac [Bashiir Goobe ] oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka jaawabay eedeyn uga timid hay’adda More...
Tuulo hoos tagta degmada Jowhar ee gobollka Shabeellaha dhexe oo la gubay
Jowhar : HN : Wararka laga hellayo gobollka Shabeellaha dhexe ayaa sheegay in dab la qabadsiiyay ama la gubay tuulada lagu magacaabo Mayoongaalle oo ku taala ama dulleedka Bari ka xigta magaalada Jowhar ee xarunta More...
Kulan gogol-xaar u ah shirka dib u dhiska iyo maal-gashiga Soomaaliya oo Muqdisho ka dhacay
Muqdisho : HN : — Kulan loogu gogol-xaarayo shir ku saabsan maal-gashiga iyo dib-u-dhiska Soomaaliya oo lagu wado in dhammaadka bishan May uu ka furmo magaalada Nairobi ayaa shalay ka dhacay magaalada More...
Hoobiyayaal xalay saq dhexe lagu garaacay xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya
Muqdisho : HN : — Madaafiic loo adeegsaday qoriga hoobiyaha ayaa xalay saqdii dhexe lagu garaacay xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya, ilaa iyo haddana lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay hoobiyayaasha More...
Wafdi uu hogaaminayo wasiirrka gaashandhiga xukuumada Soomaaliya oo gaaray dalka Suudaan
Khartuum : HN : — Wafdi uu horkacayo wasiirrka gaashaandhiga xukuumada Soomaaliya C/xakiin Xaaji Max’uud Fiqi oo ka anbabaxay magaalada Muqdisho ayaa xalay gaaray magaalada Khartuum ee dalka Suudaan. Wasiirrka More...









