Quraanka ka dhigo hoggaan ku haga‏, WQ; Omer Suleiman Ali

kitaab

NOLOSHA AAYADAHA QURAANKA WAAFAJIYA.  Waxaynu horay u soo aragnay sida aynu nolol maalmeedkeenna ugaga faa’iidaynno bisinka haddana waxaynu arkaynaa sida aynu nolol maalmeedkeenna ugaga faa’iidaysan lahayn aayadda 2aad ee suuradda Faatixah oo ah الْحَمْدُ لِلَّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ . Ugu horrayn waxaa loo baahan More...

by Yahye | Published 13 days ago
Gle-Sare-Omer-Suleiman-Ali
By Yahye On Saturday, March 9th, 2013
0 Comments

Naxariista Qeybta 2-aad. WQ. Omer Suleiman Ali

Qaybtii hore waxaan si buuxda ugu muujiyey macnaha ereyga Naxariis gaar ahaan ereyga الرَّحْمَنِ iyo in naxariista Alle tahay hal mid oo keliya. Waxaan kale oo soo sheegay in ay tahay sunnada Alle in More...

Gle-Sare-Omer-Suleiman-Ali
By Yahye On Saturday, March 9th, 2013
0 Comments

Naxariista Qeybta 1-aad. WQ. Omer Suleiman Ali

Magaca cinwaanka maqaalka waxaan ka soo qaatay ereyada الرَّحْمَنِ  iyo  الرَّحِيمِ oo ka mId ah magacyada Alle iskuna asal ah kana soo wada jeeda ereyga الرَّحْمَةَ oo macnaheedu More...

By Yahye On Sunday, December 30th, 2012
0 Comments

Tafsiirka Quraanka. Sh. Muxamad Sh. Cumar Dirir

Tafsiirka Qur’aanka oo dhamaystiran halkan ka baro. Xuquuqda tafsiirkan waxaa iska leh Alimuse.com. 01.Fatixah. 1-7 07.Acraaf. 169-198 24.Nuur. 1-14 54.Qamar. 1-55 02.Baqarah. 1-26 07.Acraaf. More...

Masjid.
By Yahye On Friday, December 21st, 2012
0 Comments

Magaalada Jönköping/Sweden ayaa laga iibiyey masjid weyn,

Magaalada Jönköping ee dalka Sweden ayaa lagu wadaa in laga iibiyo masjid weyn, oo markiiba aay ku tukan karaan ilaa 1000 qofood, masjidkan oo dhulka uu ku fadhiyo aad u weynyahya ayaa lagu helay qiimo dhan 18 More...

1muxaram
By Yahye On Friday, November 23rd, 2012
0 Comments

Soonka Muxaram Waa Fursad Q:3aad Sabtiga Waa Caashuuraa! WQ: Calinuur Xoogsade

Ogoysiin iyo Cudurdaarasho ayaan ku hor marinayaa maqaalkan si aan u saxo gaf xaga taariikhda ah oo aan ku qoray Maqaalkii cinwaankiisu ahaa Soonka Muxaram Waa Fursad qeybtii labaad, taasoo aan dib ka ogaaday inaysan More...

1muxaram
By Yahye On Wednesday, November 21st, 2012
0 Comments

Soonka Muxaram Waa Fursad Q: 2aad. WQ: Calinuur Xoogsade

Waa goorma Tobanka iyo Fariin Dumarka ku gaar ah Soonka Muxaram waxaa la ogyahay Fadli aad u balaaran inuu leeyahay sidaba aan kusoo sheegnay Qeybtii koowaad waxaana Muslimiinta oo dhan isku raacsan yihiin inuu More...

1muxaram
By Yahye On Wednesday, November 21st, 2012
0 Comments

Soonka Muxaram Waa Fursad Q:1aad WQ: Calinuur Xoogsade

Bilaha 12ka ah ee aan tirsano hadii aan nahay Muslimiin waxaa ugu horeeya Muxaram oo ah mid ka mid ah Afar bilood oo si gaar ah Xurmad u leh, bishaan Muxaram waa waxaa la jeedeeyaa in la Soomo maadaama uu Nabigeena More...

Mohamed. SCW
By Yahye On Monday, October 29th, 2012
0 Comments

Difaaca Nabigaana Suuban Waa Ku Waajib Muslimiinta Q: 2aad. WQ: Sh Calinur Xoogsade

Maqaalkan waaa kii Labaad ee aan kaga hadlayo Difaaca Nabiga Suuban waa ku waajib Muslimiinta kaasoo aan horay uga soo hadlay in Dadka aflagaadada sameynayaa ay ka caraysan yihiin kororka iyo Horumarka dacwada Islaamka More...

