Published On: Sun, Sep 9th, 2012

Qiso Diini Ah. Xaadib Ibnu Abii Baltaca

Saxaabigii lagu magacaabi jiray Xaadib Ibnu Abii Baltaca waxa uu ahaa saxaabi aan u dhalan quraysh marka Nabiga iyo saxaabadiina waxa ay usoo hijroodeen Madiina, Xaadib reerkiisii iyo maalkiisii waxa uu uga soo tagay MAKKAH …. Xaadib waxa uu is dhahay quraysh umaadan dhalan reerkaagii iyo maalkaagiina wax kuu ilaalinaya malaha ragan aad la soo hijrootay waa rag u dhashay dalka iyo dadka marka si aad uga hesho quraysh waji iyo sharaf ayna kuugu badbaadiyaan reerkaaga iyo maalkaaga waxaad u gud bisaa dagaalkan nabigu S.C.W uu abaabulayo uuna rabo inuu kugaado gaaladii quraysh Nabiga S.C.W waxa uu diyaariyay ciidan uu rabay inuu ku gaado quraysh Nabiga S.CW Allah ayuu baryay inaysan ka fashilmin abaabulkiisan dagaal uu lamaagan yahay Ahlu Makkah….

Xaadib waxa uu go’aan saday inuu gudbiyo sirtan nabiga S.C.W uuna u sheego quraysh in Nabigu S.C.W uu duulaan kusoo qaadayo marka iska ilaaliya diyaar garoobana. Xaadib waraaqdii wuu qoray asagoo ka bilaabay magaciisa oo saddexan kadib waxa uu u dhiibay Naag gaaal ahayd oo lagu magacabi jiray “ SAARIA” wuxuuna siiyay lacag dhan 12 riyaal aad ayuu ula dardaarmay inay waraaqdaas gaadhsiiso odayaashii quraysh ayna ilaaliso waraaqdaas ……

Saaria waraaqdii waxay dhex galisay timaheeda ayadoo ilaalinaysa hadalka iyo balanka Xaadib……. Saaria way tagtay Markay maraysay meel 12 miles u jirta Madina oo la dhaho “Rawdatu Khaakh” ayaa waxyigii u yimid nabiga S.C.W. Nabiga S.C.W ilaahay ayaa waxyi ugu soo dhiibay JIBRIIL waxaana lagu dhahay ciidankaaga waa laga warbixiyay sir ayaa fakatay waxaana loo dhiibay naag safar ku ah Makkah marka ha lasoo qabto naagtaas. Nabiga S.C.W waxa uu u wacay saddex saxaabi oo can ku ahaa farda fuulka oo kala ahaa Ali ibnu Abii Daalib, Miqaad ibnu Aswad iyo Zubier ibnu Cawaam, Nabigu S.C.W waxa uu kudhahay ilaa aad gaadhaan “ Rawdatu Khaakh” ha istaagina naagta dharka noocaas wadata oo neefka geela ah saaran waraaqda ay wado kasoo qaada Saddexdii saxaabi way baxeen, naagtii ayay ku gaadheen meeshii Nabigu S.C.W uu ugu tilmaamay Ali ayaa hadlay waxa uu dhahay soo saar waraaqda aad wado, naagtii waxay tiri waraaq aan wado iyo wax la iisoo dhiibay lama arko. Saddexdii saxaabi waxay guda galeen inay baadhaan naagta alaabtay wadatay balse maysan arag wax waraaqa oo ay wado waayo timaha ayay dhex galisay timaheedana wax baadhay ma jirin.

Ali ibnu abii Daalib waxa uu dhahay “ walaahi been ma kuu sheegayno Nabiguna anaga been nooma sheegin, ee waraaqda soo saar ama dharka ayaa lagaa bixinayaa” Naagtii haday aragtay dhiiranaanta iyo geesinimada iyo indha adayga Ali ibnu abii Daalib way cabsatay waraaqdiina timaheeda ayay ka soo dhex bixisay. Saddexdii saxaabi waraaqdii ayay la laabteen Nabiga S.C.W ayaa loo geeyay waraaqdii, Markii la furay waxaba ku qoran waraaqdan waxay ka socotaa Xaadib ibnu abii Baltac waxay ku socotaa odayaasha quraysh waxan idiin sheegayaa in Nabi Muhammed S.C.W uu duulaan idinku soo qaadi rabo marka u diyaar garooba. Nabiga S.C.W waxa uu uwacay xaadib, waxa uu dhahay “ Xaadib, maxaa kugu kalifay arintan” Xaadib waxa uu dhahay “yaa Rasuulalahi, ha igu dag-dagin hana igu fududaan yaan la imindi marine oo la idiline” waxa uu dhahay xaadib “ aniga quraysh kama dhalan nin dhex dagan ayaan iska ahaa, Makkah waxaa iga jira caruur, xaasas iyo xoolo wax ii ilaalinaya malaha, ragan kale ee saxaabada ah waa raga u dhashay Makkah mana la taaban karo xaasaskooda iyo xoolahooda, marka si aan uga helo waji iyo tix galin quraysh ayaan ugu gud biyay arintan, waan ogahay rasuul ilaahay ayaad tahay ilaahay ayaana kuu gargaaraya gaalana inaysan waxba kaa qaadayn waa ogaa, anigana diintayda kama bixin gaalana ma jeclaan dantaas iyo duruuftaas ayaa igu kaliftay Rasuul ilaahayow” Nabiga S.C.W waxa uu dhahay “ Run ayuu sheegay Xaadib”…….

