Published On: Sun, Sep 9th, 2012

Saclabata ibnu cabdirahman, Waa qiso dhab ah

Dadka qaar waxey meelaha bulshadu ku kala war qataan dadka uga faaideyaan wacyi galinta iyo is xasuusinta maalinta qiyaamo.

hadaba waxaan soo gudbin donaa qiso yaab leh oo ey page ka eey facebook kulee dahay aisha mohamed ku soo ban dhigtay ka faa ideysi wacan

Saclabata ibnu cabdirahman waxaa uu ahaa nin nabiga aad u jecel una shaqeeya . waxaanu aad u dhegaysan jiray xadiiska rasuulka iyo quraanka uu akhriyayo.? Maalin ka mid ah maalmaha ayaa rasuulku scw u dirtay hawl waxaanu u bixitimay si uu u soo fuliyo amarka rasuulka.?

Intii uu jidka sii socday ayuu arkay guri albaabkiisa ay fadhido gabaR gurigana waxaa lahaa nin ansaari ah oo saxaabada ka mid ah waxaa uu sii eegay gabartiii .?

Laakiin isla markiiba waxaa ku soo booday naxdin maadaama uu aad u fiiriyey gabar aan u banaanayn in uu eego. Waxaanu ka cabsaday in malaku jibriil ku soo dejiyo rasuulka aayado kuwaas oo lagu sheegayo ficilka xun ee uu ku kacay.kumana uu soo noqon rasuulka ee waxaa uu u firdhaday buuraha madiina u dhawaa si uu ula dhuunto khiyaamada uu sameeyey.!!!!?

Waxaa uu ku sii negaaday buuraha dhexdooda isagoon aan ka daalin in uu cibaadaysto waxaanu sujuudsanaa buuraha dhexdooda isagoo rabi ka baryaaya in uu toobada ka aqbalo.?
Habeenkii ma seexan jirin maalintiina ma fadhiisan jirin isagoo ooyaya oo leh rabiyoow toobada ,rabiyoow toobada iga aqbal.!!?

Markii uu maqnaa mudo ka badan 40 maalin. ayaa malaku JIBRIIL cs u yimid rasuulka oo waxaa uu ku yiri:?Nabi allow alle wuxuu ku yirii nin ka mid ah umadaada ayaa ka ooyaya buuraha dhexdooda waxaanu ka cabsanayaa ciqaabkayga.?

Rasuulkeena ayaa diray laba ka mid ah saxaabadiisii oo kala ahaa CUMAR IBNU KHADAAB &SALMAAN AL FAARISI? Waxaanu amray in ay baadi goobaan ninkas soo kexeeyaan.?
Cumar iyo salmaan ayaa u biyaystay sidii ay u soo heli lahaayeen saclaba cabdi raxmaan.waxay soo dhex mushaaxeen miyiga buuralayda ah iyagoo baadi doonaya saxaabigaas.?

Waxayna la kulmeen nin reer miyi ah oo ay yiraahdeen nin saclaba la yiraaho oo dhalin yaro ah oo muslim ayaanu rabnaa ee waxba ma aragtay??
Waxaa uu yiri ninkii ma waxaad rabtaan ninka JAHANAMA KA CARARAYA??Cumar iyo salmaan ayaa aad ula yaabay jawaabta ninkan oo waxay ku yiraahdeen maxaad u leedahay ama ula jeedaa ninka jahanama ka cararay??

Waxaa uu jawaabay ninkii reer miyiga.?
Marka ay habeenkii tahay ayuu ninkasi ka soo baxaa buuraha isagoo ooyaya oo rabi baryaya oo leh :alla naftayda maa laga dhex saaro nafaha bin aadamka jirkaygana maa laga dhex saaro jirka bin aadamiga oo aanan noqonba lahayn kuwa la xisaabo maalinta xisaabta.?

Cumar baa yiri waar ninkaas baanu rabnaa ee noo gee halka uu joogo??Way tageen waxaanay markii ay arkeen kelmado naxariis leh kula hadleen saclaba cabdirahmaan?

Saclaba waxaa uu waydiiyey cumar cumaroow: rasuulku scw ma ogaaday dembigii aan galay??
Cumar waxaa uu ugu jawaabay:walaal taas ma ogi anaga shalay buu rasuulku scw noo kaa soo diray.?

