Jamhuuriyada waqooyiga Kuuriya oo ku hanjabtay in weerar ku qaadeyso Mareykanka

url

Pyongyang : HN :   Jamhuuriyada W/qooyiga Kuuriya ayaa sheegtay in dhamaanba ay joojisay ama jabisay hishiisyadii kala dhaxeeyay dalka Koonfurta Kuuriya, kadib markii ay siweyn uga carootay cuqabateyn uu ku soo rogay gollaha amaanka QM. Cunaqabateynta gollaha amaanka ayaa la xiriirta tijaabadii gantaalka Nukliyeerka ah ee ay bishii lasoo dhaafay sameysay, More...

by Somali | Published 71 days ago
Gudigadorashadakenya1
By Somali On Friday, March 8th, 2013
0 Comments

Wararkii ugu danbeeyay ee tirinta codadka doorashada madaxtinimada dalka Kenya

Nairobi : HN :   Wali waxaa xarunta Bomas ee magaalada Nairobi ka socto tirinta codadkii laga dhiibtay doorashadii Isniintii aynu soo dhaafnay ka qabsoomtay dalka Kenya, iyadoo dhinaca kalana guddi doorashada More...

raila-and-misyoka
By Somali On Thursday, March 7th, 2013
0 Comments

Isbaheysiga Raila Odinga oo dalbaday in la joojiyo tirinta codadka doorashada Kenya

Nairobi : HN :  Isbaheysiga musharaxa madaxweynaha Raila Odinga ayaa ku dhawaaqay in aysan ku kalsooneyn sida ay u socoto tirinta codadka doorashadii maalintii Isniintii ka qabsoomtay dalka Kenya. Kalonza Masyoka More...

uhuru_raila_2
By Somali On Thursday, March 7th, 2013
0 Comments

Guddiga doorashada kenya oo gacanta ku tirinaya codadkii laga dhiibatay doorashada

Nairobi :  HN : —  Guddiga doorashada dalka Kenya ayaa shaaca ka qaaday in ilaa iyo malinta Jimcaha ee bari si kama danbeys ah loogu dhawaaqi doono natiijada doorashada dalka Kenya, kadib markii uu guddigu More...

624x351x64474999_64474994.jpg.pagespeed.ic.HKcypmVu6T
By Somali On Friday, November 30th, 2012
0 Comments

Xukuumada Falastiin oo loo ogolaaday in ay xubin joogta ah ka noqoto gollaha amaanka QM

New York : HN :  Gollaha amaanka QM ayaa cod aqlabiyad ah ku golaaday in xukuumada Falastiin xubin joogta ah ka noqonto gollaha amaanka QM kadib fadhi ay ku yeesheen magaalada New York ee dalka Mareykanka. Waxaa More...

Iran dron
By Yahye On Wednesday, September 26th, 2012
0 Comments

Iran oo sameysatay diyaaradaha aan la wadin ee dronarka

Dowlada Iran ayaa soo bandhigtay diyaaradaha aan duuliyaha laheyn, diyaaradahan ayay dowlada Iran sheegtay inay gaarayaan masaafo dhan 2000 km, iyadoo macneheedu yahay in diyaaradahan aay duqeymo ka geeysan karaan More...

hadia Tajik
By Yahye On Saturday, September 22nd, 2012
0 Comments

Gabar Muslimad ah oo ka mid noqotay golaha wasiirada Norway

Oslo: HN: Waxaa markii ugu horeysay taariiqda Norway wasiiraada wadankaa ka mid noqday gabar muslimad ah oo 29 jir ah asal ahaana ka soo jeeda wadanka Pakistan. Gabadhaan waxay ka mid noqotay wasiirada waddanka More...

sir
By Somali On Wednesday, July 18th, 2012
0 Comments

Wasiirkii dafaaca Siiriya iyo madaxweyne Bishaar Seedigii oo qarax lagu dillay

Siiriya : HN :  Wararka ka soo baxay dalka Siiriya ayaa sheegaya in weerar ismiidaamin ah lagu dillay wasiirrkii difaaca dalkaas iyo madaxweyne Bishaar Al-Asad Seedigii, kadib ay weerareen kooxaha mucaaradka. Assef More...

Mursi
By Yahye On Sunday, June 24th, 2012
0 Comments

Maxamed Mursi oo ku guuleystay madaxtinimada dalka Masar

Masar : HN :  Musharaxa ka socda xisbiga Ikhwaanul Muslimiin ee dalka Masar ninka lagu magacaabo Max’ed Mursi ayaa  ku guuleystay doorashada madaxtnimada dalka Masar. Gudiga doorashooyinka ayaa hada ku dhawaaqay More...

