Published On: Fri, Nov 23rd, 2012

Soonka Muxaram Waa Fursad Q:3aad Sabtiga Waa Caashuuraa! WQ: Calinuur Xoogsade

Ogoysiin iyo Cudurdaarasho ayaan ku hor marinayaa maqaalkan si aan u saxo gaf xaga taariikhda ah oo aan ku qoray Maqaalkii cinwaankiisu ahaa Soonka Muxaram Waa Fursad qeybtii labaad, taasoo aan dib ka ogaaday inaysan sax aheyn Taariikhda aan sheegayna ka qaldan yihiin.

Marka waxaan Walaalaha ogeysiinayaa in Caashuurada sanadkan ku aaddan tahay Ilaahay idankii Sabtiga waxaan qofka uu fursad u heestaa inuu soomo Sagaalka Jimcaha ku beegan iyo Tobanka oo Sabti ku beegan ama inuu Sabti Tabanka soomo Axada oo 11 Muxaram ahna dib ka soomo.

Jimcaha waa 09/01/1434 kuna began 23/11/2012 Sabtina waa 10/01/1434 kuna began 24/11/2012 waxaana markasta jiri kara khilaaf ku saabsan Maalinta Tobanka ku beegan tahay maadama aragtida bisha lagu kala duwanaan karo.

Iska Jir Maalmaha Barakaysan Bidcooyinka

Markaana waxaan ka hadlayaa waxyaabo dadku qaar ama Firqooyinka qaar ama Magaalooyinka qaar Muslimiinta dagan ay sameeyaan marka lagaaro Tobanka bishaan Muxram ayadoo qaar ay muujiyaan Farxad gaar ah lana yimaadaan waxyaabo muujinaya Farxda, halka qaar Dadka qaarna ay Murugo muujiyaan ayagoo sameeya arimo muujinaya inay Murugsan yihiin walow Soomalida iyo Soomaliya aanan ku dhex maqal arimahaan, balse maadaama ay jiraan waxaa lagama maarmaana ah in wax la yiraahdo.

Waxaana isweydiin mudan in wax lga ogaado maxay labadaas dhinac u Daliishtaan inay Farxaan ama Murgaan maadaama ay Diin ka tahay ama Diinta Islaamaka dad ku abtirdaba yihiin?

Sheekh Ibnu-Taymiyah Allaha u raxmadee mar uu u jawaabayay dad arimahaaswaxka weydiiyay waxa uu yiri:[Sooma aroorin wax ka hadlaya arimahaas Xadiis ka Saxiix noqday Nabiga Suuban Nabad iyo Naxariis korkiisa Allaha yeelee iyo Saxaabadiisa man ku timaamin arintaas Suno Imaamyada muslimiidta midkood, IMaanada Afarta ah ha ahaadeen ama kuwa kalba, mana ka Warin Kitaabta kuwa qoray Kitaabada Axaadiista la Daliishado wax ka mid ah arintaas, Nabiga Suuban Nabad iyo Naxriis korkiisa ha ahaatee ama saxaabadiisa ama Tabiciinta lama Warin Xadiisna ha ahaato saxiix ama Daciif. Laguma qorin Kitaabada saxiix ah ama Sunanka ama Musnadyada, lagamana soo guurin Axaadiis ku saabasan arintaas Qarniyadii Fadliga badnaa].

Waxa uuna hadalkiisa kusii sheegay Ibnu-Teymiyah: [hase yeeshee kuwa dambeeyay qaarkood ayaa arintaas ka wariyay sida Xadiis sheegaya: Qofkii indha kuushaa Maalinta Tobanaadka daaf kuma dhaco Sanadkaas, Qofkii Qubeesta Maalinta Tobanaadka ma bukoodo Sanadkaas iyo waxyaabo la mid ah ayay sheegeen, waxayna sidoo kale sheegaan Fadli ay leedahay Salaado ay Tobanka bishaan la Tukado, waxay kaloo Wariyaan Xadiisyo sheegaya:  in Tobonaadka Muxaram laga Towbad aqbalay Aadan Doontii Nuuxna ay dhulka soo caga dhigatay, Nabi yuusuf inuu Aabihiis u tahay, in Nabi IBraahiim la dabkii laga badbaadiyay, Nabi Ismaaciilna Gooraclaga furtay Caashuuraa]

Ibnu Taymiyah oo hadal dheer ka sheegay waxaa uu nuxurka hadalkiisu yahay: Daliiladaas ay sheegeen Kooxahaas Ahlu Bidcada ah ama kuwa la mid ah oo ku Saabsan Caashuuraa oo Saxiix ah ma jiraan marka laga reebo kuwii aan kaga soo hadalnay Soonka Caashuuraa Fadliga uu leeyahay labadii Maqaal ee horena aan kusoo faahfaahinay.

