Qiso cajiib ah oo dhex martay boqor iyo laba nin oo addoomo u ahaa
Boqor ayaa maalin soo iibsaday labo nin oo addoomo ah, mid ayaa aad u qurux badnaa midka kalena wuu fool xumaa. Kadib markii ay qasrigiisa yimaadeen ayuu kii quruxda badnaa u diray qubays. Intuu ku maqnaa ayuu ku jeestay kii foosha xumaa, kuna yiri: saaxiibkaa wuxuu ii sheegay inaad nin xun oo tuug ah tahay ee ma runbaa? Adoonkii ayaa ku jawaabay: Boqorow, More...
Qiso cajiib ah oo ku dhacday wiil xabad tufaax ah cunay
Waxaa la yiri qarnigii koowaad ee Hijriyada ayaa waxaa jiray wiil dhallinyaro ah oo Ilaah ka cabsi badnaa cilmigana aad u raacan jiray hawlo oo dhanna faraha uga qaaday sidii uu cilmi diineed u korodhsan lahaa. hasee More...
Nin u soo Islaamay kaliya inuu Hurdo Helo “Qiso Cajiib ah”
Sheekh Maxamed Xasaan oo kamid ah culumada waa weyn ee caanka ka ah dunida ayaa qisadan yaabka leh ku soo gudbiyay Barnaamijkiisa ka baxa Telefishinka Al-raxma. Sheekh Maxamed waxa uu u dhashay wadanka Masar, waxa More...
Qiso Dhab ah: Gabar Guurkeeda ku Shardisay in saaxiibadeed lala Guursado!!
Qisadan layaabka badan waxa ay ku bilaabatay markii nin guur doon ah oo u dhashay wadanka Sacuudiga uu Guur ka dalbay Gabar Mucalimad ka ah iskuul ku yaala Magaalda Dhaaif, Gabadhii ayaa inay guursato Shardi uga More...
Saclabata ibnu cabdirahman, Waa qiso dhab ah
Dadka qaar waxey meelaha bulshadu ku kala war qataan dadka uga faaideyaan wacyi galinta iyo is xasuusinta maalinta qiyaamo. hadaba waxaan soo gudbin donaa qiso yaab leh oo ey page ka eey facebook kulee dahay aisha More...
Qiso Diini Ah. Xaadib Ibnu Abii Baltaca
Saxaabigii lagu magacaabi jiray Xaadib Ibnu Abii Baltaca waxa uu ahaa saxaabi aan u dhalan quraysh marka Nabiga iyo saxaabadiina waxa ay usoo hijroodeen Madiina, Xaadib reerkiisii iyo maalkiisii waxa uu uga soo More...
Naftaa igu kaa qasbeysee, uma qalantid Caashaqa. (Qaybtii 1aad) WQ: Adan Jama Kahin
Qisadani waa sheeko dhab ah oo Jacayl xanuun badan xambaarsan. Sheekadanina waxa ay ku dhacday wariyaashii sanadadii todobaatanadkii ilaa sideetanadakii kuwii ugu caansanana mid ka mid ah barigaa kaasoo loo yaqaan More...
MA QARXISAY BAMBADII? Dhacdo la yaab leh oo ka dhacday Muqdisho.
Waa sheeko gaaban oo ka dhacday Magaalada Muqdisho. Muqdisho waxa ay Deris la noqotay Cabsi ,Wel wel, Dagaalo, Dil, Dhac, Baarkac, Qas, Bur bur, Baa ba’ Caburin Gaajo, Jahli, Cuduro. Inta badan Qaraxyada waxa More...









