Akhriso magacyada xildhibaannad si rasmi ah natiijadoodii doorasho loo baabi’iyay

by wadani | Wednesday, Dec 14, 2016

Muqdisho :HN :- War qoraal ah oo kasoo baxay gudiga xalinta khilaafaadka ayaa waxaa lagu laalay 11 kursi oo kamid ah kuraastii doorashada xildhibaanada oo ka dhacday xarumaha shanta maamul goboleed.

Qoraalka oo ay heshay Jowhar.com ayaa waxaa ka muuqday in shan kamid ah xildhibaanada lagu doortay magaalada Baydhabo aysan waxba ka jirin, halka maamulada HirShabeele iyo Puntland laga laalay min lagu xildhibaan.

Hoos ka akhriso qoraalka gudiga xalinta khilaafaadka.


Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!