Feeryahan Soomaaliyeed oo wacdaro ka dhigay Magaalada Herning, ee dalka Denmark.

Feeryahan

Copenhagen: HN: Tartan ciyaareed ah feerka loo yaqaan MMA oo xalay ka dhacay magaalada Herning ee dalkaas Denmark ayaa waxaa u suuragashay ciyaartooy soomaaliyeed oo u ciyaarayay dalkaasi Denmark in uu ka soo hooyo guul aad u weyn ka dib markii uu wareegii 1aad ee ciyaarta daqiiqadeedii koowaad uu sare jooga ka tuuray ciyaar yahankii ka soo horjeeday More...

by Yahye | Published 97 days ago
Guusha_nigeria-4
By Somali On Monday, February 11th, 2013
0 Comments

Xulka Nigeria oo ku guuleystay koobka Qaramada Africa

Johannesburg : HN :   Xulka kubada cagta dalka Nigeria ayaa ku guuleystay xalay koobka Qaramada Africa tartan xiiso badan oo dhaxmaray iyaga iyo waliba kooxda kubada cagta Burkino Faso. Cayaarta oo aheyd mid xiiso More...

kkolayga
By Somali On Thursday, January 24th, 2013
0 Comments

Xulka kubada Kolayga Soomaaliya oo ka badiyay xulka kubada Kolayga dalka Burundi

Dara-salaam : HN :  Guul kale oo taariikhi ah ayeey gaareen xulka kubada kolayga Soomaaliya kadib markii markii ay 98-80 ku garaaceen xulka kubada kolayga dalka Burundi, cayaar qeyb ka aheyd tartanka Qaramada Afraca More...

DSC006651
By Somali On Wednesday, January 23rd, 2013
0 Comments

Xulka kubada kolayga Soomaliyeed oo ka badiyay xulka kubada kolayga Kenya

Dara-salaam : HN :  Xulka kubada kolayga Soomaaliya ayaa ka badiyay xulka dalka Kenya, cayaar qeyb ka aheyd tartanka is-reeb-reebka koobka Qaramada Africa ee kubada kolayga Zone 5 oo ka dhacay dalka Tanzania Kooxda More...

DSC06019
By Yahye On Thursday, November 8th, 2012
0 Comments

Tartankii kubadda cagta ee is-dhex galka dhalinta da’da yar ee Waqooyiga iyo Koonfurta Gaalkacyo oo la soo gabagabeeyay.

Waxaa garoonka ciyaaraha ee Cawaale ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug lagu soo afmeeray tartankii kubadda cagta ee dhalinta da’da yar ee ka kala socday Waqooyiga iyo Koonfurta Gaalkacyo, kaasoo More...

DSC03889
By Yahye On Monday, October 29th, 2012
0 Comments

Kooxda Comsed oo ciyaar lagu maamuusayay Ciida 5-1 kaga badisay kooxda 1Nation ee Boosaaso.‏ SAWIRO

Ciyaar aad u xiiso badan oo galabta garoonka ciyaaraha ee Cawaale Stadium ku dhex martay kooxda Comsed FC iyo kooxda 1 nation oo lagu maamuusayay maalmaha Ciida oo ku soo beegantay maalin uu magaalada ka da’ayay More...

Ururka SEUKI oo hogaan cusub ku doortay magaalada Stockholm
By Yahye On Monday, October 8th, 2012
0 Comments

Ururka SEUKI oo hogaan cusub ku doortay magaalada Stockholm, SAWIRO

Ururka SEUKI oo hogaan cusub ku doortay magaalada Stockholm Stockholm: HN: Ururka cayaaraha ee qaarada Europe ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan SEUKI ayaa waxay doorteen hogaan cusub, ururkan oo xaruntiisu ku taal More...

DSC04603
By Yahye On Saturday, September 22nd, 2012
0 Comments

Koobkii lagu maamusayay eng. Shirwac oo Galkacyo ku soo dhamaaday, SAWIRO

Galkacyo: HN: Tartankan kubadda cagtaa oo soo biloowday 18 bishan September 2012ka ayna ka qayb galayeen affar kooxood oo heerka 2aad ah kana kala socday waqooyiga iyo koonfurta Gaalkacyo ayaa galabta lagu soo afmeeray More...

Mo Farah
By admin On Sunday, August 12th, 2012
0 Comments

Mo Farah oo ku guuleystay orodka 5000 mitir. VIDEO

HN: Mo Farah ayaa  xaqiijiyay Hamigiisa dhanka Isboortiga ka dib markii uu ku guuleestay Orodka 5000m ee  Ciyaaraha Olombikada Aduunka 2012. Kulanka oo ahaa mid la wada sugaayay ayaa Mo waxa uu kula tartamay Bernard More...