Mursi
By Somali On Monday, June 18th, 2012
0 Comments

Max’ed Mursi oo ku dhawaaqay in uu ku guuleystay doorashada dalka Masar

Masar : HN :  Musharaxa ka socda xisbiga Ikhwaanul Muslimiin ee dalka Masar ninka lagu magacaabo Max’ed Mursi ayaa sheegay in uu ku guuleystay sida uu hadalka u dhigay doorashada madaxtnimada dalka Masar. Bog More...

Joyce-Banda-copy
By Somali On Saturday, June 16th, 2012
0 Comments

Madaxweynaha dalka Malawi oo iska diiday ka qeyb-galka shirka midowgga Africa ee Addis Ababa

Lilongwe : HN :  Gabadha madaxweynaha ka ah dalka Malawi ee lagu magacaabo Joyce Banda ayaa sheegtay in marnabaa aysan ka qeyb gali doonin shirka xubnaha ku jira midowgga Africa ay ku yeelanayaan magaalada Addis More...

Mubarak
By Yahye On Saturday, June 2nd, 2012
0 Comments

Madaxweynihii hore ee Masar Xusni Mubaarak oo xabsi daaín lagu xukumay

Qahira: HN: Maxkamada gacanta ku heysay dambiyada lagu soo eedeeyey madaxweynihii hore ee Masar Xusni Mubaarak ayaa maanta ku xukuntay xabsi daaín. Maxkamada ayaa sidoo kale xabsi daaín ku xukuntay wasiirkiisii More...

Charles-Taylor
By Yahye On Wednesday, May 30th, 2012
0 Comments

Madaxweynihii hore ee Liberia Charles Taylor oo 50-sanno xarig ah lagu xakumay

Madaxweynihii hore ee Liberia Charles Taylor ayay ku xukuntay konton sano oo xarig ah maxkamad qaas u ah tacadiyadii ka dhacay Sierra Leone oo ku taala magaalada Hugue. Garyaqaanka ayaa ku tilmaamay Mr Taylor danbiyadiisa More...

egypt president elec
By Yahye On Wednesday, May 23rd, 2012
0 Comments

Dalka Masar oo maanta aay ka bilaabaneyso doorashada Madaxweynaha

Qahira: HN: Dalka Masar waxa maanta oo Arbaca ah ka dhaceysa doorashadii ugu horeysay oo xor ah kaddib 15-bilood markii xukunka laga tuuray madaxweynihii hore ee Masar Xusni Mubaarak. 50-milyan oo maasaari ah ayaa More...

Yemen
By Yahye On Tuesday, May 22nd, 2012
0 Comments

Al-qaacidada Yemen oo 90-askari ismiidaamin ku dishay

Sanca: HN: Ugu yaraan 90 askari ayaa ku dhintay qarax ka dhacay Yemen, kadib markii qof isku qarxiyay caasimadda Sanca ee dalka Yemen. Qofka weerarka soo qaaday wuxuu gashanaa dharka ciidanka, wuxuuna isku qarxiyay More...

air france
By Yahye On Wednesday, May 16th, 2012
0 Comments

Diyaarad Siday Madaxweynaha cucub ee Faransiiska Oo Biriqi Ku Dhacay

Madaxweynaha cusub ee dalka Faransiiska Francois Hollande oo xilka madaxweyne loo dhaariyey muddo shan sano ah  dalkaasi Faransiiska ayaa daqiiqado kadib markii ay diyaaradii siday ka duushay garoonka dayuuradaha More...

zawah
By Somali On Saturday, May 12th, 2012
0 Comments

Hogaamiyaha Ururka Al-qaacida oo fariin u soo dirray kooxda Al-shabaab

Muqdisho : HN : Hogaamiyaha ururka Al-qaacida Ayman Al-zawahir ayaa ugu baaqay kooxda Al-shabaab in ay sii wadaan dagaalada ka dhan-ka ah dowladda KMG iyo waliba ciidamada gacanta siinaya oo ay ka mid yihiin kuwa More...

france
By Somali On Monday, May 7th, 2012
0 Comments

Dalka Faransiiska oo madaxweyne cusub doortay

Paris : HN :  Dalka Faransiiska ayaa saakay waxaa u baryay waa cusub, iyadoo uu meesha ka baxay madaxweyne Nicolas Sarkozy oo uu badllay Francois Hollande oo ah shaqsiga ku adkaaday doorashadii ka dhacay dalkaas. Madaxweyne More...

Afrika
By mohamed On Friday, April 20th, 2012
0 Comments

Qaarada Afrika oo laga helay biyo aad u badan oo dhulka hoostiisa jiifa

Qaarada Afrika oo ah meel oomana ah oo biyuhu ku yaryihiin ayaa baaritaan lagu sameeyey dhulka hoostiisa laga helay biyo aad u farabadan kuwaasoo 100jibaar ka badan inta qaaradu dhul ahaan ku fadhido. 300miljan More...

