Buug cusub oo uu qoray Abwaan Mustafa Shekh Cilmi

by Yahye | Sunday, Jul 29, 2012

Abwaanku wuxuu buuggan qoray inta uu ku sugnaa dalka Sweden. Waa bug xaambaarsan murti aad muddaba tabeysay. Buugga gudihiisa ayaad ka daalacan doontaa gabayada abwaanka kuwii ugu horreyay iyo kuwii ugu dambeeyaba. Wixii faahfaahin ah kala xiriir

Maxamud Xaji Cilmi   UK   London  Tel 0044+7949436464   Email: melmi@mail.com

Maxamed Xussen Cige   UK   London Tel: 0044+7931155543

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!

Fariimaha waxaad reebi kartaa adigoo Guest ahaan ah