Zanat
By Yahye On Sunday, October 28th, 2012
0 Comments

Muuqaalada Xajka Sanadkan ugu Xausuusta badan Q:1aad Muslim Boosniya lug kagasoo Xajiyay

Waxaa warbaahinta Caalamka oo dhan noocyadeeda kala duwan soo qaateen wareysiyo lala yeeshay Muslim Boosniya u dhsahay Xambaarsan Calankii Wadankiisa iyo Boorso 20KGr ah oo ay ugu Jirto sahay intii uu awooday. Ninkan More...

dardarano Dul xaj
By Yahye On Sunday, October 21st, 2012
0 Comments

Dadarano ku Gaar ah Bisha Dul-Xaj Qeybta 5aad Edebta Ciida Muslimka

Waxaan Qeybtaan 5aad kaga hadleynaa Daardaaranka ugu dambeya iyo Axkaamta Ciidda iyo aadaabta looga baahan yahay ruuxa Muslimka ah maalmaha Ciidda ah, Ciid magac ahaan waxaa la yiraahda wax dadku ka caado yeeshaan More...

Soonka Carafo
By Yahye On Sunday, October 21st, 2012
0 Comments

Dardaarano ku Gaar ah Dul-Xaj Qeybta 4-aad Udxiyada Meydka laga bixiyo!!

Udxiyada Waa Sharci sida ku Cad Nusuustii aan shoognay Muslimiintana waa isku wada raacsan yihiin Sharci ahaanshaheeda, waxaana ay Udxiyada leedahay Axkaam aad u fara badan oo aan qaar si dul mar ah usoo tilmaanay. Waxaan More...

Soonka Carafo
By Yahye On Sunday, October 21st, 2012
0 Comments

Dardaarano ku Gaar ah Bisha Dul-Xaj Qeybta 3aad

Fadliga Maalinta Carafo  Dardaaranka Lixaad: ee Bishaan Dul-xaj waxaa uu yahay ianana ka faaiideysano Maalinta Carafada, Maalinta Carafo waa maalin aad u Fadli Badan waana Maalin maamuus Gaar ah ku leh Diinta Islaamka More...

Xaramka
By Yahye On Sunday, October 21st, 2012
0 Comments

Xafiis Dawacada qaabilsan oo Xijisiinaya 150 Muslimiin Cusub ah

Maadama lagu jiro xili xili Muslimiintu ay aad ugu mashquulsan yihiin Cibaadeysiga Bishan Xajka ama Gudashada Xajkaba ayaa waxaa Sanadkaan aad usii batay Xujaay Islaamka ku cusub kuwaasoo fursad u helay inay isla More...

nt
By Yahye On Friday, October 19th, 2012
0 Comments

Gabar Mareykan ah Ixsaan loo sameeyay ku Muslimtay!!

Waxaan dhagaheena ku cusbeyn inaan maqalno Maalin walbaa in ay Dad soo Islaamaan maadama uu Islaamku yahay Diin nolosha Insaanka aad ula jaanqaada xili walba iyo meel kastaba ha joogee, waxaan ugu badan Dadka soo More...

dardarano Dul xaj
By Yahye On Thursday, October 18th, 2012
0 Comments

Dardaarano Ku Gaar Ah Bisha Dul-Xaj Qeybtii 2aad.‏ By: Xoogsade

Dardaranka 5aad waa inaan si gar ah uga faaideysano Udxiyada oo ah cibaado aad u fadli badan, si aan Fadliga Udxiyada u garano waxaan faahfaahin doonaa Axkaamta Udxiyada, Udxiyada waa xoolaha loo goowraco Ciidda More...

dardarano Dul xaj
By Yahye On Thursday, October 18th, 2012
0 Comments

Dardaarano Ku Gaar ah Bisha Dul-Xaj Qeybta 1aad‏. W/Q: Calinuur Xoogsade

Bishaan Dul-xaj waxey ka mid tahay Bilaha Xormada leh ee Afarta ah, kuwaas oo kala ah Dul-Qicdah, Dul-Xijjah, Muxaram iyo Rajab, waxeyna lagaar tahay Bishaan Dul-xaj inay Xamabaarsan tahay Maalmo gaar ah iyo Camalo More...

Xaramka
By Yahye On Tuesday, October 9th, 2012
0 Comments

Baadarigii ugu Cansanaa Kuuriyiinta oo Muslimay!!

Waxaa waagii baryaba si joogta ah loo maqlaa Dad cusub oo Diinta Islaamka doortay xili ay muuqato inay jiraan Dad aad arintaas uga xun oo Daacaayad la daba taagan Diinta Islaamka iyo Muqadaaska Muslimiinta. Kuuriya More...

Mohamed. SCW
By Yahye On Monday, October 8th, 2012
0 Comments

Difaaca Nabigaana Suuban waa ku Waajib Muslimiinta Q: 1aad. WQ: Sh Calinur Xoogsade

Waxaa murugo badan waayahay Muslimiinta Caalamka ku noqotay inay maqlaan ama aqriyaan ama arkaan Muuqalo aad u fool xun oo lagu aflagaadaynayo Diinta Islaamka ayadoo si toos ah loo begsanayo Nabi Muxammad Nabad More...

