Daawo sawirada shirkada Amaana oo deeq aay wakiil ka tahay gaarsiisay dad dhibaateysan. SAWIRO
>
Wakiilka Amaana, Xasan Ibrahim oo lacag dollar ah siinaya dadka dhibaateysan
Lacagaha aay qeybisay shirkada Amaana ayaa waxaa soo kala dhiibay jaaliyadaha dibbada kuwaasoo ku tabarucayay qoysaska ku dhibaatoobay fatahaadii ka dhacday magaalada B/weyne,
Jaaliyadaha ayaa kala ah.
Jaaliyada Somaliyeed ee Århus, Denmarka 6445 dollar
Jaaliyada Somaliyeed ee Ireland, 1328 dollar
Jaaliyada Somaliyeed ee USA, 5000 dollar.
Halkan ka aqri warbixinta oo dhamwystiran. www.hiiraannet.com/?p=29960


















