Dhakhtarad Maraykan ah oo ku islaamtay gabar muslimad ah oo ay foolisay
Waxay ahayd dhakhtarad Maraykan ah oo dumarka iyo dhalmada ku takhasustay. Waxay tiri: haweeney muslim ah oo fool ah ayaa isbitaalka iigu timid. Dhalmada ka hor ayay xanuunsanaysey. Kolkii rawaxaadaydu soo dhawaatay ayaan u sheegay inaan shaqada ka baxayo oo uu foolin doono nin dhakhtar ah. Kolkaas ayay bilowday oohin iyo qaylo. Waxay lahayd ma doonayo More...
Gabar dishay aabaheed kadib markii ninkeeda iyo aabahed is galeen, dhacdo xanuun badan
Dalka Sacuudiga ayaa waxaa ka dhacday maalmihii lasoo dhaafay arin ama dhacdo naxdin leh oo dadkii dhagaystay oo dhan ay lafajaceen. Runtii dhacdadaan ayaa dhagafaar ku noqotay dadka, iyadoo lala yaabay dhulka ay More...
Mahiiga oo salaadii Janaasada dhinaciisa ka tukaday, Miyuu Muslimay?
Dad badan ayaa mar qura afka kala furay yaab dartii kadib markii Dr Augustine Mahiga uu ka qeyb qaatay salaadii Janaasada, ee Aaskii Qaran ee maanta Garoonka Diyuurdaha ee Aadan Cadde loogu sameeyay Madaxweynihii More...
1500 Sano ka hor Bible la Qoray oo la helay iyo Viticanka oo aad uga Naxay!
Waxa Caadi aheyd Dad badan oo Masiixiyiin ahaa Sanadihii u dambeeyay inay soo Muslimaan ayadoo sababta ugu weyna tahay Daliilada quraanka ee Cadcad si aad ah u faahfaahsan arinta ku Saabsan Nabi iise Korkiisa More...
Nin xaaskiisii qudha ka jaray kadib markay u dhashay gabadhii sadexaad
Tuulo ku taala waqooyiga Afqaanistaan ayaa waxaa ka dhacay arin argagax iyo amakaag ku keentay bulshadii ku dhaqnayd, kadib markii nin uu dilay xaaskiisii oo u dhashay sadex caruur ah. Sheer Maxamed oo ah eedaysanaha More...
Gabar Somaliyeed oo fashilisay ganacsiga jirka gabdhaha qaxootiga Somaliyeed ee Kenya, Warbixin+VIDEO
Faadumo Noor oo ah weriye dhinaca qoraalka ayaa ku guuleystay ilaa iyo labo Aabaal marno, kaddib markii ay soo shaac saartay sheeko naxdin leh oo bulsho badan u iftiimisay khatarta shaqooyinka qaar laga la kulmo. Faadumo More...
Godabtii loo geystay Gabooye!. WQ Abdirashiid Dhanaane (sheeko jacayl oo laxow baan)
Duniya Maxamed Jamac( Kabatoli) waxay ahayd gabadh da,yar ah muqaal ahaan majirin gabadh laqiimo iyo qurux ah magalada Dhanaan waxayna lahayd qurux uu ilaahay kumanaystay itaal dheer, ilka siman, afmadow, Kubab More...
Sheeko qosol ah safarkii Gaas ee B/weyne “Horta faroxasha reer Baladweynoow”
Fiidsooh KN; Waxaa magaalada Baladweyne oo dhawaan Alshabaab laga saaray booqdey Ra’isulwasaaraha DKMG ah Cabdiwali Gaas, sidii loo lahaa “toloow muxuu sheegi doonaa” ayuu reer Baladweyne ku yiri “faraha More...
Sarkaal ka tirsan Safaarada Soomaaliya ee Shiinaha oo sheegay inuu is dilayo. WHY?
Howlwadeen ka tirsan shaqaalaha Safaarada Soomaalida ee dalka Shiinaha ayaa sheegay inuu qorsheynaayo in naftiisa uu gooyo,, wuxuuna howlwadeenkaasi ku sababeeyay is-dilka dhibaatooyin mudooyinkii ugu dambeeyay More...
67-jir ilmo dhashay, hadana iyadoo 72-jir ah rabta inay canug kale dhasho, Cajiib
Adriana Iliescu, oo hada jirta 72 sano ayaa doonaysa inay gabadheeda oo hada 5-jir ah u dhasho walaal aay weheshato. Adriana Iliescu, waxay degan tahay wadanka Romania, waana qoraa, jaamacad wadankaa ku taalana More...
Dhacdo xanuun badan, Askari haweeney xabad ku dhuftay kadibna kufsaday.
Qoysas barkacayaal ah oo halkii ay u qaxeen kala kulmay faraxumayn aan la filayn! Waa run oo waa loo dedaalay inta badan boqolaalkii kun ee ku soo barakacy abaarihi Somalia. Waxa magaalada Muqdishu looga furay xerada More...
MA QARXISAY BAMBADII? Dhacdo la yaab leh oo ka dhacday Muqdisho.
Waa sheeko gaaban oo ka dhacday Magaalada Muqdisho. Muqdisho waxa ay Deris la noqotay Cabsi ,Wel wel, Dagaalo, Dil, Dhac, Baarkac, Qas, Bur bur, Baa ba’ Caburin Gaajo, Jahli, Cuduro. Inta badan Qaraxyada waxa More...
Dowladda oo soo bandhigtay Dameer lagu soo xiray walxaha qarxa
Muqdisho : HN : Waxey aheyd dhacdo cajiib ah kadib markii meel fagaaro ah hay’adda nabad sugida qaranku warbaahinta ugu soo bandhigtay Xayawaanka Dameerka oo la doonayay in loo adeegsado qarax. Sida ay sheegeen More...
Oday Kismaayo lagu dilley dhagaysiga BBC awgeed, Kismayo News.
Kismayo: HN:Xogihii ugu horeeyey ayaa kasoo baxaya dil loo geystey nin oday ah oo magaalada Kismaayo laga yaqaniiney kaasoo bilo ka hor meydkiisa laga heley garoonka agtiisa. Illo wareedyo u waramay KismaayoNews ayaa More...
DAAWO. Wiil Somali ah oo Shabaab gacan iyo lug ka gooyeen oo ka sheekeynaya noloshiisa..
ismaaciil Khaliif waa 19 jir, waxa uu ka mid ahaa afar dhalinyaro ah oo xaafada suuqa xoolaha ee magaalada Muqdisho looga jaray lugaha iyo gacmaha min is dhaaf, ka dib markii Maxkamada alshabaab ay ku soo eedeysay More...









