Aqriso nuqul ka mid ah qodobada ku jiray mooshinka ka dhanka ah ra’iisal wasaaraha

by admin | Sunday, Nov 9, 2014

xildhibMuqdisho : HN :– Dhawaan ayeey aheyd markii tiro xildhibaanno ah oo taageersan madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max’uud u gudbiyeen guddoonka baarlamaanka mooshin ka dhan ah ra’iisal wasaaraha iyaga oo u cuskanay qodobo dhowr ah oo ay tilmaameen in uu ku xadgudbay ra’iisal wasaaaraha.

Aqriso qodobada ku qornaa mooshinka :

Mooshin

Hiiraan Net

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!