Published On: Sun, Oct 28th, 2012

Muuqaalada Xajka Sanadkan ugu Xausuusta badan Q:1aad Muslim Boosniya lug kagasoo Xajiyay

Waxaa warbaahinta Caalamka oo dhan noocyadeeda kala duwan soo qaateen wareysiyo lala yeeshay Muslim Boosniya u dhsahay Xambaarsan Calankii Wadankiisa iyo Boorso 20KGr ah oo ay ugu Jirto sahay intii uu awooday.

Ninkan waxaa lagu magacaabaa Zanat Hadzej 47 jir ah oo ah Qabiir Dhaqaalaha ku taqasusay, waxa uu Xajka usoo lugeeyay fogaan ka badan 6000 KM waxa uuna socodkiisa kasoo bilaalaabay magaalada uu ka soo jeedo ee ku taala Waqooyiga Boosniya Bishii Sideedaad ee Sanadkii tagay, si u soo guto Waajibka Xakja.

Zanat Hadzej waxaa lagu qiyaasay inuu maalintiiba lungeyn jiray inta u dhaxaysa 20 KM ilaa 30 KM asagoo marka habeenku u galena ku hurdi jiray Wadooyinka iyo Masaajida, mararka waxaana marti soori jiray Dadka daganaa dhulka uu markaas Habeebka ugu galo, waayo qarashka uu safarka kusoo galay waxa uu ahaa 200 Yuro kaliya.

Zanat Hadzej oo sheegay sababta uu isusoo biimeeyay dhibaatada intaas la eg usoo galay ayaa waxa uu sheegay inuu doonayay gudashada Waajibkaas, waxa uuna yiri ma awoodin inaan helo lacag aan Diyaarad kusoo raaco waxaanan go’aan ku gaaray inaan Cagahayga maalo.

Zanata Hadzej waxa uu socod kusoo maray Lix Dal laga oo kala ah Boosniya, Zerbiya, Bolgaariya, Turkiya, Suuriya Urdun ilaa uusoo gaaray Xuduuda Wadanka Sacuudiga halkaasoo laga siiyay Viize walow fasax lug ah u helin inuu Makas ugusii gudbo oo diyaarad lagaga qaaday Urdun.

Zanat Hadzej waxaa  Safarkiisa ilaa Makah ay ku qaadatay 314 Maalin waa Sanad Maalmo dhiman, taasoo Zanat ka dhigaysa Muslimkii ugu horeeyay ee Taariikhadan cusub inta la ogyahay Xajka usoo mara Masaafo intaas la eg ayadoo weliba Dalalka uusoo maray ay ay kala duwanaayeen Siyaasad ahaan, Diin ahaan iyo Jawi ahaanba.

Waxaana xasuusin mudan Zanat Wadamada uusoo maray Diin ahaana Qaarkood waxay ahaayeen Masiixiyiin Qaarna Muslimiin, Wadamada Qaarna waxay ahaayeen Wadamo ay Wada dagaan Muslimiinta iyo Masiixiyada waxa uuna sheegay Dadkii uulasoo kulmay oo dhan inay si wanaagsan usoo dhaweeyeen una marti soori jireen intuu Safarka soo ahaa.

Waxaa uuna Zanat sidoo sheegay inuu fka ku hayay Talbiyada Xajka mudada uu socodka kusoo jiray oo uusan marna afkiisa ka deynin, mar walba uu daal dareemana uu naftiisa ku dhiiri galin jiray yoolka uu leeyahay qiimihiisa illaahna waxa uu ka baryi jiray inuu Awood siiyo si uu u gaaro Makah.

Zanat mar la weydiiyay miyaadan Cabsi dareemin maadaam aad soo martay Dhulal kala duwan Buuro, Togag, Wabiyaal iyo Dhul Banaan ahba? Waxa uu ku jawaabay: Maxaan u cabsadaa Ilaah ayaaba ila jiree, mar la weydiiya Boorsada weyn ee dhabarka u saaran waxa ugu jirayna? waxaa uu sheegay inaysan ugu jirin Biyo iyo Cuntaba oo uu Sibraarkiisa marnaa markii uu ka soo baxayay Magaaladii uu kasoo bilaabay socodka.

Zanat markii uu gaaray Makah waxaa si Maamuus leh usoo dhaweeyay Dad Maalqabeeno iyo Culimaba isugu jira ayagoo qaarkood ka dalbaday inay dajiyaan Hoteelada ugu qaalisan ee Xujaayda dagto walow uu ka diiday kana doorbiday inuu la dago Xujaayda dagan meelaha caadiga ah ee Xujaayda dagaan.

