Saynab Labo-dhagax oo magaalada Kampala si diiran loogu soo dhaweeyay, bandhig Fanneedna ka dhigeysa SAWIRO

7

Fanaanadda Soomaaliyeed ee caanka ah Saynab Maxamed Xaaji (Saynab Labo Dhagax) ayaa magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda habeenka 5-ta bishan ka dhigaysa bandhig faneed ay ugu talo gashay in ay ku wacyigeliso bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Uganda. Saynab Labo-dhagax oo maanta oo ay taariikhdu tahay 04/11/2012 soo gaartay magaalada Kampala More...

by Yahye | Published 197 days ago
Maanso
By Yahye On Thursday, September 13th, 2012
0 Comments

Maansadii“Hambalyo” WA; Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Maansadii“Hambalyo” waxaan Curiyey Maansadan ka dib,  Isbedelka Doorashadii Maanta oo ay Taariikhdu ahayd 10.09.2012 ka dhacday Magaalada Caasimada Muqdisho ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Doorashadaas oo More...

SAARKII WARAABE
By Yahye On Sunday, September 2nd, 2012
0 Comments

Saar: Waraabe (Saar ku saabsan cunista Hilibka Waraabaha)‏ Cabdiraxiin H. Galayr

Saarkan “Waraabe” waxaan curiyey ka dib, markii ay soo shaac baxday, Arrintii ahayd  in Goboladaa Jubooyinka laga bilaabay cunista iyo ugaadhsiga Waraabaha.  Arrintan oo Ugub ah oo ku cusub Geyiga Soomaaliyeed More...

Nimco dareen
By Yahye On Friday, August 24th, 2012
0 Comments

Fannaanadda Nimco Dareen Oo Lagu Weeraray Goob ay ka Dhigaysay Bandhig Faneed

Nairobi: HN: Fannaanadda Nimco Max’ed Xasan ” Nimco Dareen” oo caawa bandhig faneed ku qabatay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa waxaa soo gaaray dhaawac ay u geysteen rag dhallinyaro ah. Sida More...

Maanso
By Yahye On Thursday, July 19th, 2012
0 Comments

Maanso Jiifto ah oo la yiraa: Shardi. W/A:Maxamed Cilmi Dhicisow

Jiiftadan la yiraa: “Shardi” waxay warcelin u tahay jiiftadii Shiinleeyda ahayd ee: “Shurugdiid” ee uu curiyey Bashir M. Hersi. Jiiftadaa oo sawir guud ka bixinaysay marxaladda haatan marayso Soomaaliya, More...

Maanso
By Yahye On Monday, July 16th, 2012
0 Comments

Maxaad Shirib ka taqaan? Q:3AAD‏

Labaddii qaybood ee hore, waxaynu ka soo hadalnay, xeerarka iyo Miisaanka Shiribka iyo hal ku dhigyadiisa lagama maarmaanka ah, inagoo halkii ka sii ambaqaadi donna, ayaa waxaan sii qeexaynaa Shiribka iyo suugaanta More...

Maanso
By Yahye On Tuesday, July 10th, 2012
0 Comments

Maanso la yiraa Shurugdiid. WQ: Bashiir M. Hersi

Maansada: Shurugdiid Waa maanso kooban, oo ka faallonaysa xaaladda wadanku marayo, jalleeco sooyaalna aan ka marnayn, male iyo mutuhis ka dheer, waa xog iyo xaajo warran, tagtada tilmaamaysa, timaadadana ka digaysa, More...

Maanso
By Yahye On Friday, June 29th, 2012
0 Comments

Maxaad Shirib ka taqaan? Q:2AAD WQ: Cabdiraxiim H. Galayr

Asal ahaan suugaantu waa laba qaybood, mid dhawaq iyo cod keliya leh, sida : Gabayga, Guuroowga, Geeraarka, Jiiftada, masafada, Hees IWM. Qaybta kale, waxay leedahay Dhawaq codeed, Jiib, Jaan iyo Booddo u gooni More...

Maanso
By admin On Wednesday, June 20th, 2012
0 Comments

Maxaad Shirib ka taqaan? Q:1AAD WQ. Cabdiraxiim H. Galayr

Suugaan waa eray kulmiyana: hawraar kastoo hannaan, habdhac iyo heenso u gaara leh. Suugaannna asal ahaan waxay ka timaaddaa hadal, hadalkana waxaa loo kala saaraa: Tix iyo Tiraab ama Hawraar iyo Hal abuur.  Maansadu More...

