Madaxmweyne: Maandeeq maalin laguma maalo! WQ: Bashiir M. Xersi
MAANDEEQ Soomaalidu waxay ula baxdaa Dumarka, Xoolaha iyo wax walba oo ay aad ujecel yihiin, agtoodana qaali ah, oo uu ugu horreeyo Geelu. Eragu wuxuu iska saaran yahay labada eray ee: “MAAN” iyo “DEEQ” oo ka dhigan wax qofka maankiisa deeqay, maadaama maanku yahay xubinta ugu muhimsan ee Aadanaha hagta. Waxyaabihii MAANDEEQ kaloo loo aqoonsaday More...
Somalia: It is time to utilize Groundwater by: Mohamud Haji Elmi
To tackle drought and desertification, Somalia has to utilize its water resources Water is the most abundant compound (H2O) on the surface of earth. Without it life would cease to exist. It is distributed across More...
Ereyga MIDNIMO Soomaaliya waa u nolol, Somaliland-na waa u dhimasho!!
Ereyga MIDNIMO oo ah mid macno aad u ballaaran ka tarjumaya, waxa uu ka mid yahay kalmadaha ugu qiimaha, sharafta iyo muhiimadda badan afka Soomaaliyeed, iyadoo ereygaasi uu tilmaamayo wadajirka iyo quwadda ummadda More...
Dilaaga aamusan (Dhhig karka) WQ. Maxamed C. Axmed
DILAAGA AAMUSAN [DHIIG-KARKA] MAXAAD KA TAQAANNAA CUDURKA DILAAGA AAMUSAN { KILLER SILIENT} Sharaxa Dhiig-Karka: Waddankan Ingriiska (U.K) waxa lagu qiyaasay in uu sedexdii qoba hal qof uu hayo cudurka loo yaqaanno More...
Jubbaland Mise Jufoland? WQ: Cabdiraxiin Hilowle Galayr
Taariikhdu waa been ma sheega, waxayna kaydisaa wixii la soo dhaafey iyada oo uga marag kacaysa ruux walba dersina baraysa. Dhacdo kastaa waxay leedahay mataane iyo mid lammaane la ah isu ekaanshaha iyo fal wadaagga More...
Boob & Bililiqo. WQ; Abdulkadir Aroma
Boob & Bililiqo waa soo jireen Daaraha xusuustiyo, hadba midab la doortiyo. Diirka lagu mariimoo, shanta daadsan yaaliin. Deeqdaas la yaabka leh, duco waalid soo hoyn. Carshigana kasoo degin, dal shisheeye loo More...
Dhaqanka Aadamiga iyo sharci dejinta. WQ: Omer Suleiman Ali
Waxaynu horay u soo aragnay aragtida ay gaaladu ka qabaan sharci dejinta oo ku dhisan aragtida Darwin. Iyaga oo ay ula muuqatay in uusan jirin cid adduunka abuurtay darteed ayay qasab ku noqotay in ay iyagu dejistaan More...
Al ka gurguuree Al u guur Q-2aad. WQ. Bashiir M. Xersi
Haddaan qormadii koowaad ku soo xusay, in Dunida Muslinka uu ka hana qaaday Daacuun Diimeed Siyaasada da bada ku haaya, kana kala yimid dalalka Masar iyo Sucuudiga, oo Dhanka Sucuudiga waxaa horjoogay Ninka loo More...
Been Muslim Uma dabaaldago!! W/Q: Sh Calinuur Xoogsade
Been Muslin Uma dabaaldago!! Ceeb iyo Lama arag waa inuu qofka ahaado hayin raac waana Ceeb inuu ruuxa Noqdo sida Shimbirka iska yiraahda hadba waxa uu maqlo, waa Godob iyo Gaf weyn inuusan Ruuxa Xumaanta ka Xishoonin. Maalinta More...
Heerrarka Caqliyada – W/Q. Mubarak Hadi
Kolka la abla-ablaynayo heerrarka caqliyada aadanaha iyo qaab fekerkooda waxaa la yiraahdaa waxay u kala qaybsamaan saddex nooc: caqliyo waawayn, caqliyo mee dhexaad ah iyo caqliyo yar yar. Caqliyada waawayni waxay More...
Dhaartu maxay tahay. WQ: Omer Suleiman Ali
Ugu horrayn waxaa iga su’aal ah ma jiraa cid weli is weydiisay waxa ay dhaartu tahay? Marka uu qof wax baranayo wuxuu ka cilmi qaataa ruuxa wax baraya hase yeeshee rasuulka scw waxaa macallin wax bara u ahaa Alle. More...
Kufsiga: Dhibaato Dan laga leeyahay!! W/Q: SH:Calinuur Xoogsade
Waxaa Dad badan maqlaan waayahan Dacaayado laga fidiyo Shacabka Soomaliyeed ayadoo marba si abaabulan loogu halqabsado dhibaato gaar ah ha jirto dhibaatadaas ama yeysan jirine ayadoo la buunbuuniyo hadiiba ay More...
Qabyaalad ficil ahaan u jirta, Af ma qarin karaa. WQ: Cabdi Boqor
QABYAALAD FICIL AHAAN U JIRTA, AF MA QARIN KARAA? “Dugsi maleh qabyaaladi waxay, dumiso mooyaane”- Cabdilahi Suldaan Maxamed “Timacade” HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo More...
General Dhega Badan: “Maamuus kuuma quuraane MAHADSANID” WQ: Bashiir M. Xersi
General Dhega Badan: “Maamuus kuuma quuraane MAHADSANID” WQ: Bashiir M. Xersi Inta badan waxaa la igu eedeeyaa, qoraalladaydana lagu dhilaalaa inaan meel xun uun wax ka fiirsho mar walba oo aan wax qorayo, oo More...