Zam Zam
By Yahye On Friday, August 3rd, 2012
0 Comments

Zam Zam oo oraday 400 mitir, kaalinta 7-aadna gashay, iyo Maxamed oo caawa ordaya 1500mitir

Waxaa maanta fagaaraha garoomada laga daawanayey tartanka Olympic ga adduunka ee orodka 400m oo ay Somalia uga qayb gelaysay Zamzam Maxmed Faarax. Todobo gabdhood oo u kala tartamaayey todobo dal ayay somalia ugu More...

Heybad waxaad ku leedahay dhulkaaga Hooye. ZAMZAM IYO MAXAMED
By Yahye On Tuesday, July 31st, 2012
0 Comments

Heybad waxaad ku leedahay dalkaaga hooyo, By: Ustaad Shariif Xasan

Heybad waxaad ku leedahay dhulkaaga Hooye. ZAMZAM IYO MAXAMED Mahad oo dhan Allah ayeey u sugnaatay-Naxariis iyo Nabadgelyo(Suubane Rasuulkeena Muxamed CSW korkiisa) guul qiimaheedda leh,maqaamkeeda leh farxadeedda More...

chelsea
By Yahye On Sunday, May 20th, 2012
0 Comments

Kooxda Chelsea oo qaaday koobka Champions League ee qaarada Europe

Kooxda Chelsea oo qaaday koobka Champions League ee qaarada Europe Milkiilaha da’da yar, macalinka ku meelgaarka ah iyo cayaartoyda da’da ah ee kooxda Chelsea oo mudada dheer sugayey koobka horyaalka More...

29
By Yahye On Thursday, May 3rd, 2012
0 Comments

Cayaar loogu lagu maamuusayay halyeeyadii Sportiga Soomaaliya oo lagu qabtay dalka Pakistaan

jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Pakistaan oo si aad ah uga xanuunsatay xasuuqii loo gaystay halyeeyadii isboortiga soomaaliyeed marxuum Adan Xaaji yabarow wiish iyo Saciid Maxamuud Nuur Muganbe (AUN) Jaaliyada More...

By admin On Wednesday, April 4th, 2012
0 Comments

Guddiga Olombikada Adduunka Oo Cambaareeyay Qaraxii Lagu Dilay Masuuliyiinta Sportiga

Guddiga Olombikada Adduunka ayaa sheegay inuu ka naxay weerarka argagixisannimo ee lagu dilay mas’uuliyiinta sarsare ee dhinaca cayaaraha Somaliya. Guddiga Olombikada Adduunka ayaa cambaareeyay qaraxii maanta More...

P1040460
By Somali On Friday, March 9th, 2012
0 Comments

Munaasabad lagu soo gabagabeeyay tartan Kubada Cagta ah oo lagu qabtay Beledweyne. SAWIRO

Beledweyne : HN :   Waxaa magaalada Beledweyne ee xarunta maamulka gobollka Hiiraan maanta lagu qabtay munaasabad lagu soo gabagabeeyay Tartan Kubada cagta ah oo mudo bil ku dhan ka socday magaalada Beledweyne More...

By admin On Monday, February 20th, 2012
0 Comments

Tartankii kubada cagta xaafadaha magaalada B/weyne oo habsami u socda. SAWIRO

B/weyne: HN: Waxaa magaalada B/weyne si habsami leh uga socda tartankii xaafadaha eey ka kooban tahay magaalada caasimada u ah gobolka Hiiraan. Kulankan sporti oo aay soo qabanqaabiyeen dhalinta reer B/weyne ah More...

1
By Yahye On Tuesday, February 14th, 2012
0 Comments

Tartamadii Sportiga Gobolka Hiiraan oo labo sano kadib dib u bilawday, SAWIRO

B/weyne: HN: Gobolka Hiiran oo magac iyo taariikh ku lahaa sportigaSoomaaliya ay waxaa la soo gudboontay in aysan wax tartamo ama ciyaaro aysan ka dhicin taasna waxaa sabab u ahaa dagaalada is dabo jooga ahaa ee More...

By Yahye On Monday, February 13th, 2012
0 Comments

Zambia oo ku guuleysatay koobka qaarada Afrika

Xulka kubada cagta ee dalka Zambiya ayay galabta u suurto gashay inay qaadaan koobka qaramada qaarada Afrika, ciyaartan oo dhexmartay xulalka Ivory cost iyo Zambia ayaa waxaa daqiiqadii 68 daad waxaa kooxda Ivory More...

