Amb, Yuusuf Bari Bari oo ku geeriyooday weerarkii hotelka Maka Al-Mukarama

by admin | Friday, Mar 27, 2015

Muqdisho : HN :– Warar goor dhaw soo baxay ayaa sheegaya in uu u geeryooday dhaawac culus ka soo gaaray weerar Al-shabaab ay ku qaadeen hotelka Maka Al-Mukarama danjirihii dowladda Soomaaliya u fadhiyay dalka Switzarland Yuusuf Bari Bari.

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max’uud, guddoomiyaha barlamaanka Soomaaliya Pro Max’ed Cismaan JawaariAMB-Baribari iyo ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya ayaa ka tacsiyeeyay geerida safiirka.

Weerarka maanta lagu qaaday hoteelka Maka Al-Mukarama waxaa sheegtay mas’uuliyadiisa xarrakadda Al-shabaab, iyadoo waraku sheegayaan in kooxo hubeysan mudo gaab la wareegeen hoteelka, hasse ahaatee markii danbe la soo afjaray heysashadooda.

Hiiraan Net.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!