Hadaba sidaba Dunida maanta laga yaqaano Caashuuraa oo ah Maalinta Tobonaad ee bishaan Muxaram waxaa si gaar ah u buunbuuniya Shiicada diiday Sunada Nabi MUxamad Nabad iyo Naxariis korkiisa Allaha yeelee ayagoo qiil ka dhiganaya ama Daliilo been ah fadliyo gaar ah usoo aroorinaya dhahayana waa Maalintii la dilay Xuseen Ibnu Cali Aalaha ka Raali noqdee ayay mujinayaan Murogo islamarkaana sameeyaan waxyaaba muujinaya inaysan Shiicada ka harin Dhaqankii ay lahaan jireen Beershiyiintii Majuusta aheyd Islaamka ka hor walow kuwaan ay Islamka sheegtaan.

Maalinta Tobanaadka waxa ay Shiicada Raafidada la soo baxaan Seefo iyo midiyo waxaysoo xertaan Dhar madmadaw ayagoo Dhabanadana iska garaaca barooranayana dhahaya waxaan u murgeynaa Dilkii Xuseen Ibnu Cali Allah aka raali noqdee si ay qiil ugu raadsadaan Caadooyinkii Jaahiliga ay lahaan jireen Islaamka ka hor.

Qofkii Muslim ah Diinta Islamkana ama Dhaqanka Muslimiintaba wax ka yaqaana waxaa uu ogyahay waxa ay samaynayaan inaysan aheyn wax Diinta islaamka waafaqsan waayo Islaamku waxa uu faraa Muslimiinta inay Sabraan hadii Musiibo kasta ay dhacdo, waxaa Diinta ku mamnuuc ah in dhabanada layka garaaco xiliga ay musiibada dhacdo ama in dharka la iska jeexjeexo, sidoo kalna waxaa mamnuuc ah in nafta la dhibaateeyo ama lagu sameeyo wax dhibaato kasoo gaari karto

Suurada Albaqra Aayada 115aad: {..u Bishaaree kuwa Sabra…}

Nabiga Suubana waxa uu yiri: {Naga mid ma aha ruuxii Dhabanada Garaaca, Dharkana jeexjeexa..} xadiisku waa saxiix.

Sababta aan arimahaan Munaasabadaan u raacinayana waa in aan kasii digtoonaano Shiicada iyo Barnaamijteeda ku sabsan faafinta fekerkooda ee Soomaliya laga yaabo inuu ka biloowday ama ka bilaaban doono ayadoo ay waayo dhexe Dad badan aad ugu kadsoonaan jireen una haysten inay byihiin Shiicada Gumeysi diid iyo Xaq u dir walow dadka Taariikhdooda yaqaana ay ogyohiin inay abid Gumeysi kalkaal ahaan jiree.

Gunaanad: Cibaado marba hadii laga hadlo iyo Ajar raadsi waxaa Shardi ah inuu Ruux waxa uu samaynaayo laba jeerba aad u digtoonaadaa.

Marka Koowaad inuu Illaah dartiis u sameeyaa Camalka uu ku Cibaadaysanayo asagoon Dan kale ka laheyd cid kala aanan Illaah kula lamaanin.

Marka labaadna Camalka hadiiba uu Cibaado yahay waa inuu waafaqsanaadaa Sunihii Nabi Muxamad Nabad iyo Naxariis Korkiisa Allaha yeelee waayo haduusan Camalka Waafaqin Sunaha waxaa uu nqonayaa Bidco, Bidcana wax Ajar ah laguma helo balse dembi ayuu ka dhaxlaa qofkuu ku cibaadeesta.

Sidaa darteed waa inaan Bishan Muxaram iyo Waqti kastaba Cibaado ahaan loola imaan wax Sunaha Nabigeena Suuban Nabad iyo Naxariis Korkiisa Alalaha yeele aan daliil saxiix ah loogu haynin, waayo Diin ma aha wax la jideeyay Gadaashiis waxaa uuna nooga dhintay Diin Kaamil ah oo aan barax llaheyn kaas ayaana nagu filan barxidna uma baahna.

