Askari ka tirsan nabad-sugida oo lagu dilay Beledweyne

by wadani | Sunday, Jul 16, 2017

Beledweyne : HN :-Kooxo hubeysan ayaa gordhow oo caawa xaafadda Howlwadaag ee Magaalada Baladweyne Ku dilay allaha unaxariiste askari ka tirsana ciidamada nabad sugida ee gobolka Hiiraan.

Goob joogayaal ayaa sheegay in Askari  ay toogteen kooxo hubeysan islamarkana ay ka qaateen qorigii u watay marxuum-ka .

Kooxda dilka geystay ayaa goobta ka baxsaday ilaa iyo hadda ma jirto cid loo soo qabtay.

Saraakiil ka tirsan ciidamada nabad sugida Magaalada Baladweyne ayaa sheegay in lagu daba- joogo kooxihi ka dambeyay dilka askariga.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!

Fariimaha waxaad reebi kartaa adigoo Guest ahaan ah