Scroll to Top

Hiiraan | Hiiraan Net |

Hiiraan | Hiiraan Net | Wararka somalia | Somali news | Warar, Quraan iyo Tafsiir.


Yahye

This user hasn't shared any profile information

Hiiraan Net: – Waxaan dadweynaha sharafta leh ee ku xiran Hiiraan net ka raali gelineynaa ciladii ku dhacday boggan, hadda shaqo dheer kadib waxaan ku soo noqonay hawada. Cilada qabsatay bogga Hiiraan Net ayaa ahayd Virus/Malware lagu soo weeraray, waxaana lagu qasbanaaday in hawada laga saaro inta laga nadiifinayo Viruska. Alxamdu lilaah hada waxaan rajeynaynaa...

KAMPALA –A.A –  Ugandan authorities on Monday dropped terror charges against two Somali women. “The Director of Public Prosecutions has lost interest in prosecuting the two,” Edward Muhumuza, a state attorney, told reporters. He presented an official letter dated Jan. 15 to Magistrate Pamela Acaye to withdraw the case against the two women, with no...

Muqdisho: HN:- Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xaflad lagu qabtay dugsi ku yaalla degmada Xamarjajab ee Muqdisho ku saxiixay heshiiska Qaramada Midoobay ee dhowrista xuquuqda carruurta. Xafladda waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan xukuumadda, baarlamaanka, Qaramada Midoobay iyo maamulka degmada Xamarjajab. Baarlamaanka...

Baydhabo; HN;- Howlgallo amniga lagu sugayo oo muddo labo cisho ka socday magaalada Baydhabo ayaa lagu soo qabqabtay 190 oo qof, sida ay saxaafadda u sheegeen saraakiisha laamaha ammaanka ee fulinayay howlgallada. Taliyaha booliska gobolka Baay Col. Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo la hadlay saxaafadda ayaa sheegay inay socdaan baaritaan ay ku sameynayaan dadka lagu soo qabtay...

Muqdisho; HN;- Wararka ka imaanaya Afgooye ayaa sheegaya in Duqii degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose Cali Caddow (Cali Jamiil) iyo labo qof oo kale lagu dilay qarax lala eegtay gaarigiisa. Labo ka tirsan ilaaladiisa ayaa sidoo kale ku dhaawacantay weerarka oo ka dhacay deegaanka Xaawo-Cabdi ee gobolka Shabeellaha Hoose. Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose,...

Muqdisho; HN- Raysul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdulrashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mohamed Al-Cutmani, iyagoo ka wada hadlay horumarinta xiriirka iskaashi iyo wax wada qabsi ee dalalka Soomaaliya iyo Isu-tagga Imaaraadka Carabta. Labada mas’uul ayaa kulankooda uga hadlay arrimo...

MOGADISHU (Reuters) – Somalia’s new prime minister was on Saturday given two more weeks to present a new cabinet to parliament after lawmakers rejected his first list, extending a period of drift in government that donors say is hurting recovery efforts. Lawmakers had approved the appointment of Prime Minister Omar Abdirashid Ali Sharmarke in December, the...

Muqdisho; HN;- Ciidanka ilaalada gobolka Banaadir ayaa howlgal lagu burburinayo ganacsiga sharci darrada ah ee ku yaalla hareeraha waddooyinka waxay ka sameeyeen waddada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho. Howlgalka ayaa waxaa laga fuliyay inta u dhexeysa isgoysyada Jubba iyo Dabka. Taliyaha ciidanka ilaalada deegaanka Xamar Gaashaanle Sare Axmed Xuseen Mahdi ayaa...

Baydhabo: HN:- Wadaad lagu magacaabi jiray Shariif Sayid Ow-Nuuroow oo Magaalada Baydhabo laga garanaayay ayaa xalay lagu dilay Magaaladaasi, sida uu xaqiijiyay Saalax Shariif Sayid Ow-Nuuroow oo ah wiil uu dhalay wadaadka la dilay. Kooxo hubaysan ayaa wadaadka waxa ay dileen, xilli uu kasoo baxay masaajidka sida dadka goobjooga ahaa wariyeen. Ragga hubaysan ee Bistoolado...

