Hiiraan Rehabilitation & Dev. Org
 

DHISMAHA DUGSIGA HOOSE DHEXE EE BUUNDO WEYN

BARTIMIHII 2003 AYAA URURKA HIRDO WUXUU MAGAALADA B/WEYNE KA FULIYAY DHISMAHA HOOS KA MUUQDA OO AH DUGSIGA HOOSE DHEXE EE BUUNDO WEYN WAXAA HALKAA LAGA DHISMAY 4 QOL OO AAD U WAA WEEYN, KUWAASOO AAY AAD UGA FAAÍDEEYSTAAN CARUURTA DEGAN XAAFADA BUUNDO WEYN IYO AGAGAARKEEDA. GUUD AHAAN ARDAYDA WAX KA BARATA WAXEEY GAARAYAAN ILAA 300, WAXAANA WAX KA DHIGA MACALIMIIN SI TABARUC AH WAX UGA DHIGA CLASS 1aad ILAA 6aad AYAA LAGU DHIGTAA               

                            DHISMAHA DUGSIGA HOOSE DHEXE EE BUUNDO WEYN