Ninkii Cumar ibnu Khadaab ahaa ayaa marka xanaaqay seefta labooday waxa uu dhahay yaa Rasuulalahi ii fasax ninkan munaafaqa ah aan surka ka gooyee, ninka sirteena naga fashilay…. Nabiga S.C.W waxa uu dhahay “ Yaa cumar, soo ma ogid Xaadib waxa uu kamid ahaa ragii ka qayb galay Dagaalkii Bedar, Ilaahay ayaa ahlu beder daalacday quluubtooda una dambi dhaafay wax kasta oo ay sameyaan” Xaadib sidii ayaa lagu daayay, kadib waxaa soo dagtay suurada ladhaho “ MUMTAXINAH”….waxa lagu xusay axkaam badan oo kusaabsan umuurahaas iyo kuwo kale oo farabadan. Mansha Allah, ilaahay wax ka qarsoon malaha qofkii ilaahay si toosa isugu dhiibana ilaahay ayaa ilaalinaya. Qore: Saciid Qore:Sheikh Nour E.mail snf2.uk@hotmail.com


About the Author

-

Hiiraan Net. All Rights Reserved Designed by Hiiraan Net.
There have been no elections in Somalia since 1967 and there won’t be any this year either. But the country has a new parliament (appointed on the advice of clan elders) who have elected a new president, and the new government actually now controls a significant part of the country. The world’s only fully “failed state” may finally be starting to return to normality.A failed state is a horrendous thing: no government, no army, no police, no courts, no law, just bands of armed men taking what they want. Somalia has been like that for more than 20 years, but now there is hope. So much hope that last month the United Nations Security Council partially lifted its embargo on arms sales to Somalia in order to let the new Somali government buy arms, and last week the U.S. government followed suit.The new government replaces the “Transitional Federal Government”, another unelected body that had enjoyed the support of the UN and the African Union for eight pointless years. Then last year a World Bank report demonstrated the sheer scale of its corruption: seven out of every ten dollars of foreign aid vanished into the pockets of TFG officials before reaching the state’s coffers.Fully a quarter of the “national budget” was being absorbed by the offices of the president, the vice-president and the speaker of parliament. The fact that after all that the TFG still only controlled about one square kilometre (less than one square mile) of Mogadishu, the capital, while the rest of the shattered city was run by the Islamist al-Shabaab militia, an affiliate of al-Qaeda, also contributed to the international disillusionment.That tiny patch of ground, moreover, was being defended not by Somali troops but by thousands of Ugandan and Burundian soldiers of the African Union Mission in Somalia (Unisom). More than 500 of them had lost their lives defending the useless TFG, and the foreign donors were losing faith in the mission. But the Unisom soldiers did achieve one major thing: they fought al-Shabaab to a standstill in Mogadishu.In August 2011 the Islamist militia pulled its troops out of the capital. That created an opening, and the international community seized it. It ruthlessly initiated a process designed to push the TFG aside: Somali clan elders were asked to nominate members for a new 250-seat parliament, which was then asked to vote for a new president and government.It was obviously impossible to hold a free election in a country much of which was still under al-Shabaab’s control, but this process also had the advantage that it allowed the foreigners to shape the result. The corrupt officials who had run the old TFG all re-applied for their old jobs, but none of them succeeded.The new president who emerged from this process, Hassan Sheikh Mohamud, is a former academic and human rights worker who only entered politics in 2011. No whiff of corruption clings to him, and he has worked tirelessly to bring about national reconciliation. And he has the wind at his back: just after he was chosen last September, a Kenyan force evicted al-Shebaab from Somalia’s second city, Kismayo.That still leaves about 95 percent of the country’s territory and three-quarters of its population beyond the government’s direct control. Al-Shabaab still rules in most rural parts of the country, and Ethiopian troops and their militia allies control much of the western border areas. Pirates with a lot of guns and money effectively dominate much of the north.One whole chunk of the country, calling itself Somaliland, has declared its independence (and runs its affairs much more peacefully and efficiently than any other part of Somalia). No other country recognizes its independence at the moment, but it used to be a British colony, quite separate from Italian-ruled Somalia, and in principle it can make exactly the same case for independence as Eritrea did when it broke away from Ethiopia.The worst problem facing President Mohamud is the venal and cunning politicians who have exploited the clan loyalties that pervade every aspect of Somali life to carve out their own little empires. Some are frankly and unashamedly warlords; others, including all the senior officials in the defunct TFG, masquerade as national politicians but work for their own interests.They have not gone away, nor have the clan rivalries that kept the fighting going for 21 years. Drawing up the rules and sharing out the power for a new federal Somalia (none of which has yet been decided) will give them plenty of opportunities to make trouble for the new president and regain their former power. Mohamud definitely has his work cut out for him.Nevertheless, he has strong UN and African Union support, and he now has a chance to create a spreading zone of peace in the country and start rebuilding national institutions. So last week the United States declared that it was now willing to provide military aid, including arms exports, to Somalia. Weirdly, that actually means that thing are looking up in the world’s only failed state.Gwynne Dyer is an independent journalist whose articles are published in 45 countries.