Illaahay hana waafajiyo inaan ka faaiidaysano Fursadaha Qaaliga ah ee Bisha Muram iyo Bil kastaba dembigeena iyo Dembiga Waalidkeena iyo Macalimiintii Diinka nasoo baray illaah haku cafiyo Cibaadada aan samayneyno aamiin aaamiiin.

 

W/Q: SH/Calinuur Xoogsade

asadxg@hotmail.com


About the Author

-

Hiiraan Net. All Rights Reserved Designed by Hiiraan Net.
There have been no elections in Somalia since 1967 and there won’t be any this year either. But the country has a new parliament (appointed on the advice of clan elders) who have elected a new president, and the new government actually now controls a significant part of the country. The world’s only fully “failed state” may finally be starting to return to normality.A failed state is a horrendous thing: no government, no army, no police, no courts, no law, just bands of armed men taking what they want. Somalia has been like that for more than 20 years, but now there is hope. So much hope that last month the United Nations Security Council partially lifted its embargo on arms sales to Somalia in order to let the new Somali government buy arms, and last week the U.S. government followed suit.The new government replaces the “Transitional Federal Government”, another unelected body that had enjoyed the support of the UN and the African Union for eight pointless years. Then last year a World Bank report demonstrated the sheer scale of its corruption: seven out of every ten dollars of foreign aid vanished into the pockets of TFG officials before reaching the state’s coffers.Fully a quarter of the “national budget” was being absorbed by the offices of the president, the vice-president and the speaker of parliament. The fact that after all that the TFG still only controlled about one square kilometre (less than one square mile) of Mogadishu, the capital, while the rest of the shattered city was run by the Islamist al-Shabaab militia, an affiliate of al-Qaeda, also contributed to the international disillusionment.That tiny patch of ground, moreover, was being defended not by Somali troops but by thousands of Ugandan and Burundian soldiers of the African Union Mission in Somalia (Unisom). More than 500 of them had lost their lives defending the useless TFG, and the foreign donors were losing faith in the mission. But the Unisom soldiers did achieve one major thing: they fought al-Shabaab to a standstill in Mogadishu.In August 2011 the Islamist militia pulled its troops out of the capital. That created an opening, and the international community seized it. It ruthlessly initiated a process designed to push the TFG aside: Somali clan elders were asked to nominate members for a new 250-seat parliament, which was then asked to vote for a new president and government.It was obviously impossible to hold a free election in a country much of which was still under al-Shabaab’s control, but this process also had the advantage that it allowed the foreigners to shape the result. The corrupt officials who had run the old TFG all re-applied for their old jobs, but none of them succeeded.The new president who emerged from this process, Hassan Sheikh Mohamud, is a former academic and human rights worker who only entered politics in 2011. No whiff of corruption clings to him, and he has worked tirelessly to bring about national reconciliation. And he has the wind at his back: just after he was chosen last September, a Kenyan force evicted al-Shebaab from Somalia’s second city, Kismayo.That still leaves about 95 percent of the country’s territory and three-quarters of its population beyond the government’s direct control. Al-Shabaab still rules in most rural parts of the country, and Ethiopian troops and their militia allies control much of the western border areas. Pirates with a lot of guns and money effectively dominate much of the north.One whole chunk of the country, calling itself Somaliland, has declared its independence (and runs its affairs much more peacefully and efficiently than any other part of Somalia). No other country recognizes its independence at the moment, but it used to be a British colony, quite separate from Italian-ruled Somalia, and in principle it can make exactly the same case for independence as Eritrea did when it broke away from Ethiopia.The worst problem facing President Mohamud is the venal and cunning politicians who have exploited the clan loyalties that pervade every aspect of Somali life to carve out their own little empires. Some are frankly and unashamedly warlords; others, including all the senior officials in the defunct TFG, masquerade as national politicians but work for their own interests.They have not gone away, nor have the clan rivalries that kept the fighting going for 21 years. Drawing up the rules and sharing out the power for a new federal Somalia (none of which has yet been decided) will give them plenty of opportunities to make trouble for the new president and regain their former power. Mohamud definitely has his work cut out for him.Nevertheless, he has strong UN and African Union support, and he now has a chance to create a spreading zone of peace in the country and start rebuilding national institutions. So last week the United States declared that it was now willing to provide military aid, including arms exports, to Somalia. Weirdly, that actually means that thing are looking up in the world’s only failed state.Gwynne Dyer is an independent journalist whose articles are published in 45 countries.