Scroll to Top

Hiiraan | Hiiraan Net | Wararka somalia | Somali news | Warar, Quraan iyo Tafsiir.

Hiiraan | Hiiraan Net | Wararka somalia | Somali news | Warar, Quraan iyo Tafsiir.

Walaal wax yar sug inta flash playerku furmayo. Sh. Alzain Mohamed Ahmed Learn how to get your music noticed at ReverbNation.com ...

Dhalinyarada Caalamka ayaa waxay caqabad wayn kala kulmaan sidii ay ku heli lahaayeen shaqo, gaar ahaaan dhalinyarada aan khibrad shaqo lahayn. Suuqa ganacsiyada adduunka ayaa waxaa ka jiro tartan aad u wayn oo kadhaxeeya ganacsiyada iibiya adeegyada iyo alaabta isku midka ah ama laisku bedelan karo. Sidaa darted Shirkad walbaa waxay ku dadaalaysaa sidii ay uga hor mari...

Dunida aynu maanta dusheeda ku nool nahay, waxwalbaa waxay leeyihiin qiimo (value) inkastaba ha le’ekaadee. Waxaana qiiimaha lagu gooya waa xaddi lacageed oo laysku raacay, iyadoo ayku xidhan tahay meesha qofku joogo. Tusaale ahaan hadaad joogto Somalia iyo hadaad joogto mel kabaxsanba. Hadaba lacagtaasi aduunka waxay u tahay qiime guud oo laysku waafaqay in wax lagu...

Siyaabaha loo kala qaado,  aan loo kala qaadi Karin, la  iskagana ilaalinkaro. Saynisyahano badan ayaa u tiriya in fayraskan ama xanuun sidaha HIV asal ahaankasoo jeedo qaarada Africa, khaastan galbeedka Africa. Dhacdadan ayaa dhacday markii nin u dhashay Kinshaansa waa caasimada Dalka Dimuquradiga Congo  laga helay dhiigisa xanuunsidaha dilaaga unugyada difaaca ee...

HN: Hiiraan Net. Waxaa bulsho weynta Somaliyeed looga digayaa inay sawiradooda geliyaan internetka gaar ahaan Facebooka, sababtoo ah waxaa soo baxay dhalinyaro Somali ah oo aan xishoon haba yaraatee, waxay furteen websiteyo magacyo kala duwan wata kuwaasoo raadin ugu jira gabar Somaliyeed oo meel uun ka qaawan kadibna u sameeya cinwaan fool xun oo magaceeda iyo midka Somaliyeedba...

Waxaa maalintii shalay oo ay taarikhdu aheyd 01-04-2013 la sameeyey website cusub oo bulshada Soomaaliyeed ka goosan karto tikidho qiimo jaban ah dunida oo dhan, websitekan oo magaciisa la yiraado www.dhoof.com ayaa noqonaya kii ugu horeeyey ee noociisa ah oo ay Soomaali maamusho kaas oo ay dadweynaha Soomaaliyeed kaga faa’ideysan karaan baahidooda duulimaad. Websiteka...

Magaalada Jönköping ee dalka Sweden ayaa lagu wadaa in laga iibiyo masjid weyn, oo markiiba aay ku tukan karaan ilaa 1000 qofood, masjidkan oo dhulka uu ku fadhiyo aad u weynyahya ayaa lagu helay qiimo dhan 18 milyan oo kron oo u dhiganta 2,8 milyan dollar. Hadaba waxaa dadka muslimiinta ah laga codsanyaa inay ilaahay dartii ugu kaalmeeyaan beydka Alle, wax lacaga oo...

Wakiilka Amaana, Xasan Ibrahim oo lacag dollar ah siinaya dadka dhibaateysan Lacagaha aay qeybisay shirkada Amaana ayaa waxaa soo kala dhiibay jaaliyadaha dibbada kuwaasoo ku tabarucayay qoysaska ku dhibaatoobay fatahaadii ka dhacday magaalada B/weyne, Jaaliyadaha ayaa  kala ah. Jaaliyada Somaliyeed ee Århus, Denmarka 6445 dollar Jaaliyada Somaliyeed ee Ireland, 1328...

Labadan wiil ee Caruurta ah ee ku xanuunsan in mudo ahba Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu kala magacaabaa C/weli Xuseen Suldaan Cabdi oo 4- Sano jir ah  iyo  Zakariye Yacquub Cabdi, oo isna 3-sano jir ah, labadan Wiil oo isku qoys ka soo jeeda ayaa mudo sanad ka badan waxaa haya Cuduro ay ka mid yihiin Pralass iyo Xanuunka Nerfayaasha.. Cudurada haya labadan Wiil...

