Tahniyad Farxad leh oo loo dirayo: Maxamed Cabdi Raage iyo Canab Xuseen Shawaare
Waxaa Halkan Tahniyad Mahar oo Farxad leh Looga dirayaa: Boqokra : Maxamed Cabdi Raage iyo Boqoradda : Canab Xuseen Sharaawe oo dhawaan meherkoodu ka dhacay Dalka Ingiriiska: Tahniyaddan waxaa diraya dadka kala ah: 1- Hooyo Xaawa Tawaad iyo caruurteeda; 2- Hoyo Xaawa Cosoble iyo caruurteeda: Saciid Xuseen Sharaawe Saleemaan Xuseen sharaawe xaaskiisa More...
Hambalyo Aroos. Boqorka Cadceed F. Cismaan Iyo Boqorada Ifraax Ibraahim Sh. Sawiro
Waxaa tahniyad Aroos loo dirayaa Caruuska iyo Caruusada Cadceed F. Cismaan Iyo Ifraax Ibraahim Sh. oo Arooskoodu ka dhacay taariiqdu markay ahayd 29 December 2012 magaalada Stockholm ee dalka Sweden. Waxaa tahniyada More...
Hambalyo Meherka Boqorka Abuukar Cabdullaahi Maxammed Iyo Boqorada Deeqo ,Maxammed Xuseen (Haraanti yare)
Waxaa Halkan Tahniyad iyo Bogaadin uga direynaa lammaanaha kala ah, Boqor Abuukar Cabdullaahi Maxammed Iyo Boqorada Deeqo ,Maxammed Xuseen (Haraa nti yare) oo maanta Meherkooda iyo aqal galkooduna ka dhacay carriga More...
Tahniyad dhalasho, Cabdullahi Cali Iyo Ubax Maxamud oo Gabadh Ugu Dhalatay Nairob
Tahniyad dhalasho.. Waxaan halkan hambalyo Uga diraynaa Cabdullahi Cali Afrax Iyo Ubax Maxamud Xussein oo Gabadh Ugu Dhalatay Nairobi, Kenya. Hambalyadan waxa diraya Dadka Kala ah. Aaabe Maxamuud Xussein Wada Hooyo More...
Tahniyad-Meher oo loo dirayo Samiya Abdulkadir Warsame Hashi iyo Osama Sh. Daahir Muxumed
Anagoo ah dadka magacyadooda hoosta ku-qoran,waxaan Tahniyad-Meher u-direynaa Samiya Abdulkadir Warsame Hashi iyo Osama Sh. Daahir Muxumed Diini oo Meherkooda ka dhacay Magaaladda Arlington TEXAS September 1, More...
Hambalyo Aroos Boqorka Dalmar Cali Maxamuud iyo Boqoarada Sahro Cadaani Maxamed
Hambalyo Aroos Dalmar& Sahra Qaali Waxaan halkan Hambalyo iyo Bogaadin uga direynaa Lammaanaha Kala ah Boqorka Dalmar Cali Maxamuud iyo Boqoarada Sahro Cadaani Maxamed (Sahra Qaali) Oo Arooskoodu ka dhacay More...
Tahniyada aroos: Mowliid Maxamed Cabdi Jiijiile & Ubax Mustaf Jaamac
HAMBALYO: HAMBALYO: HAMBALYO MOWLIID MAXAMED CABDI JIIJIILE IYO UBAX MUSTAF JAAMAC: WAXAN HALKAN TAHNIYAD AROOS HAWADA UGU DIREYNAA LAMAANAHA MOWLIID IYO UBAX, INAGOO KALE AH WAALIDKA IYO ASXBAATA: WAALIDKA More...
Arday ka qalin jibisey dugsiaga sarre ee magaada Nasjö Sweden. SAWIRO
Nasjö: HN: Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay magaalda Nasjö ee wadanka Sweden. Ujeeddada xafladan ayaa ku saabsanayd arday Somaliyeed oo loo sameeyey xaflad qalin jabin, ka dib markii ay More...
