Published On: Sat, Aug 4th, 2012

Taariikh nololeedkii Eng:Cali Xaaji Shirwac oo dhawaan lagu dilay Magaalada Baledweyne‏‏

Allaha u naxariistee waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa taariikh noloeedkii injineer Cali xaaji Shirwac oo ay magaalada baledweyne ee xarunta gobolka Gobolka Hiiraan ku dileen kooxo dagar qabayaal ah xili uu ku sugnaa xafiiskiiwa oo ku yaalla bartamaha magaalada Baledweyne.

Allaha u naxariistee waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa taariikh noloeedkii injineer Cali xaaji Shirwac oo ay magaalada baledweyne ee xarunta gobolka Gobolka Hiiraan ku dileen kooxo dagar qabayaal ah xili uu ku sugnaa xafiiskiiwa oo ku yaalla bartamaha magaalada Baledweyne.

Inijeer Cali Xaaji Shirwac wuxuu ku dhashay magaalada Buula-burte ee Gobolka Hiiraan ee dalka Soomaaliya sanadku markuu ahaa 1945-tii, wuxuuna waxbarashadiisii Dugsiga quraanka ku qaatay degmada Buul-burte ee Gobolka Hiiraan.

Eng: Cali Xaaji Shirwac waxaa uu ku soo bar baaray Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya,halkaasi uu ku bilaabay waxbarashada dugsiga hoose ee Cardinal Guliaelmo Massia sanadkii markii aheyd 1952-dii, sidoo kale waxaa uu Intermediate iyo Secondary School ku soo dhameystay Mission Collage

Kadib waxbarasahdiis dugsiga sare markii uu soo dhameystay Eng Cali Xaaji Shirwac ayuu ku biiray ciidamada Milartariga, islamarkaana waxaa uu aaday dalka Ruusha, halkaasi uu wax ka soo bartay Frunze Air Forse of Accademy qeybta dhismaha garoomada ciidanka.

Allaha u naxariistee Eng Cali Xaaji shirwac waxaa uu shaqadiis u horeysay ka bilaabay garoonka Balidoogle ee ciidamada Milatary-ga Soomaaliya sanaddii 1971, waxaa uu sidoo kale shaqadii ku xitay ka soo shaqeeyay sanada markii ay aheyd 1974 sharkada laga leeyahay dalka Ruusha ee Energiga ah.

Allaha u naxariistee waxaa uu sanaddii 1975-tii dhisay garoonka diyaaradaha ee magaalada Baydhabo uu in Eng Cali Xaaji dhib u dhis ku sameeyay Garoonkaasi oo ay xiligaas dalka Soomaaliya ka jirtay xukuumaddii uu hogaaminayay Allaha u naxariistee Maxamed Siyaad bare.

Waxaa kale uu Eng Cali Xajii Shirwac dhisay isla sanadii 1975-tii garoon diyaaradeed oo lagu magacaabo Ahmed Air oo ku yaalla shabeelaha Hoose.

Waxaa uu kale uu dhiasay allaha u naxariistee Eng Cali Xaaji Shirwac wado gaaryeso 10 -km oo isku xertaa garoonka diyaaradaha iyo magaalada Barbara, isagoo dhisay garoonka diyaaradaha Magaalada Bar bare isla 1975 sanadkii, sidoo kale waxaa uu dhisay garoonka magaalada Galkacyo.

Waxaa uu kale director of regional depertmant of the Minestry unitl ka noqday sanaddii 1978-dii ilaa laga gaaro bur burkii dalka sanada markii ay aheyd 1991.

Allaha u naxariistee Eng: Cali Xaaji Shirwac waxaa uu markii la galay burburkii sokeeye ee 1991-ddii ilaa laga gaaro 1998-dii ahaa qof iskiis u shaqeysta ee ku sugan magaalada Baledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Waxaa uu sidoo kale uu dayactir ku sameeyay sanadii 1999-kii wadada isku xera Magaalada Galkacyo iyo Magaalada Garoowe.

Waxaa uu Injineer Cali Xaji Shirwac caawin jiray bulsho weynta Soomaaliyeed isagii ka caawin jiray dhismayaasha buundooyinka, waxuuna dhisay 17 buundo oo ku yaalla gudaha dalka Soomaaliya,wadooyinka dhaadheer,waxaa uu kale hagaajiyay biyo maren aad u fara badan oo ku yaalla deegaanada Puntland iyo Gobolka Hiiraan.

Waxaa uu allaha u naxariistee Eng Cali Xaaji Shirwac uu dhisay garoomada magaalada Baledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan,isagoo u dhisay wadooyinka ay diyaarada maraan dhamaan garoomada dalka Soomaaliya,sidoo kalena waxaa uu dhisay garoon cusub oo ku yaalla deegaanka Tarajante (300)ee Gobolka Hiiraan

Allaha u naxariistee Eng Cali Xaaji shirwac waxaa uu dhisay dhismayaal badan oo ku yaalla magaalada Baledweyneee xarunta Gobolka Hiiraan iyo dhismayaal kale oo fara badan, Allaha u naxariistee marxuunka ayaa garoonkii ugu dambeeyay ee uu dhiso waxaa uu ka dhisay magaalada Caabudwaaq, isla magaaladaan ka dhisay Hotello ku yaala magaaladaas.