Zanat Hadzej waxaa ka muuqatay farxad iyo kalsooni aad u weyn markii uu gaaray yoolkiisii ama ay u dhabawday Riyo tiro sadax jeer ah kusoo noqnoqatay, taasoo uu ku arki jiray mar kasta asagoo Xajka lug ku tagay soona Xajiyay.

Halkaan ka daawo safarkii Taariikhda lahaa ee Xaaji Zanaat Hadzej muuqaal ahaan http://www.youtube.com/watch?v=KF02Y-viQW0

 

W/Q: SH/Calinuur Xoogsade

asadxg@hotmail.com

facebook.com/ali.noor


About the Author

-

Hiiraan Net. All Rights Reserved Designed by Hiiraan Net.
There have been no elections in Somalia since 1967 and there won’t be any this year either. But the country has a new parliament (appointed on the advice of clan elders) who have elected a new president, and the new government actually now controls a significant part of the country. The world’s only fully “failed state” may finally be starting to return to normality.A failed state is a horrendous thing: no government, no army, no police, no courts, no law, just bands of armed men taking what they want. Somalia has been like that for more than 20 years, but now there is hope. So much hope that last month the United Nations Security Council partially lifted its embargo on arms sales to Somalia in order to let the new Somali government buy arms, and last week the U.S. government followed suit.The new government replaces the “Transitional Federal Government”, another unelected body that had enjoyed the support of the UN and the African Union for eight pointless years. Then last year a World Bank report demonstrated the sheer scale of its corruption: seven out of every ten dollars of foreign aid vanished into the pockets of TFG officials before reaching the state’s coffers.Fully a quarter of the “national budget” was being absorbed by the offices of the president, the vice-president and the speaker of parliament. The fact that after all that the TFG still only controlled about one square kilometre (less than one square mile) of Mogadishu, the capital, while the rest of the shattered city was run by the Islamist al-Shabaab militia, an affiliate of al-Qaeda, also contributed to the international disillusionment.That tiny patch of ground, moreover, was being defended not by Somali troops but by thousands of Ugandan and Burundian soldiers of the African Union Mission in Somalia (Unisom). More than 500 of them had lost their lives defending the useless TFG, and the foreign donors were losing faith in the mission. But the Unisom soldiers did achieve one major thing: they fought al-Shabaab to a standstill in Mogadishu.In August 2011 the Islamist militia pulled its troops out of the capital. That created an opening, and the international community seized it. It ruthlessly initiated a process designed to push the TFG aside: Somali clan elders were asked to nominate members for a new 250-seat parliament, which was then asked to vote for a new president and government.It was obviously impossible to hold a free election in a country much of which was still under al-Shabaab’s control, but this process also had the advantage that it allowed the foreigners to shape the result. The corrupt officials who had run the old TFG all re-applied for their old jobs, but none of them succeeded.The new president who emerged from this process, Hassan Sheikh Mohamud, is a former academic and human rights worker who only entered politics in 2011. No whiff of corruption clings to him, and he has worked tirelessly to bring about national reconciliation. And he has the wind at his back: just after he was chosen last September, a Kenyan force evicted al-Shebaab from Somalia’s second city, Kismayo.That still leaves about 95 percent of the country’s territory and three-quarters of its population beyond the government’s direct control. Al-Shabaab still rules in most rural parts of the country, and Ethiopian troops and their militia allies control much of the western border areas. Pirates with a lot of guns and money effectively dominate much of the north.One whole chunk of the country, calling itself Somaliland, has declared its independence (and runs its affairs much more peacefully and efficiently than any other part of Somalia). No other country recognizes its independence at the moment, but it used to be a British colony, quite separate from Italian-ruled Somalia, and in principle it can make exactly the same case for independence as Eritrea did when it broke away from Ethiopia.The worst problem facing President Mohamud is the venal and cunning politicians who have exploited the clan loyalties that pervade every aspect of Somali life to carve out their own little empires. Some are frankly and unashamedly warlords; others, including all the senior officials in the defunct TFG, masquerade as national politicians but work for their own interests.They have not gone away, nor have the clan rivalries that kept the fighting going for 21 years. Drawing up the rules and sharing out the power for a new federal Somalia (none of which has yet been decided) will give them plenty of opportunities to make trouble for the new president and regain their former power. Mohamud definitely has his work cut out for him.Nevertheless, he has strong UN and African Union support, and he now has a chance to create a spreading zone of peace in the country and start rebuilding national institutions. So last week the United States declared that it was now willing to provide military aid, including arms exports, to Somalia. Weirdly, that actually means that thing are looking up in the world’s only failed state.Gwynne Dyer is an independent journalist whose articles are published in 45 countries.