 HN:Kampala. Jaamacada St LawrenceUuniversity ee  ku taalo Magaalada kampala ee dalka Uganda ayaa waxaa manta ka dhacay xaflad qalinjebin ah oo ay ku qalinjebinayeen arday gaaarayso 700 oo arday. Ardaydan ka qalinjebisay Jaamacadan ayaa waxaa ku jiray 79 Arday oo Soomaali ah oo iskugu jiray heerarka waxbarasho ee kala duwan, Ardaydan Somaaliyeed ayaa waxay ka qalin...

Galkacyo: HN: Tartankan kubadda cagtaa oo soo biloowday 18 bishan September 2012ka ayna ka qayb galayeen affar kooxood oo heerka 2aad ah kana kala socday waqooyiga iyo koonfurta Gaalkacyo ayaa galabta lagu soo afmeeray garoonka Cawaale. Gaba-gabadii tartankan oo ay isugu soo hareen labada kooxood ee kala ahaa Kaambo iyo Faleembo ayaa galabta waxay waqtigee caadiga ahaa...

Galkacyo: HN: Tartankan ay soo qaban-qaabisay Hirdo Peace Tourtment Gaalkacyo ayaa galabta oo taariikhdu ahayd 18-Sep ka furmay garoonka Cawaale isagoo gaba-gaboodi doona 21-Sep 2012, furitaanka tartanka waxaa ka qayb galay masuuliyiin heer gobol iyo kuwa qaabilsan dhanka ciyaaraha. Ugu horayn waxaa muhiimada tartan iyo qiimaha uu leeyahay dhalin-tii ka qayb galay sharaxaad...

Munaasabad si heersare ah loo soo agaasimey oo lagu taageerayey Madaxweynaha Cusub ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Prof. Xasan Sheekh Maxamuud, isla markaana lagu Sagootinayay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa lagu qabtey Waqooyiga magaalada London ee dalka UK. Munaasabadaan oo ay ka soo qeybgaleen dhamaan qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed...

Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah ugu guuleystay doorashada madaxtinimada Soomaaliya ee caawa ka dhacday magaalada Muqdisho. Mudane Xasan Sheekh wuxuu ku dhashay magaalada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan sanadkii 1955-tii halkaasoo uu ka bilaabay waxbarashada Quraanka iyo mida hoose. Waxbarashada sare wuxuu u soo aaday magaalada Muqdisho isagoo ka dibna ku biiray...

Baaritaan iyo xog aruurin badan oo aan sameeyay si aan Su’aashan si Cilmiyaysan uga jawaabo  ayaa waxaan helay qodabo laf dhabar u ah faafida cudurkan Dalka iyo dadka Soomaaaliyeed.  Intaanan si qoto dheer u sii guda gelin Fadlan aan isla aragno qaababka Cudurkan laiskugu gudbiyo oo lagu soo kobo Seddex qaabood. In Galmo lagu kala qaado In la iskugu gudbiyo walxaha...

Sannadihii lasoo dhaafay ayaa waxaa soo baxayay warbixino looga hadlayay Cudurka dillaaga ah ee HIV/AIDS iyo khatarta uu ku hayo Bulshada Soomaaliyeed ee Dagaalada sokeeye ay harreeyeen 21 dii sano ee lasoo dhaafay. Qoraalkan kooban, oo idanka Eebe, iba-fur u noqon doona qoraallo dhowr ah oo aan ku qaadaa dhigi doonno khatarta uu Cudurkan ku hayo Bulshada Soomaaliyeed,...

Ilaahay ayaa mahad iska leh nabad galyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato nabi maxamed Waxaan jeclahay inaan idinla wadaago dareen wadaniyadeed oo aan ka akhristay wajiga walaasheen Zamzam Maxamed Faarax Iguna dhaliyay inaan qalinka u qaato qoraalka qormadan . Dadka waxaan u jeclahay qofkii iiga sheekeeya qiimaha ay wadaniyadu leedahay , hadii aanay sheekadaasu milix ( cusbo...

Heybad waxaad ku leedahay dhulkaaga Hooye. ZAMZAM IYO MAXAMED Mahad oo dhan Allah ayeey u sugnaatay-Naxariis iyo Nabadgelyo(Suubane Rasuulkeena Muxamed CSW korkiisa) guul qiimaheedda leh,maqaamkeeda leh farxadeedda leh Somaalinimo ku saleeysan in Calanka Qaranka Somaliyeed ka dhex muuqdo kulanka ciyaaraha aduunka ugu weyn. Anigoo ah Ustaad-Xassan Carab muwaadiin dhiigiisa...