Intaas ka dib, Eng Cali Xaaji Shirwac wuxuu ka mid noqday saraakiishii dalka Soomaaliya ee dowladihii soo maray dalka Soomaaliya, wuxuuna ka gaaray dhinaca ciidamada Gaashaale sare, waxaa lagu xasuustaa inuusan waligiis bixin tan iyo bur burkii Soomaaliya oo uu ku sugnaa magaalada Baledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, waxuuna soo guursaday labo xaas Eng Cali Xaaji Shirwac allaha u naxariistee, isagoo iska kaga tagay 17 caruur ah oo isugu jira rag iyo dumar-ba.

Gabaggabdii ayuu allaha u naxariistee Eng Cali Xaahi Shirwac waxaa uu ku howlahaa sanadahii ugu dambeyay inuu u gar gaaro dadka masaakiinta ah ee ku nool magaalada Baledweyne ee xarunta Gonolka Hiiraan, iyadoo marka la tilmaamo howlaha samafalka uu qabtay ay ka mid tahay inuu dhisay dugsiyo quraan lagu barta, quuntina caruurta aabe la’aanta ah oo uu iskiis isu xil qaamay,waxaana ugu dambeysay inuu afurin jiray maalin kasta 200 oo ruux gudaha magaalada Baledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, waxaana leenahay allaha janatulfardowso kaa waraabiyo aamin aamin aamin

Waxaan ka cudur daarayaan inaan soo goob goobnay taariikhada noloeedkii Eng Cali Xaaji Shirwac haddii alla idmo haddii waxaan helno warbixino dheeraad ah, waan idiin soo gudbin doonaa Insha Allah.

N.b cidii taariikh dheerad ah hayso ha iigu soo diraan ciwaanka hoose.

Abdifitaah Ali Xaaji Shirwac
ccshirwac@hotmail.com


About the Author

-

Hiiraan Net. All Rights Reserved Designed by Hiiraan Net.
There have been no elections in Somalia since 1967 and there won’t be any this year either. But the country has a new parliament (appointed on the advice of clan elders) who have elected a new president, and the new government actually now controls a significant part of the country. The world’s only fully “failed state” may finally be starting to return to normality.A failed state is a horrendous thing: no government, no army, no police, no courts, no law, just bands of armed men taking what they want. Somalia has been like that for more than 20 years, but now there is hope. So much hope that last month the United Nations Security Council partially lifted its embargo on arms sales to Somalia in order to let the new Somali government buy arms, and last week the U.S. government followed suit.The new government replaces the “Transitional Federal Government”, another unelected body that had enjoyed the support of the UN and the African Union for eight pointless years. Then last year a World Bank report demonstrated the sheer scale of its corruption: seven out of every ten dollars of foreign aid vanished into the pockets of TFG officials before reaching the state’s coffers.Fully a quarter of the “national budget” was being absorbed by the offices of the president, the vice-president and the speaker of parliament. The fact that after all that the TFG still only controlled about one square kilometre (less than one square mile) of Mogadishu, the capital, while the rest of the shattered city was run by the Islamist al-Shabaab militia, an affiliate of al-Qaeda, also contributed to the international disillusionment.That tiny patch of ground, moreover, was being defended not by Somali troops but by thousands of Ugandan and Burundian soldiers of the African Union Mission in Somalia (Unisom). More than 500 of them had lost their lives defending the useless TFG, and the foreign donors were losing faith in the mission. But the Unisom soldiers did achieve one major thing: they fought al-Shabaab to a standstill in Mogadishu.In August 2011 the Islamist militia pulled its troops out of the capital. That created an opening, and the international community seized it. It ruthlessly initiated a process designed to push the TFG aside: Somali clan elders were asked to nominate members for a new 250-seat parliament, which was then asked to vote for a new president and government.It was obviously impossible to hold a free election in a country much of which was still under al-Shabaab’s control, but this process also had the advantage that it allowed the foreigners to shape the result. The corrupt officials who had run the old TFG all re-applied for their old jobs, but none of them succeeded.The new president who emerged from this process, Hassan Sheikh Mohamud, is a former academic and human rights worker who only entered politics in 2011. No whiff of corruption clings to him, and he has worked tirelessly to bring about national reconciliation. And he has the wind at his back: just after he was chosen last September, a Kenyan force evicted al-Shebaab from Somalia’s second city, Kismayo.That still leaves about 95 percent of the country’s territory and three-quarters of its population beyond the government’s direct control. Al-Shabaab still rules in most rural parts of the country, and Ethiopian troops and their militia allies control much of the western border areas. Pirates with a lot of guns and money effectively dominate much of the north.One whole chunk of the country, calling itself Somaliland, has declared its independence (and runs its affairs much more peacefully and efficiently than any other part of Somalia). No other country recognizes its independence at the moment, but it used to be a British colony, quite separate from Italian-ruled Somalia, and in principle it can make exactly the same case for independence as Eritrea did when it broke away from Ethiopia.The worst problem facing President Mohamud is the venal and cunning politicians who have exploited the clan loyalties that pervade every aspect of Somali life to carve out their own little empires. Some are frankly and unashamedly warlords; others, including all the senior officials in the defunct TFG, masquerade as national politicians but work for their own interests.They have not gone away, nor have the clan rivalries that kept the fighting going for 21 years. Drawing up the rules and sharing out the power for a new federal Somalia (none of which has yet been decided) will give them plenty of opportunities to make trouble for the new president and regain their former power. Mohamud definitely has his work cut out for him.Nevertheless, he has strong UN and African Union support, and he now has a chance to create a spreading zone of peace in the country and start rebuilding national institutions. So last week the United States declared that it was now willing to provide military aid, including arms exports, to Somalia. Weirdly, that actually means that thing are looking up in the world’s only failed state.Gwynne Dyer is an independent journalist whose articles are published in 45 countries.