Maanso
By Yahye On Tuesday, June 19th, 2012
0 Comments

Gabaygii 18aad “Dib u saxa” ee Silsilada Sallaamaley‏

Gabaygan waxuu ka mid yahay silsiladda  cusub ee siinleeyda ee  Sallaamaley annigoo  gebi ahaan dacwad u qaba  ummada soomaaliyeed  maadaama aan nahay dhalinyaradii  , Dilka , dabka, dagaalka  ku dhex More...

By admin On Monday, May 7th, 2012
0 Comments

Maanso; Ninkii guursadoow. WA; Cabdi Samad Xaji Ducaale, Qambi

GABAYGAN WUXUU KU SAABSAN YAHAY DHAWR NOOC OO HAWEENKA LAGA HELO ,IYO HADDII AAD KU BEEGANTO GABADH KA MIDA KUWA GABAYGU SHEEGAYO AMA AY HOREBA KUULA JOOGTAY INAAD NASIIBKAAGA AAMINTO OO AAD DULQAAD IYO WANAAG KULA More...

By admin On Monday, May 7th, 2012
0 Comments

Gabaygii 16aad “Saliilyo” ee Silsilada Sallaamaley‏

Gabaygani waa kii labaad ee aan kaga qeyb gelayo Silsilada Siinleeyda  ee Sallaamaley aniga ooh ore u tiriyey  Gabaygii ahaa “Saara Calankeena” weli waxba iskama bedelin mawqifkaygii Waxaan  markaan sharaxayaa More...

By Yahye On Thursday, May 3rd, 2012
0 Comments

Gabaygii 15aad “Salal ” ee Silsilada Sallaamaley

Gabaygii 15aad  ”Salal ” ee  Silsilada Sallaamaley Asalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu; salaanta islaamka dabadeed waxaan halkan ka salaamayaa  Guud ahaan umada Soomaaliyeed meelkastoo More...

By admin On Monday, April 30th, 2012
0 Comments

Gabaygii 14aad “Sinnaan iyo Midnimo” ee Silsiladii Sallaamaley‏

Gabaygii 14aad  “Sinnaan iyo Midnimo” ee Silsiladii Sallaamaley Gabaygan wuxuu ka mid yahay Silsilad gabayo ah oo ay tiriyeen dhalinyaro soomalaiyeed taas oo ujeedada ka danbaysaahi tahay in la furo miis wada More...

By mohamed On Wednesday, April 25th, 2012
0 Comments

Gabayga 13aad “Saaka dhalay” ee Silsiladii Sallaamaley‏

Gabayga 13aad “Saaka dhalay” ee Silsiladii Sallaamaley Gabaygan magaciisa waxaa la yiraa: “Saaka dhaley” wuxuu ka mid yahay Silsiladda “Sallaamaleey” ee siinlayda ah, oo ay ka qaybqaadanayan abwaaniin More...

By admin On Saturday, April 21st, 2012
0 Comments

Gabaygii 12aad ”Sahan”ee Silsilada Sallaamaley‏

Gabaygii Sahan 12aad ee Silsilada Sallaamaley Abwaan Bashiir C/raxmaan Diiriye (Quule) Marka hore waxaan salaamyaa , abwaankii bilaabay Silsiladaan cusub Sallaamaley Abwaan Xasan Faarax (xasandaaci ) iyo dhamaan More...

By admin On Saturday, April 21st, 2012
0 Comments

Gabaygii 11aad “Sabaan Tegay” ee Silsilada Sallaamaley‏

Gabaygii 11aad “Sabaan Tegay” ee Silsilada Sallaamaley Waxaan idiin soo gudbineynaa Gabey kamida Silsiladdi Sallaamaley ee Sare u qaadka iyo Sahanka u aheyd Arimaha siyaasadeed ee ka dhex taagan wakhti xaaligan More...

By admin On Saturday, April 14th, 2012
0 Comments

Gabayga 10aad:” Sidigtii Maandeeq”Ee Silsiladii Sallaamaley‏

Gabayga 10aad:” Sidigtii Maandeeq”Ee Silsiladii Sallaamaley “Sidigtii Maandeeq” waa Gabaygii tobnaad  ee Silsilada Sallaamaley Tixdan waxay jawaab u tahy tix hore oo uu tiriyay Abwaanka silsiladan More...

By admin On Saturday, April 14th, 2012
0 Comments

Gabaygii Sagaalaad Sasabodiid ee Silsilada Sallaamaley

Gabaygii Sagaalaad  Sasabodiid ee Silsilada Sallaamaley Gabaygan (Sasabo Diid) waa kii sagaalaad ee silsilad suugaaneedda Sallaamalay. Waxan salamaya dhamaan Abwanada da’da yar ee somaliyeed meel kasta oo More...

