Arday ka qalin jibisey dugsiaga sarre ee magaada Nasjö Sweden. SAWIRO

by Yahye | Tuesday, Jun 19, 2012

Nasjö: HN: Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay magaalda Nasjö ee wadanka Sweden. Ujeeddada xafladan ayaa ku saabsanayd arday Somaliyeed oo loo sameeyey xaflad qalin jabin, ka dib markii ay ku guuleysteen inay dhameystaan dugsiga sare. Ardaydan ayaa waxaa ka mid ahaa labo gabdhood oo la kala yiraa Muna iyo Nimco.

Xafladan ayaa waxa ka soo qayb galay dad badan oo degan magaalada Nasjö kuwaasoo isugu jirey waalidiin, macalimiin, iyo dadka degan magaalada Nasjö.

Ugudanbeyntii xafladan ayaa ardeydu tuureen koofiyadii astaanta u ahayd dhameynta waxbarashada dugsiga sarre.

 

 

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!

Fariimaha waxaad reebi kartaa adigoo Guest ahaan ah