Aqriso qoraal xukuumada ay ka soo saartay colaada deegaanka Deefoow

by admin | Tuesday, Oct 21, 2014

Astaanta-Soomaaliya-300x228Muqdisho : HN :–Kaddib kulan maanta ay ku yeesheen magaalada Muqdisho  guddiga amniga ee golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada oo loo xilsaaray xallinta mushkiladda gobolka Hiiraan ka jira ayaa laga soo saaray go’aamo dhawr ah oo ku aaddan rabshadaha ka dhacay gobolka Hiiraan.

Aqriso qoraalka ka soo baxay guddiga :

War_Murtiyeed_Gobolka_Hiiraan (1)

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!