Diams
By mohamed On Tuesday, October 2nd, 2012
0 Comments

Fanaanad ku Caan aheyd Ciyaaraha Rabka oo Muslimtay!! W/Q: SH Calinuur Xoogsade

Waxaa Caalmka oo dhan wada qirsan yahay Diinka Islaamku inuu yahay Diinka ugu faaitaanka badan gaarayna heer aad u baaxad weyn inuu ugu faafo daafaha Caalamka, waxaana Dadka soo Islaama ugu badan Dadka heesta Diinta More...

dawah
By Yahye On Monday, August 13th, 2012
0 Comments

500 muslimiin tabliiq ah oo olympic London diinta ku fidiyey VIDEO

London: HN: Tartanka Olymbikada ee axadan lagu soo gebo gebeeyey magaalada London ee dalka Ingiriiska,  kama qeyb gelin oo kaliya tartamayaasha iyo dadka xiiseeya cayaaraha, waxaase ka qeyb galay koox muslimiin More...

ramadan
By Yahye On Friday, July 20th, 2012
0 Comments

Ramadaanka Fadli Axkaam iyo Qisas. W/Q: Calinuur Xoogsade

Soonka Bisha Ramadaan waa mid aad u fadli badan waxa uuna ka mid yahay arimaha lagu gaaro Dembi dhaafka sidaas waxaa Cadaynaya Aayaha QuraankaKariimka ah iyo Axadiista Saxiixa ahba. Kuwa Sooma waxaa ay helaan Ajaro More...

ramadan
By Yahye On Wednesday, July 18th, 2012
0 Comments

Ramadaanka Fadli Axkaam iyo Qisas‏. W/Q: Calinuur Xoogsade

Qormadan waxa ay hor dhac u tahay Buug aan rajeynayo inaan kusoo bandhigo Ramadaanka inta badan waxyaabaha Quseeya sida Fadaailka Ramadaanka, Axkaamta iyo Aadaaabta Ramadaanka, Qisooyinka Ramadaanka iyo Talooyuin More...

kitaab
By Yahye On Monday, July 16th, 2012
0 Comments

Markana ku soo dhawaada Buugii Sideebay u Cibaadeysan jireen Nabiyadii Illaah, Ibraahiim, Muuse, Ciise iyo Muxammad?‏

Qoraalkan waxaan asal ahaan ka turjumay Buug yar oo looga sheekeynayay booqasho Sheekh Axmad Dedaat [Allaha u naxariistee] ku tagay Wadanka Sacuudiga Magaalada Madiinah, waxa uuna kulamo la qaatay Culimo fara badan More...

Gle-Sare-Omer-Suleiman-Ali
By Yahye On Saturday, July 14th, 2012
0 Comments

Eebe kaligiis ayaa xalka iska leh; WQ. Omar Suleiaman

Weligeedba ummadihii hore iyo kuwa hadda jiraba dhibaato aafaysaa kama dhammaato, xalkeedana dadku awood uma laha uu ku xalliyo dhibaatooyinka. Dhibaatada maxaa keenay oo sabab u ah? Wuxuu Alle dhahay وَمَا More...

ramadan
By Yahye On Saturday, July 14th, 2012
0 Comments

Bilshada Bisha Ramadaanka. By Calinuur Xoogsade‏

Ramadaanku waa Fursad aad u Qaali ah waxanaan uu mudan yahay Baraarujintiisa in ay sii bilaabato inta aanan lagaarin Ramadaanka si loosii Baraarujiyo Ruuxa moog loonsii Tacliiminyo kan Jaahilka ah lana Xasuusiyo More...

Gle-Sare-Omer-Suleiman-Ali
By mohamed On Sunday, July 1st, 2012
0 Comments

DADKA IYO JINKA CIDAABDAA LOO ABUURTAY. WQ. Omer Suleiman Ali

Waxaa jirta in culumada diintu markii ay Quraanka tafsiirayaan ay sheegaan aayadda macnaheeda iyaga oo si fiican u qeexaya sababta ay ku soo degtay. Hase yeeshee waxaan shaki ku jirin in si kasta oo ay aayaddu uga More...

End-of-the-World
By mohamed On Wednesday, April 25th, 2012
0 Comments

QIYAAMUHU WAA QADDERKA OO JOOGSADA. WQ. G/LE SARE OMER SULEIMAN ALI

Wlalaalayaal maanta waxaan ka hadlayaa qiyaamaha; dadku waxay la tahay in ay garanayaan waxa qiyaamuhu yahay laakiin tilmaan mooyee caqligoodu ma qiyaasi karayo. Waxaan isku deyayaa in aan si maangal ah uga hadlo More...

Hiiraan Net. All Rights Reserved Designed by Hiiraan Net.