Website Soomaaliyeed oo tikidhada laga goosan karo oo la sameeyey
Waxaa maalintii shalay oo ay taarikhdu aheyd 01-04-2013 la sameeyey website cusub oo bulshada Soomaaliyeed ka goosan karto tikidho qiimo jaban ah dunida oo dhan, websitekan oo magaciisa la yiraado www.dhoof.com ayaa noqonaya kii ugu horeeyey ee noociisa ah oo ay Soomaali maamusho kaas oo ay dadweynaha Soomaaliyeed kaga faa’ideysan karaan baahidooda More...
Magaalada Jönköping/Sweden ayaa laga iibiyey masjid weyn,
Magaalada Jönköping ee dalka Sweden ayaa lagu wadaa in laga iibiyo masjid weyn, oo markiiba aay ku tukan karaan ilaa 1000 qofood, masjidkan oo dhulka uu ku fadhiyo aad u weynyahya ayaa lagu helay qiimo dhan 18 More...
Daawo sawirada shirkada Amaana oo deeq aay wakiil ka tahay gaarsiisay dad dhibaateysan. SAWIRO
Wakiilka Amaana, Xasan Ibrahim oo lacag dollar ah siinaya dadka dhibaateysan Lacagaha aay qeybisay shirkada Amaana ayaa waxaa soo kala dhiibay jaaliyadaha dibbada kuwaasoo ku tabarucayay qoysaska ku dhibaatoobay More...
Sakeriye iyo Cabdiweli u Gargaar Waa Laba Wiil oo ku Xanuunsan Magaalada Muqdisho. SAWIRO
Labadan wiil ee Caruurta ah ee ku xanuunsan in mudo ahba Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu kala magacaabaa C/weli Xuseen Suldaan Cabdi oo 4- Sano jir ah iyo Zakariye Yacquub Cabdi, oo isna 3-sano jir ah, labadan More...
KU DHOWAAD 80 ARDAY OO SOMAALI AH OO KU QALIN JEBISAY JAAMACAD KU TAALO KAMPALA.
HN:Kampala. Jaamacada St LawrenceUuniversity ee ku taalo Magaalada kampala ee dalka Uganda ayaa waxaa manta ka dhacay xaflad qalinjebin ah oo ay ku qalinjebinayeen arday gaaarayso 700 oo arday. Ardaydan ka More...
Koobkii lagu maamusayay eng. Shirwac oo Galkacyo ku soo dhamaaday, SAWIRO
Galkacyo: HN: Tartankan kubadda cagtaa oo soo biloowday 18 bishan September 2012ka ayna ka qayb galayeen affar kooxood oo heerka 2aad ah kana kala socday waqooyiga iyo koonfurta Gaalkacyo ayaa galabta lagu soo afmeeray More...
Hay’adda Hirdo oo qabatay tartan kubadeed lagu xusayo marxuum Eng; Cali Xaaji Shirwac oo ka furmay garoonka cawaale stadium ee Gaalkacyo. SAWIRO
Galkacyo: HN: Tartankan ay soo qaban-qaabisay Hirdo Peace Tourtment Gaalkacyo ayaa galabta oo taariikhdu ahayd 18-Sep ka furmay garoonka Cawaale isagoo gaba-gaboodi doona 21-Sep 2012, furitaanka tartanka waxaa More...
Munaasabad lagu soo Dhawaynayo Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud oo lagu Qabtay Magaalada London, SAWIRO
Munaasabad si heersare ah loo soo agaasimey oo lagu taageerayey Madaxweynaha Cusub ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Prof. Xasan Sheekh Maxamuud, isla markaana lagu Sagootinayay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya More...
Taariiq nololeedkii madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud
Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah ugu guuleystay doorashada madaxtinimada Soomaaliya ee caawa ka dhacday magaalada Muqdisho. Mudane Xasan Sheekh wuxuu ku dhashay magaalada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan More...