Abwaanku wuxuu buuggan qoray inta uu ku sugnaa dalka Sweden. Waa bug xaambaarsan murti aad muddaba tabeysay. Buugga gudihiisa ayaad ka daalacan doontaa gabayada abwaanka kuwii ugu horreyay iyo kuwii ugu dambeeyaba. Wixii faahfaahin ah kala xiriir Maxamud Xaji Cilmi   UK   London  Tel 0044+7949436464   Email: melmi@mail.com Maxamed Xussen Cige   UK   London Tel:...

Jaamacada B/weyne oo xustay sanad guuradii labaad Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka, macalimiinta iyo ardayda wax ka barata Jaamacadda Hiiraan ayaa lagu qabtay magaalada Baladweyne. Jaamacada Hiiraan oo loogu dabaal-dagayay sanad-guuradii labaad ee ka soo wareegtay waqtigii la furay Jaamacadda ayaa waxaa ka soo qeyb-galay qeybaha...

Nasjö: HN: Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay magaalda Nasjö ee wadanka Sweden. Ujeeddada xafladan ayaa ku saabsanayd arday Somaliyeed oo loo sameeyey xaflad qalin jabin, ka dib markii ay ku guuleysteen inay dhameystaan dugsiga sare. Ardaydan ayaa waxaa ka mid ahaa labo gabdhood oo la kala yiraa Muna iyo Nimco. Xafladan ayaa waxa ka soo qayb galay...

Shirkad uu madax ka yahay Xasan Kaafi ayaa dalab u dirsatay hogaamiyayaasha gobolka Hiiraan iyo madaxda gobolka uga jirta dowlada dhexe. Shirkii dhawaan ku soo geba gaboobay wadanka Jabuuti ayaa heyádaha gargaarku waxay balan qaadeen in dayactir iyo dib u dhis lagu sameeyo kaabayaasha bulshada oo uu ka mid yahay garoonka diyaaradaha B/weyne. Dalabkan oo ku aadan helida...

Stockholm: HN: Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay magaalda Stockholm ee wadanka Sweden. Ujeeddada xafladan ayaa ku saabsanayd arday Somaliyeed oo loo sameeyey xaflad qalin jabin, ka dib markii ay ku guuleysteen inay dhameystaan dugsiga sare. Xafladan ayaa waxa ka soo qayb galay dad badan oo degan magaalada Stockholm kuwaasoo isugu jirey waalidiin,...

Muqdisho: HN: Kulan balaaran oo aay isugu yimaadeen waxgarad badan oo ka tirsan bulshada Somaliyeed xildhibaano, oday dhaqameedyo iyo madax ka socota dowlada kumeelgaarka laguna caleemasaarayay oday dhaqameed cusub oo yeelato beesha Cali Madaxweyne ee Xawaadle ayaa ka dhacay hotel Ambasador ee magaalada Muqdisho. Kulankan oo ahaa caleemasaar ayaa waxaa goobta ka hadlay...

Dhismo Dugsi sare oo laga hirgeliyey degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan HS:- Dugsi sare oo ay wax ku baran karaan dhar kun oo ardey oo laga hirgaliyey degmada Moqokori oo ka tirsan dhulweynaha Hiiraan. Kulan balaaran oo ay soo qaban qabiyeen gudigii loo xilsaaray dhismaha schoolkaan ayaa maanta lagu qabtay barxad weyn oo loogu talo galay in ay ardeydu ku ciyaaraan xiliga...

Mashruuca hormarinta degmada dhanaan (Denan project) Mashruuca dhanaan(denan project) ee hormarinta bulshada oo ay dhaqan galiso hayada Ogaden Welfare and Development Association OWDA, ayaa ha isha iyo halbowlaha ay ku fadhido bulshada ku dhaqan degmada dhanaan taas oo maaraynaysay bulshada ku dhaqan degmadadhanaan mudo dheer. Mashruucan oo waxa uu si xowli ah uga shaqaynyay...

Abwaan Axmadeey Cabdi Gaashaan oo qabiil darteed caafimaad dibadaa ku waayay Wararka baryahan leeysla dhexmarayo ayaa sheegaya in abwaanka caanka ah ee Axmadey Cabdi Gaashaan oo Somalidu aad u wada taqaan aay ku dhacday arin Somalida intii maqashay aay ka xumaatay, Abwaanka ayaa dhaawac xumi ka soo gaaray qaraxii ka dhacay Tiyaatarka qaranka. Abwaanka oo dhaawiciisu liitay...

