Scroll to Top

Hiiraan | Hiiraan Net | Wararka somalia | Somali news | Warar, Quraan iyo Tafsiir.

Hiiraan | Hiiraan Net | Wararka somalia | Somali news | Warar, Quraan iyo Tafsiir.

Denmark: HN: Feer yahan Ismaciil M. Tooxoow ayaa mar kale ka qayb galay tartan feer ah, gaar ahaan nooca loo yaqaan MMA, kaas oo lagu qabtay magaalada Odense, ee wadanka Denmark. Feeryahan Tooxoow ayaa muujiyay geesinimo iyo bisayl in kasta oo uu nasiibku ka hiiliyay hadana wuuu u balan qaaday taageerayaashiisa in uu ciyaarta xigta oo uu la yeelan doono isla feeryahan...

Waxaa baryahan booqasho ku joogay magaalada London gudoomiyaha uruka Sportiga Seuki mr. Faysal Faarax Makaraan, waxaa wareysiga qaaday tv caalamiga ee Universal Tv. Daawasho wanaagsan. ...

Copenhagen: HN: Tartan ciyaareed ah feerka loo yaqaan MMA oo xalay ka dhacay magaalada Herning ee dalkaas Denmark ayaa waxaa u suuragashay ciyaartooy soomaaliyeed oo u ciyaarayay dalkaasi Denmark in uu ka soo hooyo guul aad u weyn ka dib markii uu wareegii 1aad ee ciyaarta daqiiqadeedii koowaad uu sare jooga ka tuuray ciyaar yahankii ka soo horjeeday oo ahaa nin asalkiisu...

Johannesburg : HN :   Xulka kubada cagta dalka Nigeria ayaa ku guuleystay xalay koobka Qaramada Africa tartan xiiso badan oo dhaxmaray iyaga iyo waliba kooxda kubada cagta Burkino Faso. Cayaarta oo aheyd mid xiiso badan ayaa waxaa ka qeyb-galay mas’uuliyiin sar sare oo uu ka mid yahay guddoomiyaha FIFA Joseph Sab Balater, waxaana ay ka dhacday magaalada Johannesburg. Kooxda...

Dara-salaam : HN :  Guul kale oo taariikhi ah ayeey gaareen xulka kubada kolayga Soomaaliya kadib markii markii ay 98-80 ku garaaceen xulka kubada kolayga dalka Burundi, cayaar qeyb ka aheyd tartanka Qaramada Afraca ee kubada Kolayga Zone 5. Xulka Qaranka Kubbadda Kolayga Soomaaliya oo ah mid aad isugu xiran, isla markaana ay ciyaartoyda aad isula qabsadeen ayaa waxay...

Dara-salaam : HN :  Xulka kubada kolayga Soomaaliya ayaa ka badiyay xulka dalka Kenya, cayaar qeyb ka aheyd tartanka is-reeb-reebka koobka Qaramada Africa ee kubada kolayga Zone 5 oo ka dhacay dalka Tanzania Kooxda kubada kolayga Soomaaliya oo soo bandhigtay cayaar siweyn loola dhacay ayaa uga badisay kooxdii ka soo horjeeday ee dalka Kenya 81 dhibcood, halka xulka dalka...

Waxaa garoonka ciyaaraha ee Cawaale ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug lagu soo afmeeray tartankii kubadda cagta ee dhalinta da’da yar ee ka kala socday Waqooyiga iyo Koonfurta Gaalkacyo, kaasoo ay ka qayb galayeen 8eed kooxood, soona socday illaa iyo 13kii September dhamaadayna maanta oo taariikhdu tahay 6da bisha 11aad sanadka 2012. Munaasabaddii tartan...

Ciyaar aad u xiiso badan oo galabta garoonka ciyaaraha ee Cawaale Stadium ku dhex martay kooxda Comsed FC iyo kooxda 1 nation oo lagu maamuusayay maalmaha Ciida oo ku soo beegantay maalin uu magaalada ka da’ayay roob ayaa soo jiidatay indhaha boqolaal qof oo garoonka isugu yimid. Furitaankii ciyaartani waxaa ka hadlay gudoomiyaha dhalin-yarada iyo ciyaaraha gobolka...

Ururka SEUKI oo hogaan cusub ku doortay magaalada Stockholm Stockholm: HN: Ururka cayaaraha ee qaarada Europe ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan SEUKI ayaa waxay doorteen hogaan cusub, ururkan oo xaruntiisu ku taal magaalada Stockholm ee wadanka Sweden ayaa wuxuu sanad walba qabtaa cayaaraha kubada Cagta oo aay ka soo qeyb galaan ciyaartooy ka kala yimaada aduunka dacaladiisa. Ururka...