Arday dhameysatay dugsiga sarre oo xaflad loogu sameeyey magaalada Stockholm ee wadanka Sweden. SAWIRO.
Hamdi, Hafsa iyo Ayaan Stockholm: HN: Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay magaalda Stockholm ee wadanka Sweden. Ujeeddada xafladan ayaa ku saabsanayd arday Somaliyeed oo loo sameeyey xaflad More...
Tahniyada aroos oo loo diraya Dr: Sharmaake daahir iyo Drs: Naqwo Cabdiraxmaan
Tahniyada aroos oo loo diraya Dr: Sharmaake daahir iyo Drs: Naqwo Cabdiraxmaan Waxaan hambalyo Aroos hawadda u marineynaa farta iyo faraantiga, faraska iyo Genyada,Boqorka iyo Boqoradda lamaanaha is calmaday waa More...
Hambalyo Aroos, Osmaan Ahmed Qaali iyo Marwo Faadumo Yaxye
Waxaaan halkan hambalyo iyo bogaadin iyo duco uga dirayaa Mudane inj:. Osmaan Ahmed Qaali iyo Marwo Faadumo Yaxye oo Arooskooda ka dhacay Hotel Shamow Muqdisho waxana leeyahay noqdo kuwii isku waara oo ubad khayr More...
Tahniyad Meher, Abuukar Jiijoow & Caasha Xaaji Cumar oo meherkoodu ka dhacay Muqdisho
Waxaan halkan uga hanbalyeeynaynaa lamaanaha maanta oo jimce ah taariikhda thay 20/januar /2012 meherkoodu ka dhacay magaalada Muqdisho Mudane Abuukar Cali Xasan (Jiijoow ) iyo Marwo Caasha Xaaji More...
Tahniyad Dhalasho, Samiira C/raxmaan soo barbaar
Waxaa halkan tahniyad iyo Hanbalyo uga diraynaa Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi(Raage) Marwo Rooda Saleebaan Iidle ayaa waxay gabar ugu dhalatay Magaalada Zug ee wadanka switzerland waxaana gabadhaas magaceeda More...
Tahniyad loo dirayo Arooska iyo aroosada C/raxmaan Cali iyo Sahra Ibraahim
Hambalyo Hambalyo Dhamaan ardayda, asxaabta walaalaha iyo waalidiinta hoos ku qoran magacyadooda ay tahniyad kal iyo laab ah hawada u marinayaan C/raxmaan Cali Yuusuf iyo Sahra Ibraahim Cali oo mehehrkoodu uu More...
Tahniyad Aroos farxad leh oo loo dirayo, Cabdi Sahal Maxamed Shiikh & Fartuun Faarax Maxamed.
Waxaa Tahniyad Aroos oo farxad leh Hawada loo marinayaa,,, Arooska iyo Aroosadda, Bisha iyo Qoraxda, Faraska iyo gayada, Boqorka iyo Boqoradda, Lamaanaha is calmaday,, waa,, Cabdi Sahal Maxamed Shiikh Jimcaale Wiin More...
Tahniyad Aroos Cabduqaadir Shuuriye Ahmed iyo Ayaan Ahmed Dhagax Sawiro.
Tahniyad Aroos Cabduqaadir Shuuriye Ahmed iyo Ayaan Ahmed Dhagax. Waxaa tahniyad Aroos loo dirayaa Caruuska iyo Caruusada C/qadir iyo Ayaan oo Arooskoodu ka dhacay taariiqdu markay ahayd 22 Okt 2010 magaalada Stockholm More...
Tahniyad dhalasho Xuseen A. Muumin iyo Maryan Cabdi Warsame oo gabar ugu dhalatay dalka Ingariiska.
Tahniyad dhalasho oo farxad leh waxaa loo dirayaa Xuseen Axmed Muumin iyo Maryan Cabdi Warsame oo gabar ugu dhalatay Ingariiska gaar ahaan Lodon gabartaas oo loo bixiyay Sucaad Xuseen Axmed. Waxaana diraayo tahniyadaan: Luul More...