TIRADA SOOMALIDA QABTA CUDURKA HIV/AIDS OO SII KORDHAYSA, SABABAHA KEENAY? WQ: Hodan Rashid, Q:2aad
Baaritaan iyo xog aruurin badan oo aan sameeyay si aan Su’aashan si Cilmiyaysan uga jawaabo ayaa waxaan helay qodabo laf dhabar u ah faafida cudurkan Dalka iyo dadka Soomaaaliyeed. Intaanan si qoto dheer u More...
TIRADA SOOMALIDA QABTA CUDURKA HIV/AIDS OO SII KORDHAYSA, SABABAHA KEENAY?
Sannadihii lasoo dhaafay ayaa waxaa soo baxayay warbixino looga hadlayay Cudurka dillaaga ah ee HIV/AIDS iyo khatarta uu ku hayo Bulshada Soomaaliyeed ee Dagaalada sokeeye ay harreeyeen 21 dii sano ee lasoo dhaafay. Qoraalkan More...
Zamzam Billad dahab ah baan kugu siiyay wadaniyadaada (qormo xiisa badan) WQ; Abdiqani
Ilaahay ayaa mahad iska leh nabad galyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato nabi maxamed Waxaan jeclahay inaan idinla wadaago dareen wadaniyadeed oo aan ka akhristay wajiga walaasheen Zamzam Maxamed Faarax Iguna dhaliyay More...
Heybad waxaad ku leedahay dalkaaga hooyo, By: Ustaad Shariif Xasan
Heybad waxaad ku leedahay dhulkaaga Hooye. ZAMZAM IYO MAXAMED Mahad oo dhan Allah ayeey u sugnaatay-Naxariis iyo Nabadgelyo(Suubane Rasuulkeena Muxamed CSW korkiisa) guul qiimaheedda leh,maqaamkeeda leh farxadeedda More...
Buug cusub oo uu qoray Abwaan Mustafa Shekh Cilmi
Abwaanku wuxuu buuggan qoray inta uu ku sugnaa dalka Sweden. Waa bug xaambaarsan murti aad muddaba tabeysay. Buugga gudihiisa ayaad ka daalacan doontaa gabayada abwaanka kuwii ugu horreyay iyo kuwii ugu dambeeyaba. More...
Jaamacada B/weyne oo xustay sanad guuradii labaad. SAWIRO
Jaamacada B/weyne oo xustay sanad guuradii labaad Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka, macalimiinta iyo ardayda wax ka barata Jaamacadda Hiiraan ayaa lagu qabtay magaalada More...
Arday ka qalin jibisey dugsiaga sarre ee magaada Nasjö Sweden. SAWIRO
Nasjö: HN: Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay magaalda Nasjö ee wadanka Sweden. Ujeeddada xafladan ayaa ku saabsanayd arday Somaliyeed oo loo sameeyey xaflad qalin jabin, ka dib markii ay More...
Shirkad daneyneysa qaadashada qandaraaska dib u dhiska garoonka diyaaradaha B/weyne
Shirkad uu madax ka yahay Xasan Kaafi ayaa dalab u dirsatay hogaamiyayaasha gobolka Hiiraan iyo madaxda gobolka uga jirta dowlada dhexe. Shirkii dhawaan ku soo geba gaboobay wadanka Jabuuti ayaa heyádaha gargaarku More...
Arday dhameysatay dugsiga sarre oo xaflad loogu sameeyey magaalada Stockholm ee wadanka Sweden. SAWIRO.
Hamdi, Hafsa iyo Ayaan Stockholm: HN: Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay magaalda Stockholm ee wadanka Sweden. Ujeeddada xafladan ayaa ku saabsanayd arday Somaliyeed oo loo sameeyey xaflad More...
Nabadoon beesha Cali Madaxweyne ee Xawaadle aay ku caleemasaarteen Muqdisho. VIDEO
Muqdisho: HN: Kulan balaaran oo aay isugu yimaadeen waxgarad badan oo ka tirsan bulshada Somaliyeed xildhibaano, oday dhaqameedyo iyo madax ka socota dowlada kumeelgaarka laguna caleemasaarayay oday dhaqameed cusub More...