Sudan's Vice-President and leader of SPLM Kiir chats with Sudanese President al-Bashir after ...
By admin On Thursday, April 12th, 2012
0 Comments

Waqooyi iyo koofur Sudan oo qarka u saaran dagaal

Khartuum: HN: Madaxweynayaasha Sudan iyo koonfurta Sudan ayaa u digay dadkooda in dagaal u dhaxeeya labadooda wadan uu iman doono. Madaxweynaha Sudan Cumar Al Bashiir ayaa ku eedeeyay Koonfurta Sudan inuu doortay More...

Photo copyright Eric Miller / World Economic Forum 2008Africa Summit, Cape Town, 3 - 6 June 2008emiller@iafrica.comBingu Wa Mutharika
By Yahye On Friday, April 6th, 2012
0 Comments

Madaxweynihii dalka Malawi oo geeriyooday

Madaxweynahii dalka Malawi Bingu wa Mutharika ayaa maanta la shaaciyey in uu geeriyooday kadib makrii uu xanuun kaga soo booday dhanka wadnaha. Takhaatiirta gaarka ah ee Madaxweynaha Malawi Bingu wa Mutharika ayaa More...

Mali
By Yahye On Thursday, April 5th, 2012
0 Comments

Cunaqabateyn Lagu Soo Rogay Milatariga Mali

Dalalka Galbeedka Africa ayaa cuna qabateyn ku soo rogay dalka Mali, halkaasoo hogaamiyaasha afgambiga milatari dalkaasi ku qabsaday ay wacad ku marayaan inay soo celinayaan xukunkii rayidka ahaa, inkastoo ay weli More...

Panetta
By Yahye On Wednesday, March 14th, 2012
0 Comments

Askarigii Mareykanka ee shacabka ku laayay Afganistan oo laga yaabo in la dilo

Xoghayaha wasaarada gashaandhiga dalka Maraykanka Leon Penetta ayaa sheegay in askarigii Maraykanka ahaa ee 16 ruux oo rayidka reer Afganistaan ah ku dilay gobolka Kandahaar ee koonfurta dalkaasi Afganistaan uu More...

qm1
By Yahye On Friday, February 17th, 2012
0 Comments

Qaramada Midoobay, oo Meel Marisay Qaraar Ka Dhan Ah Syria

Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay ayaa cod aqlabiyad leh ku meel mariyay qaraar ku dhaleeceynaya Syria xad gudubyo qorsheeysan oo baahsan oo ka dhan ah xuquuqul insaanka, oo ay ciidamadeeda geysteen, intii More...

whitney-houston-592x416
By Somali On Sunday, February 12th, 2012
0 Comments

Fanaanada caan baxday ee Whitney Houston oo xalay geeriyootay

Washinton : HN :  Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in xalay meydkeeda la arkay Fanaanada caanka ah ee lagu magacaabo Whintney Houston oo dhinaca kalana aheyd jilaa ama aktarad siweyn looga yaqaanno dunida. Ms, More...

Mideast Syria
By Yahye On Sunday, February 5th, 2012
0 Comments

Wadanka Suuriya oo lagu dilay in ka badan 200 qofood

Suuriya: HN: Kooxaha u dhaq dhaqaaqa xuquuqul insaanka ee dalka Suuriya ayaa sheegay in ciidama dowladda Suuriya ay weerar ku qaadeen, magaalada Xooms, iyagoo halkaasi ku dilay in ka badan 200 oo qof. Kooxda isha More...

deadly attack
By somalidoon On Thursday, February 2nd, 2012
0 Comments

Booliska Nigeria oo sheegay inay xireen afhayeenka Boko Haram Abu Qaqa

Booliska ku sugan dalka Nigeria ayaa sheegay inay xireen afhayeenka Jabhadda Boko Haram Mr. Abul Qaqa kadib weeraro dhawr oo jabhadaasi ay fulisay dhawaanahan. Sarkaal Boolis ah ayaa sheegay in ninka Jabhadka ah More...

taliban
By mohamed On Monday, January 30th, 2012
0 Comments

Dowlada Afganistan oo wadahadal la fureysa ururka Talibaan

 Idaacada caalamka ayaa waxay soo tabiyeen in dawladda Afghanistan ay ku tala jirto in niman ka tirsan Ururka Taliban ay kula shirto, dalka Sacuudi Carabiya, dhawrka toddobaad ee soo socda. Wada hadaladaas oo More...

Hiiraan Net. All Rights Reserved Designed by Hiiraan Net.