Saclaba ayaa ku celiyey cumar: cumarow ha inoo gayn rasuulka isagoo salaada ku jira mooyaane.?

Waxay soo gaareen masaajidkii nabiga scw isagoo salaad ku jira ,markii uu dhamaystay rasuulku salaadii ayaa waxaa uu waydiiyey cumar iyo salmaan ma soo hesheen saclaba ??
Cumar iyo salmaan ayaa yiri: haa nabi allow waana kaas safkaas ku tukanaya.?
Rasuulka ayaa kacay oo ag fadhiistay saclaba oo salaamay waxanu waydiiyey maxaad ku maqnayd saclaboow??

Salcabe :waxaan ku maqnaa debigayga nabi allow!!?
Nabiga ayaa yiri ma kuu sheegaa duco hadii aad akhrido uu alle denbigaaga ku tirtirayo waxaad tidhaahaa? RABANAA AATINAA FI DUNYAA XASANA WAFIL AAKHIRATI XASAN WA QINAA CADAABA NAAR.!!?

Saclaba ayaa yiri nabi aloow danbigaygaa ka wayn ducadaaas.?
Nabiga scw ayaa yiri : maya ee aayadaa ayaa ka wayn?Waxaa uu yiri nabigu gurigaaga tag saclaboow .?

Saclabase ma caafimaadin weli waayo weli looguma bushaarayn in toobadii laga aqbalay.waxaanu sii watay cibaadadiisii isagoo ay u weheliso xanuun badan oo ku soo kordhay jirkiisa.?

Markii uu maqnaa todoba maalin ayaa SALMAAN u yimid nebiga oo ku yiri nabi allow ninkii saclabe waa jiran yahay xaalad khatar ah ayuu ku sugan yahay!?

Nabiga ayaa ugu jawaabay ina kiciya aan soo eegnee?Waxaa soo siyaartay gurigiisii saxaabo badan oo nabiguna hor socdo markii ay galeen gurigiisii ayaa nabigu madaxa qabtay oo dhabta saaray madixiisii .?

Laakiin saclaba ayaa ka qaaday madixiisii dhabtii nabiga !?Nabiga ayaa waydiiyey waxaa uu madaxa uga qaaday dhabtiisa??

Saclabe waxaa uu yiri madax qof danbiile ah ku yaala in nabiga la saaro ayaan ka xishoonayaa.?Waayo dembi fale ayaan ahay!!?

Nabiga ayaa waydiiyey :maxaad ka cabanaysaa ee xanuuna??
Saclaba:dembigayga ayaan ka cabanayaa!!?

Nabiga scw: maxaad u baahan tahay??Saclaba: denbi dhaafka alle swt ayaan u baahanahay!!?(intaa markay marayso ayaa jibriil u yimid nabiga oo ku yiri :ilaahay swt wuxuu ku yiri adoonkaygaasi hadii uu dembi falay waan u dhaafay denbigaas )?
markii nabigu ugu bushaareeyey arinkaas saclaba ayaa saclabe kor u qayliyey farxad darteed ALAAHU AKUBAR)?

laakiin farxadii bay naftiisiina raacday oo uu geeriyooday isla markaasba.?
Waxaa aasay rasuulka iyo saxaabadii markii maydkiisa la qaaday ayaa nebigeenu ku socday faraha hore ee adimadiisa markaas baa saxaabadu ku yiraahdeen nabi allow maxaad sidan ugu soconaysaa??

Nabiga ayaa yiri scw waxaan sidan ugu socdaa waxaan ka yaabay malaa igta maydkiisa sagootiyaysa badnaanteeda oo aan ka dhawray adimadayda.?
Sidaas ayaa lagu aasay saclabe.?

Bal ka warama walaal maanta iyo xaaladeena dunuubteena oo badan iyo inagoon muhiimad badan siinayn in aynu illaahay dembi dhaaf waydiisano.?

Wuxuu oran jiray rasuulkeenu scw illaahay maalintii todobaatan goor in ka badan baan dembi dhaaf waydiistaa.?

Hada waa rasuulkii oo denbigiisaba la dhaafay inagana waxaa inala gudboon in aynu maalin oo dhan illaahay dembi dhaaf waydiisano.

