Tacsi: Cabdirashiid Muumin Afrah
>
Waxaa magaalada Stockholm ee dalka Sweden ku geeriyooday allaha u naxariistee Cabdirashiid Muumin Afrah.
Marxuumka ayaa mudo ku jiray cisbaatka magaalada Stockholm halkaasoo tii alle ugu timid.
Waxaa dhamaan reer Muumin Afrax loo dirayaa tacsi tiiranyo leh, marxuumkana waxaa ilaah looga baryayaaa inuu kitaabkiisa midigta ka siiyo AAMIIN AAMIIN