Dhismo Dugsi sare oo laga hirgeliyey degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan. SAWIRO
Dhismo Dugsi sare oo laga hirgeliyey degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan HS:- Dugsi sare oo ay wax ku baran karaan dhar kun oo ardey oo laga hirgaliyey degmada Moqokori oo ka tirsan dhulweynaha Hiiraan. Kulan balaaran More...
Xagee Marahayaa Mashruucii hormarinta degmada Dhanaan Maxay se tahay in loo diyaar garoobo. (Warbixin xasasi)
Mashruuca hormarinta degmada dhanaan (Denan project) Mashruuca dhanaan(denan project) ee hormarinta bulshada oo ay dhaqan galiso hayada Ogaden Welfare and Development Association OWDA, ayaa ha isha iyo halbowlaha More...
Abwaan qabiil darteed looga reebay daaweyn loogu qaadi lahaa dibada
Abwaan Axmadeey Cabdi Gaashaan oo qabiil darteed caafimaad dibadaa ku waayay Wararka baryahan leeysla dhexmarayo ayaa sheegaya in abwaanka caanka ah ee Axmadey Cabdi Gaashaan oo Somalidu aad u wada taqaan aay ku More...
Fadlan Caawi Gabadhan 3-jirkaa ee dhibataysan. DAAWO VIDEO (Aaabaha gabadha oo ka warbixinaya
AABAHA DHALAY IQRA Fadlan Caawi Gabadhan 3-jirkaa ee dhibaataysan. DAAWO VIDEO Iqra Aabaheed ayaa isagoo ka warbixinaya nolosha ssy gsnsdhiisu ku sugan tahay sheegay, in mudo shbs ssy gsbsdhiisu xsnuundsnrydsy iysgoo More...
Jaaliyaadkii reer Dhanaan maxaa jilib xidhay? (WQ. Cabdirashiid Dhanaane)
Jaaliyaadkii reer dhanaan maxaa jilib xidhay?!!!! Qurba joogtaa reer Dhanaan ee ku kala baahsan dunida dacaladeeda ayaa ah kuwo ka gaabin haya hormarinta degmadooda iyo kor u qaadidda bulshada ay kasoo jeedaan taas More...
Geel jire qaab nololeed soo jiray taariikh dheer. WQ Maxmud Xaji Cilmi
Maxaa Kaaga Baxay Noloshan! Gadaashiisa waxa daaqaya waa geel, meesha uu cagaha ku hayaa waa ciidiisa hooyo Somalia – Hiiraan, waxa garabka u saran waa gudin, burihii uu caanaha ku maali lahaa , waxaanu diyaar More...
Shir looga hadlay horumarinta Hiiraan oo Ka dhacay London
London: HN: Xubno ka tirsan Ururka Badbaado oo la shiray Mr Nigel Tarling madaxa mashaariicda Dowliga ah ee UK (Head of International Programme UK) Maalintii Arbacada ahayd taariikhda 04/04/2012 waxuu kulan dhexmaray More...
Golaha Midnimada Xawaadle ee UK oo dalbay in sharciga la horkeeno gacan ku dhiiglihii dilay Xasan. X. Dalabey
Taariikh: 09/04/2012 Anagoo ah Golaha Horumarinta Midnimada Beesha Xawaadle ee UK, kuna hadleyno magaca jaaliyadda beesha Xawaadle ee UK, Waxaan marka hore tacsi tiiraanyo leh u direynaa qoyskii iyo ehelladii uu More...
Hay’adda Culimada: Dastuurka Cusubi Diintuu Dayacayaa
بسم اهلل الرحمن الرحيم Bayaanka Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ee ku aadan xaaladda dalku marayo. Hey’adda Culimada Soomaaliyeed, ayadoo eegaysa marxaladda adag ee uu dalku marayo iyo More...