Muqdisho; HN;- Ra’iisul Wasaare Sharmarke, ayaa sheegay in uu go’aansaday in dib-u-eegis ku sameeyo Golaha Wasiirada ee uu soo magacaabay 12-kii Januray 2015. Isagoo dareensan muhiimadda ay leedahay in tixgalin gaar ah la siiyo afkaarta kala duwan ee Xildhibaanada kadibna uu soo bandhigi doono Xukuumad hanan karta kalsoonida baarlamanka iyo shacabka Soomaaliyeed. “Waxaan...

BOSASSO, Somalia (Reuters) – Islamist fighters have killed at least two officers at a police post in a northern Somali town, rebels and police said on Thursday, as the militants, driven out of areas further south, make more frequent attacks in the semi-autonomous north. African Union peacekeepers and the Somali army launched a campaign last year that has forced al...

Nairobi; HN; – Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ugu yaraan lix qof oo uu ku jiro askari Kenyan ah ay ku dhinteen dhowr kalena ay ku dhaawacmeen iska hormaad ciidamadeeda iyo maleeshiyo ka tirsan al-shabab ku dhex maray , meel ku dhow xadka Kenya iyo Somalia. Wasaaradda difaaca ee dalka Kenya ayaa sheegtay in iska horimaadka  uu dhex maray ciidamada Kenya ee qeybta...

Muqdisho: HN.- Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ugu baaqay xildhibaanada qaar inay iska daayaan is xulufeysiga ku aadan carqaladeynta xukuumada cusub, isagoona u sheegay xildhibaanada in loo baahan yahay in Cumar C/rashiid iyo xukuumada cusub uu soo dhisay la siiyo waqti howshooda qaran ay ku gutaan. Xukuumada uu soo...

Muqdisho; HN;- Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna duqa Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Mungaab aya qurbo joogta Soomaaliyeed ugu baaqay iney si deg deg ah ugu soo laabtaan Dalka isla markana ay dayactiraan guryaha burbursan ee ku leeyihiin Caasimada Muqdisho. Mungaab ayaa Sidoo kale sheegay in bilicda Caasimada muqdisho ay ku xiran tahay in la dayactiro guryaha burbursan...

Three Edmonton cousins have died while fighting overseas for ISIS, says the father of one of the men.  Ahmed Hirsi says his 20-year-old son Mahad was killed last fall along with cousins Hamsa and Hersi Kariye. A third cousin from Minnesota, Hanad Abdullahi Mohallim, was also killed, he said. Other family members deny the men died while fighting for ISIS, but Hirsi insists...

Muqdisho; HN;- Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa go’aamiyay in la sameeyo guddi Baarlamaani ah oo la dagalama musuq-maasuqa ka dib markii 19 Wasaaradood oo ka mid ah Wasaradaha Dowlada Soomaaliya lagu helay Masuq masuq. Xildhibaanada ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la sameeyo guddi...

Jowhar: HN:- Wararka ka imaanaya deegaanka Raage-ceele ee gobolka Shabeelada hoose ayaa sheegaya in dabeylo xoogan galabta 5:00 galabnimo aay ku dhifteen halkaa. Dabeylahan xoogan ayaa la sheegayaa in qasaaro hantiyeed aay ka soo gaartay dadka degan deegaanka Raage-ceel. Maamulka gobolka ayaa la sheegayaa in darsayo qasaaraha iyagoona qorsheynaya in maalinka barri ah aay...

Maqaal; HN;- Waxaad wada ogsoontihiin in Xildhibaanada Dowlada Fedrallaka ee 275 ahi in aay sitaan inta ugu badani jinsiyado Shisheeye oo kala duwan. Waxaa ilaa iyo hada la ogyahay in 168 xildhibaani aay sitaan jinsiyadaha Yurub oo ay Qaxooti Cayr ku nool ah ahaayeen hadana Dhiylo iyo Babaay ku noolyihiin. Kuwo kale waxaay sitaan Baasabooro USA iyo Kanada halka 32 xildhibaani...

MOGADISHU:— Xinhua:-  More than 100 Somali lawmakers on Tuesday vowed to block the nomination of a new cabinet in Parliament. The members of parliament said in Mogadishu they will not pass a motion to approve the newly unveiled council of ministers, noting that the prime minister included ministers in the former cabinet is against their will. Abdi Ahmed Dhuhulow, one...

Startribune;- Halima Ibrahim’s adult children pleaded with her not to go back to Somalia. Friends attending the Minneapolis memorial for her husband, a civil engineer gunned down in Mogadishu last November, assumed she’d stay in Minnesota. But Ibrahim is flying to Mogadishu this week, with new resolve to pitch in for her war-torn country’s comeback. In the past...