AABAHA DHALAY IQRA Fadlan Caawi Gabadhan 3-jirkaa ee dhibaataysan. DAAWO VIDEO Iqra Aabaheed ayaa isagoo ka warbixinaya nolosha ssy gsnsdhiisu ku sugan tahay sheegay, in mudo shbs ssy gsbsdhiisu xsnuundsnrydsy iysgoo hadana ku sugan cisbitaal aay leedahay dowlada Maleysiya. Aabaha ayaa sheegay in gabadha yari la ildarab tahay cudurka dilaaga ah ee Cancerka loo yaqaan kaasoo...

Water Security” is herein described as the nexus between the availability, accessibility and use of water. The concept is defined as the ‘availability of, and access to water in sufficient quantity and quality to meet livelihood needs of all households throughout the year, without considering the needs of other users. Water Security is further described herein under ‘Securing Water for Production’. (Valerie Ndaruzaniye, 2011).  While ‘Water Insecurity’ refers to the exact opposite of the mentioned concept that is been the unavailability and inaccessibility of enough water to meet the livelihood need of all households in a period of one yearIn the Horn of Africa, increasing scarcity and degradation of water sources seriously threatens human well-being. The population in the region (Ethiopia, Eritrea, Sudan, Djibouti, Somalia, Kenya and Uganda) has increased fourfold in the past 50 years and continues to grow rapidly (United Nations Population Division, 2010). Farmers need more water to feed more mouths and extended areas are needed for food production, at the expense of forest and pasture lands. With a high and stable number of pastoral communities and decreasing amount of pastureland, pressure on land and water grows. The mounting need for fertile soils and irrigated land is intensified by high international demands for food and energy. Investors from all over the world are ready to invest in commercial farming in Sudan, Kenya, Uganda and Ethiopia. With inadequate soil and water management measures being taken, this growing pressure on natural resources leads to a decrease in the quality and quantity of soils, forests and water resources. (Eric van de Giessen: 2011)To put this region into water security context, according to Earth Trends, Environmental Information/World Resources Institute, Djibouti’s per capita is 460M3; Eritrea’s per capita is 701M3; Ethiopia’s per capita is 1,666M3 and Somalia’s per capita is 628 M3 (IRWR, 2011). According to the Falkenmark Water Stress Indicator, a country or a region is said to experience “water stress” when annual water supplies drop below 1,700 cubic meters per person per year. This means almost all parts of the Horn of Africa region can generally be termed as water stress region or facing water insecurityFigure 1, Map of the Horn of Africa region (Yellow): Source: Google Map 2010It is in this context; this paper will be exploring the water scarcity and stress in the horn of Africa region and how this will increase the vulnerability of the households and farmers as well as the impact it will have on the ability of the locals to utilize their socio-economic potentials. The paper will further attempt to assess the capacity of the existing institutions to manage the task at hand and finally the author referring to his personal knowledge and experience in the area as well as the reflections of the articles reviewed will hopefully suggest possible strategies for all the concerned stakeholders.In this review article, the author will attempt to examine five peer-reviewed articles, some with specific regional details and others more general outlook on water security, and will then try to create a holistic picture on the water situation on the ground as well as the efforts of those in charge in trying to mitigate the challenges of water security and enhance greater socio-economic well being for their people. Here are the articles the author intends to review for this paper: 1:Valerie Ndaruzaniye (2011) Water security in Ethiopia, Risk and vulnerability assessment. 2: Eric van de Giessen (2011) Horn of Africa Environmental Security Assessment-Institute for Environmental Security. 3: Simbarashe Govere et.al (2010) Coping with Water Scarcity in Eastern Africa; the role of intra-regional virtual water trade. 4) Declan Conway, et.al (2008) Rainfall and Water Resources Variability in Sub-Saharan Africa during the Twentieth Century 5) Noah Amin (2007) Water Scarcity In The Horn Of Africa And Its Deadly Consequences.In this part, the discussion will be mainly centered on the major factors that are causing water stress and scarcity in Africa generally and in particular the Horn. Almost all the articles reviewed for this paper mainly agree the major cause of the water stress in the region, but as we will later discover it, there are few country specific challenges with greater regional water security significance to it.In Sub-Saharan Africa, the Eastern African region, particularly the Horn of Africa, is considered highly geographically exposed to climate change and its impact over water. Out of 200 million people living in the Horn of Africa, 70 million are located in areas prone to extreme droughts leading to water insecurity and food shortages. In this Eastern African region, floods and droughts can occur in the same area within a very short period. Such events can exacerbate inadequate water availability in quality and quantity, sufficient enough to sustain agricultural activities and energy production. As a result, this often leads to famine and widespread disruption of socio-economic well being. (Valerie Ndaruzaniye, 2011)