By Yahye On Saturday, December 31st, 2011
0 Comments

Dharkanley oo ku guuleysatay koobka degmooyinka Banaadir

Muqdisho: HN: Ciyaar adag oo lagu soo gabagabeynayay tartankii kubada cagta ee degmooyinka gobolka Banaadir ayaa maanta ka dhacday garoonka Istaadiyo koonis, waxaana ciyaarta kama dambeysta ah isku soo haray degmooyinka More...

By admin On Sunday, December 18th, 2011
0 Comments

Madaxweyne Shariif oo furay ciyaaraha degmooyinka Banaadir.

Muqdisho: HN: Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka gobolka Banaadir taasoo lagu furayay ciyaaraha degmooyinka ayaa waxaa xariga kajaray mudane Shariif Sheekh Axmed madaxweynaha Jamhuuriyadda More...

By Yahye On Friday, December 16th, 2011
0 Comments

Gabdhaha Koleyga Somaliya oo u xoogsheegtay kuwa Kuwait

Doha: HN: Gabdhaha Kubadda Koleyga Soomaaliya ayaa gelinkii dambe ee maanta guul weyn kasoo hooyey ciyaar kamid ah tartanka dalalka Carabta ee ka soconaya magaalada Doha ee dalka Qatar. Ciyaartan oo aheyd tii Afaraad More...

By admin On Friday, December 16th, 2011
0 Comments

Xulka gabdhaha Koleyga Lubnaan oo ka adkaaday xulka Somaliya SAWIRO

Doha; HN; Gabdhaha Kubadda Koleyga  Soomaaliya ayaa Galabta la ciyaaray Gabdhaha dalka Lubnaan  iyadoo Ciyaartaasina  aay guldaro weyn la kulmeen xulka Somaliyeed, Xulka Lubnaan ayaa dhaliyey 87 gool halka xulka More...

By admin On Monday, December 12th, 2011
0 Comments

Xulka gabdhaha kubada koleyga Somaliya oo ka badiyey xulka Qadar

Doha: HN:Xulka qaranka gabdhaha kubbadda koleyga Soomaaliya ayaa guul taariikhi ah gaaray galabta, kaddib markii uu ka adkaaday xulka qaranka gabdhaha kubbadda koleyga Qadar oo ay ku kulmeen cayaar ka tirsanayd More...

By admin On Monday, December 12th, 2011
0 Comments

Daawo. furitaanka Ciyaaraha Carabta oo Somaliya ka dhex muuqato

Halkan ka daawo, xafladii furitaanka ciyaaraha wadamada Carabta ee ka soconaya magaalada Doxa, Qadar.  More...

By admin On Saturday, December 3rd, 2011
0 Comments

Cayaaraha gobollada Somaliland oo Burco ka furmay

Burco: HN: Tartanka cayaaraha gobollada hoos taga maamulka Somaliland ayaa maanta ka furmay garoonka kubbadda cagta Alamsey ee magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, iyadoo cayaartii furitaankana ay dhex martay More...

By admin On Tuesday, November 29th, 2011
0 Comments

Xulka Qaranka Uganda oo ka badiyey Xulka Qaranka Somaliya

Xulka qaranka kubbadda cagta Soomaaliya oo ka qeyb galaya tartanka xulalka bariga iyo bartamaha Afrika ayaa markii labaad laga guuleystay, kaddib markii 4 gool iyo waxba uu uga badiyay xulka Uganda oo ay ku wada More...

By admin On Thursday, November 17th, 2011
0 Comments

SANDUUQA TAAKULEEYNTA IYO HORUMARINTA ISPORTIGA SOMAALIYEED.‏

Mahad oo dhan Allah ayeey u sugnaatay, Naxariis iyo Nabadgelyo Suubane Rasuulkeena (Muxamed CSW) Magac sharaf iyo maqaam sare leh Somalinimada laakiin waqtigan dayaan duruufaha jira awgood,garasho xumo Dadkeena More...

World vup
By admin On Wednesday, November 16th, 2011
0 Comments

Ciyaartooyda Somaliya oo 5-0 looga badiyey

Addis Abebba: HN: Ciyaartan oo bulshada Somalidu aad u daneynayeen ayaanu isku daynay inaanu bal si toos ah ula socodsiino bulshada ku xiran Hiiraan Net.  Ciyaartii dhexmareysay wadamada Somaliya iyo Eithiopia More...

Hiiraan Net. All Rights Reserved Designed by Hiiraan Net.