Afhayeenka cusub oo loo magacaaabay maamulka gobolka Banaadir

by admin | Saturday, Apr 18, 2015

Muqdisho : HN :–Kaddib wareegto ka soo baxday guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Xassan Max’ed Xusseen Muungaab ayaa xilkii uu hayay looga qaaday afhayeenkii maamulka gobolka Banaadir Cali Max’uud Seeko, waxaana afhayeen cusub loo magacaabay C/fitaax Cumar Xalane.

Wareegto ka soo baxay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir in markii uu Guddoomiyuhu arkay ahmiyada ay leedahay magacaabida xilkaxala Afhayeenka Gobolka Banaadir ayuu Guddoomiyuhu magacaabay C/fataax Cumar Xalane oo horay u ahaa Agaasimaha Waaxda Warfaafinta.

C/fataax Cumar Xalane oo ka mid ahaa bahda saxaafada ayaa noqonaya afhayeenkii saddexaad ee xilkan loo magacaabay tan iyo markii Guddoomiye Muungaab uu xilka ka qabtay, waxaa ka horeeyay labo afhayeen.

Wareegtada magacaabista afhayeenka cusub :

afhayeen

Hiiraan Net.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!