By admin On Thursday, April 12th, 2012
0 Comments

SOOMAALI WEYN. WA. Xasan Bulxan

SOOMAALI WEYN. Gabaygii Soomaaliweyn Siddeedaad oo ka mida Silsilada Sallaamaley ASC ,Waxaan salaan ka bacdi walaalayaal waxaan halkaan idiinku ksoo gudbinayaa gabaygii aan ugu talagalay inaan kaga qayb galo Sil-siladaan More...

By admin On Monday, April 9th, 2012
0 Comments

Gabaygii Sarreeye waa Gabaygii 7aad ee Silsiladii Sallaamaley‏

GABAYGA TODOBAAD SARREEYE WAA GABAY KA MIDA SILSILADA SALLAAMALEY Gabaygani waa gabaygii 7aad oo ka mida Silsilada cusub ee dhawaan la daahfuray waxaana daahfuray Gudoomiyaha Golaha abwaaniinta Dalka suudaan Xasan More...

By admin On Sunday, April 8th, 2012
0 Comments

Gabaygii Lixaad ee Silsilada Sallaamaley Sirdoon‏

Gabaygii lixaad sirdoon ee silsilada sallaamaley Gabaygii sirdoon ee silsiladda siinleyda cusub oo la magacbaxday “sallamaley” ayaan ayadana ku magacaabay “sirdoon” waxa waxa ey ka hadlee More...

By admin On Sunday, April 8th, 2012
0 Comments

Gabaygii Shanaad ee Silsilada Sallaamaley Siinleeyda Cusub‏

Gabaygii (Saara Calankeena ) Gabaygii Shanaad Ee Silsilada Siinleeyda Sallaamaley   Gabaygani waxuu mid yahay  Silsiladda siinleeyda ee Sallaamaleey Silsiladan oo  sidii hore Abwaanadii iyo Hal-abuurkii More...

By Yahye On Friday, April 6th, 2012
0 Comments

Gabaygii Sibraar waa Gabaygii Afraad ee Silsilada Sallaamaley

Waa jawaab aan ka jawaabayo 2dii gabey ee labada abwaan iska daba mareen (Ab. Khaliif faarax xayir & Ab. C.raxiim Hilolwle Galayr ) kuwaas oo isku fikir ama isku dhinac kasoo wada jeedey , Aniguna  si habsami More...

By Yahye On Wednesday, April 4th, 2012
0 Comments

Gabaygii Saamax (Gabaygii Saddexaad ee Silsilada Sallaamaley )

Silsiladii Sallaamaley Gabaygani waa Gabaygii Saddexaad  magaciisuna waa (Saamax)ee Silsilada Siinleeyda cusub ee  Sallaamaley oo uu daahfuray Abwaan Xasan Faarax Abiib ( xasan daaci) Silsiladdan oo loogu talo More...

By Yahye On Sunday, April 1st, 2012
0 Comments

Gabay “Hibo”‏ WA: Safiyo Aw Axmed Xaaji (Dhalkheyr)

Asalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu Salaanta islaamka kabacdi waxaan halkan ka salaamayaa shaqaalaha shabakada caalamiga ah  ee Hiiraannet.com iyo dhamaan akhristayaasha sharafta badan ee ku taxan More...

By Yahye On Sunday, April 1st, 2012
0 Comments

Gabaygii Labaad ee Silsilada Sallaamaley iyo Siinleeyda Cusub‏

JAWAABTII  SALLAAMALEY  IYO ABWAAN KHALIIF FAARAX XAYIR   Gabaygan oo ah Gabaygii Labaad  ee Silsilada siinleeyda cusub ee  Sallaamaley  magaciisa waxaa la yidhaahdaa  Samadoon  Gabaygan oo jawaab u ah More...

By admin On Monday, March 26th, 2012
0 Comments

Gabaygii Sallaamaley Silsilad cusub oo Siinleey oo u dhaxaysa Somalia iyo Somaliland

Silsiladdan Sallaamaley waa silsilad kulminaysa Hal-abuurka  soomaaliyeed oo bilaabantay  sanadkan 2012 iyada oo la gaadhay  waqtigii  lagu turxaan-bixin lahaa   dhacdooyinkii hore  uga dhacay dalka iyo ismaandhaafka More...

Hiiraan Net. All Rights Reserved Designed by Hiiraan Net.