QORMADAN WAXAA XAQUUQ DEEDA LEH AISHA MOHAMED


About the Author

-

Hiiraan Net. All Rights Reserved Designed by Hiiraan Net.
There have been no elections in Somalia since 1967 and there won’t be any this year either. But the country has a new parliament (appointed on the advice of clan elders) who have elected a new president, and the new government actually now controls a significant part of the country. The world’s only fully “failed state” may finally be starting to return to normality.A failed state is a horrendous thing: no government, no army, no police, no courts, no law, just bands of armed men taking what they want. Somalia has been like that for more than 20 years, but now there is hope. So much hope that last month the United Nations Security Council partially lifted its embargo on arms sales to Somalia in order to let the new Somali government buy arms, and last week the U.S. government followed suit.The new government replaces the “Transitional Federal Government”, another unelected body that had enjoyed the support of the UN and the African Union for eight pointless years. Then last year a World Bank report demonstrated the sheer scale of its corruption: seven out of every ten dollars of foreign aid vanished into the pockets of TFG officials before reaching the state’s coffers.Fully a quarter of the “national budget” was being absorbed by the offices of the president, the vice-president and the speaker of parliament. The fact that after all that the TFG still only controlled about one square kilometre (less than one square mile) of Mogadishu, the capital, while the rest of the shattered city was run by the Islamist al-Shabaab militia, an affiliate of al-Qaeda, also contributed to the international disillusionment.That tiny patch of ground, moreover, was being defended not by Somali troops but by thousands of Ugandan and Burundian soldiers of the African Union Mission in Somalia (Unisom). More than 500 of them had lost their lives defending the useless TFG, and the foreign donors were losing faith in the mission. But the Unisom soldiers did achieve one major thing: they fought al-Shabaab to a standstill in Mogadishu.In August 2011 the Islamist militia pulled its troops out of the capital. That created an opening, and the international community seized it. It ruthlessly initiated a process designed to push the TFG aside: Somali clan elders were asked to nominate members for a new 250-seat parliament, which was then asked to vote for a new president and government.It was obviously impossible to hold a free election in a country much of which was still under al-Shabaab’s control, but this process also had the advantage that it allowed the foreigners to shape the result. The corrupt officials who had run the old TFG all re-applied for their old jobs, but none of them succeeded.The new president who emerged from this process, Hassan Sheikh Mohamud, is a former academic and human rights worker who only entered politics in 2011. No whiff of corruption clings to him, and he has worked tirelessly to bring about national reconciliation. And he has the wind at his back: just after he was chosen last September, a Kenyan force evicted al-Shebaab from Somalia’s second city, Kismayo.That still leaves about 95 percent of the country’s territory and three-quarters of its population beyond the government’s direct control. Al-Shabaab still rules in most rural parts of the country, and Ethiopian troops and their militia allies control much of the western border areas. Pirates with a lot of guns and money effectively dominate much of the north.One whole chunk of the country, calling itself Somaliland, has declared its independence (and runs its affairs much more peacefully and efficiently than any other part of Somalia). No other country recognizes its independence at the moment, but it used to be a British colony, quite separate from Italian-ruled Somalia, and in principle it can make exactly the same case for independence as Eritrea did when it broke away from Ethiopia.The worst problem facing President Mohamud is the venal and cunning politicians who have exploited the clan loyalties that pervade every aspect of Somali life to carve out their own little empires. Some are frankly and unashamedly warlords; others, including all the senior officials in the defunct TFG, masquerade as national politicians but work for their own interests.They have not gone away, nor have the clan rivalries that kept the fighting going for 21 years. Drawing up the rules and sharing out the power for a new federal Somalia (none of which has yet been decided) will give them plenty of opportunities to make trouble for the new president and regain their former power. Mohamud definitely has his work cut out for him.Nevertheless, he has strong UN and African Union support, and he now has a chance to create a spreading zone of peace in the country and start rebuilding national institutions. So last week the United States declared that it was now willing to provide military aid, including arms exports, to Somalia. Weirdly, that actually means that thing are looking up in the world’s only failed state.Gwynne Dyer is an independent journalist whose articles are published in 45 countries.