Aqriso war-murtiyeedkii ka soo baxay shirkii wadda-tashiga siyaasada Soomaaliya

by admin | Monday, Sep 21, 2015

IB0A9564Muqdisho : HN:– Warbaahinta ayaa loo soo bandhiga goor dhaw war-murtiyeedkii ka soo baxay shirkii wadda-tashiga siyaasada Soomaaliya oo ay Muqdisho  ku lahaayeen madaxda DF, hogaamiyayaasha maamul gobolleedyada, iyo beesha caalamka, kaa oo looga wadda hadallayay jihada siyaasada Soomaaliya ee sanadka 2016 ka iyo nooca doorasho ee la filayo in ay dalka ka dhacdo.

Aqriso war-murtiyeedka :

Shirkii_Wadatashiga_Muqdisho_ (1)Shirkii_Wadatashiga_Muqdisho_ (2)

 

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!