Bandhig buugaag oo lagu qabtay magaalada Beledweyne

by wadani | Friday, Dec 23, 2016

Beledweyne : HN :-Magalaada Baladweyne ee xaruunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka socda Bandhiga  Carwada Bugaagta Hiiraan waxan goobta Munaasabada lagu soo bandhigay bugaag ay qoreen dhalinyaro da’a yar oo iskugu jira wiilal iyo gabdho kuwaaso si weyn u soo jiitay dhamaan dadkii ka qeyb galaya bandhigan.

Bandhigan buugagta Hiiraan ayaa aha bandhigii ugu horeyay ee lagu qabto Magalaada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan

Munaasabada furitaan Bandhig carweedka buugaagta Hiiraan waxaa ka soo qeyb-galay maamulka gobolka Hiiraan kan dagmada Beledweyne aqoonyahano Abwaano iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Beledweyne.

waana bandhigii afaraad oo lagu qabto Somalia iyado saddex jeer lagu qabtay Magaalada Muqdisho sida u sheegay  Agaasiimaha bandhiga buugagta Hiiraan Faarax Muxumed Xiirane ( Faarax Lamaane)

Bandhiga Bugaagta ee ka socda Baladweyne Hiilnews (3)Bandhiga Bugaagta ee ka socda Baladweyne Hiilnews (4)Bandhiga Bugaagta ee ka socda Baladweyne Hiilnews (5)Bandhiga Bugaagta ee ka socda Baladweyne Hiilnews (2)Bandhiga Bugaagta ee ka socda Baladweyne Hiilnews (6)Bandhiga Bugaagta ee ka socda Baladweyne Hiilnews (7)Bandhiga Bugaagta ee ka socda Baladweyne Hiilnews (8)Bandhiga Bugaagta ee ka socda Baladweyne Hiilnews (9)Bandhiga Bugaagta ee ka socda Baladweyne Hiilnews (10)Bandhiga Bugaagta ee ka socda Baladweyne Hiilnews (11)Bandhiga Bugaagta ee ka socda Baladweyne Hiilnews (12)Bandhiga Bugaagta ee ka socda Baladweyne Hiilnews (13)Bandhiga Bugaagta ee ka socda Baladweyne Hiilnews (14)Bandhiga Bugaagta ee ka socda Baladweyne Hiilnews (1)Bandhiga Bugaagta ee ka socda Baladweyne Hiilnews (15)Bandhiga Bugaagta ee ka socda Baladweyne Hiilnews (16)Bandhiga Bugaagta ee ka socda Baladweyne Hiilnews (17)Bandhiga Bugaagta ee ka socda Baladweyne Hiilnews (18)Bandhiga Bugaagta ee ka socda Baladweyne Hiilnews (19)

 

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!