Arday ka qalin jibisey dugsiyada sarre ee magaada Stockholm Sweden. SAWIRO

by Yahye | Thursday, Jun 5, 2014

Stockholm: HN: Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay mid ka mida dugsiyada sarre ee magaalada Stockholm wadanka Sweden. Ujeeddada xafladan ayaa ku saabsanayd arday aay Somali ka mid tahay oo loo sameeyey xaflad qalin jabin ah ka dib markii ay ku guuleysteen inay dhameystaan dugsiga sare. Ardaydan ayaa waxaa ka mid ahaa Maryan, Fartuun iyo Quman.

Xafladan ayaa waxa ka soo qayb galay dad badan oo degan magaalada Stockholm kuwaasoo isugu jirey waalidiin, macalimiin, iyo dadka degan magaalada Stockholm.

Ugudanbeyntii xafladan ayaa ardeydu ku tuureen koofiyadii astaanta u ahayd dhameynta waxbarashada dugsiyada sarre.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!