Isbadalku ma in sicir-bararka caalamka loogu baaqaa (Faalo), WQ: C/laahi Maxamed Macalin
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa shalay shir jaraaid uu qabtay wuxuu kaga hadlay xaalada dalka maraayo wuxuuna si toos ah uga hadlay arinta maalmahaan danbe lagu jahwareeray ee ku aadan hoos u dhaca qiimaha Dolarka More...
Dhaqanka Aadamiga Qeybta 1-aad. WQ: Omer Suleiman Ali
HURUDHACA MAQAALKA: Cilmiga bulshada ee maanta adduunka ka socda ee jaamacadaha looga soo baxo waxaa laga qaatay gaalada sheegata in ay iyagu hoggaaminayaan cilmi adduunka. Cid kale oo dhanna si kasta oo ay cilmi More...
Lacagaha Shillin Soomaaliga ee sii qiima dhacaya, yuu faaido u yahay. WQ: Caaqil Dalmar
Maqaal: HN: Shillin Soomaaliga ayaa waxa uu noqday wax aan qiimo lahayn, waxaana booskii shillin Soomaaliga galay doollarka Mareykanka oo guud ahaan dalka Soomaaliya isticmaalkiisu ku baahay. Ganacsatadu waxa More...
Maxaa kala heysta Mukhalas, foojariiste iyo umadda Somaliyeed ee Maleysiya
HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ahkorkiisa Allaha yeelo. Intaas kabacdi,waxaan aqristayaasha sharafta badan rabaa in aan usoo gudbiyo qormadan More...
I xir ama i dil walee ma aamuso!! WQ: Caaqil Dalmar
Ma aha wax ku cusub dhegaha shacabka Soomaaliyeed in saxafi lagu dilo ama lagu dhaawaco gudaha dalka Soomaaliya, iyadoo qorshaha laga leeyahay dilka wariyeyaashuna ay tahay caburin iyo in la aamusiyo saxaafadda More...
Muusanoowga Urur Beeleedka Sahal iyo Marmarsiinyaha Puntland. WQ. Cabdiraxiin H. Galayr
Horta yaa la sugayaa? Soomaalidu maw diyaargarowdey inay is turxaanbixiso, muddaa la kulmayee mala heshiiyey? ma laysu tanaasulay? Mise weli waxbaa noo dhimman? Su’aalahani waa kuwo aan is weydiiyo laga yaabee More...
Xoriyadda & gumaysiga. WQ; Omar Sulaiman
GUMAYSI Ka hor inta aanan ka hadlin gumaysiga waxaan doonayaa in aan wax ka taabto xukumidda. Xukun حكم waa erey afka Carabiga ka soo jeedaa in kasta oo ay ila tahay in uu yahay af Soomaali. Culumada luqadduna More...
Clan federalism tears Somalia apart. by Mohamud M Uluso
Clan politics, rivalry and hatred have ruined the social bond, moral principles and trust among Somalis who share common language, culture, territory, history, and religion. Now, three political manifestations -secession, More...
Muqdisho inta ay sidani tahay nabad ma ahee, dowladdu nabad haka dhigto.!! (Fariin Saxafi)
Saxafigu waa run sheegaha mar waliba ka hadla xaqiiqada dhabta ah ee jirta, inkastoo ay jiraan dad diidan in runta la sheego oo jecel in wax la maldaho haddana runta waa lagama maarmaan, run sheegidduna waa arrin More...
Is dhexgalka Dawlada iyo qabyaaladu waa duminta Qaranka. WQ; Elmi F. Nuur Webi
Hordhac: Ujeedada maqaalkan waxan ku ifinayaa dhibaatadii laga dhaxlay Qabyaalada iyo dawladnimadii Soomaaliyeed ee isku milmay, waxan hordhac ahaan u tilmaamayaa marxaladihii aw soo maray shacabka Soomaaliyeed More...
Shaqaalo dowladeed awood u yeeshay ku takrifalidda hantida Qaranka
Dowlad kastaa oo jirtaa waxa ay leedahay sharci u gaar ah oo ay ku maamusho dalkeeda iyo dadkeeda, sharciguna waa inuu qabtaa shaqsi kastaa oo dambi galaa ha ahaado shacab, madax, askari, xildhibaan, safiir, wasiir, More...
Afka hala oontiro! WQ: Cabdiraxiin Hilowle Galayr
Waxaan doonayaa inaan isweydiinno su’aalo dhawr ah, oo ku saabsan afkeena, af Soomaaligu ma cid gaaraa leh? Misewaa hantiqaranbaa iyo dowladeed? Aqristoow is weydii yaa xil ka saaran yahay Afka Soomaaliga?. Aan More...
Garsoorka Qeybta 1-aad. WQ; Omar Sulaiman
In badan ayaan ka hadlay dhaqamada laga dhaxlay gaaladii gumaysiga ahayd ee loogu talada galay in Islaamnimada lagu dumiyo. Garsoorku waa qodobka ugu muhimsan oo haddii laga tago garsoorka Alle ay tahay gaalnimo More...
Weeydii Tagtada. WQ: Maxamud Xaji Cilmi
Si aad u ogaatid halkaad taagantahay, isuguna diyaarisid horumar aad ku tillabsato, waxaa lagama maarmaan ah in aad yar milicsato taariikhda uu soo maray aadmiga. Socodka taariikhda waxaad ku arkeeysaa khaladaad More...