Galkacyo: HN: Tartankan kubadda cagtaa oo soo biloowday 18 bishan September 2012ka ayna ka qayb galayeen affar kooxood oo heerka 2aad ah kana kala socday waqooyiga iyo koonfurta Gaalkacyo ayaa galabta lagu soo afmeeray garoonka Cawaale. Gaba-gabadii tartankan oo ay isugu soo hareen labada kooxood ee kala ahaa Kaambo iyo Faleembo ayaa galabta waxay waqtigee caadiga ahaa...

HN: Mo Farah ayaa  xaqiijiyay Hamigiisa dhanka Isboortiga ka dib markii uu ku guuleestay Orodka 5000m ee  Ciyaaraha Olombikada Aduunka 2012. Kulanka oo ahaa mid la wada sugaayay ayaa Mo waxa uu kula tartamay Bernard Lagat oo Asal ahaan kasoo jeeda dalka Kenya balse u ciyaarayay USA iyo nin Spain u dhashay oo loo saadaalinayay inuu koobkan ku guuleysan doono. Finalka...

Waxaa maanta fagaaraha garoomada laga daawanayey tartanka Olympic ga adduunka ee orodka 400m oo ay Somalia uga qayb gelaysay Zamzam Maxmed Faarax. Todobo gabdhood oo u kala tartamaayey todobo dal ayay somalia ugu dambaysay inkasta oo sidii larabay aanay ugu farxin taageerayaasha soomaaleyeed iyadoo Zamzam ay ahayd ruuxii ugu dambeeyey ee soo gaadha diillinta guusha lagu...

Heybad waxaad ku leedahay dhulkaaga Hooye. ZAMZAM IYO MAXAMED Mahad oo dhan Allah ayeey u sugnaatay-Naxariis iyo Nabadgelyo(Suubane Rasuulkeena Muxamed CSW korkiisa) guul qiimaheedda leh,maqaamkeeda leh farxadeedda leh Somaalinimo ku saleeysan in Calanka Qaranka Somaliyeed ka dhex muuqdo kulanka ciyaaraha aduunka ugu weyn. Anigoo ah Ustaad-Xassan Carab muwaadiin dhiigiisa...

Kooxda Chelsea oo qaaday koobka Champions League ee qaarada Europe Milkiilaha da’da yar, macalinka ku meelgaarka ah iyo cayaartoyda da’da ah ee kooxda Chelsea oo mudada dheer sugayey koobka horyaalka qaaradda Yurub ayaa ugu dambayntii caawa ku guulaystay koobkaasi ka dib markii ay rigoorayaal uga adkaadeen kooxda Bayer Munich oo gurigooda marti loogu ahaa. Chelsea...

jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Pakistaan oo si aad ah uga xanuunsatay xasuuqii loo gaystay halyeeyadii isboortiga soomaaliyeed marxuum Adan Xaaji yabarow wiish iyo Saciid Maxamuud Nuur Muganbe (AUN) Jaaliyada ayaa waxay soo qabanqaabisay ciyaar boroordiiq ah oo ay ka soo qaybgaleen kooxaha isboortiga ka dhisan dalka Pakistan Ciyaartaan oo si heer sare ah loo soo...

Guddiga Olombikada Adduunka ayaa sheegay inuu ka naxay weerarka argagixisannimo ee lagu dilay mas’uuliyiinta sarsare ee dhinaca cayaaraha Somaliya. Guddiga Olombikada Adduunka ayaa cambaareeyay qaraxii maanta ka dhacay xarunta Golaha Murtida iyo Madaddaallada Qaranka ee magaalada Muqdisho, kaas oo ay ku dhinteen mas’uuliyiin sarsare oo hormuud u ahaa cayaaraha Soomaaliya. Qaraxii...

Beledweyne : HN :   Waxaa magaalada Beledweyne ee xarunta maamulka gobollka Hiiraan maanta lagu qabtay munaasabad lagu soo gabagabeeyay Tartan Kubada cagta ah oo mudo bil ku dhan ka socday magaalada Beledweyne ee xarunta gobollka Hiiraan. Munaasabada oo ay ka soo qeyb-galeen mas’uuliyiin, waxgarad, Cayaartoy iyo guddiga Olanpicada gobollka Hiiraan, ayaa ugu horeyn...

B/weyne: HN: Waxaa magaalada B/weyne si habsami leh uga socda tartankii xaafadaha eey ka kooban tahay magaalada caasimada u ah gobolka Hiiraan. Kulankan sporti oo aay soo qabanqaabiyeen dhalinta reer B/weyne ah ayaa noqday mid hadal hayntiisu aay aad ugu badan tahay gudaha magaalada,  shacabka magaalada B/weyne ayaa la yaabay sida dhaqsiyada leh ee ka yar halka bil...

B/weyne: HN: Gobolka Hiiran oo magac iyo taariikh ku lahaa sportigaSoomaaliya ay waxaa la soo gudboontay in aysan wax tartamo ama ciyaaro aysan ka dhicin taasna waxaa sabab u ahaa dagaalada is dabo jooga ahaa ee kooxo kala gedisan aay isaga soo horjeedeen. Balse maalintii jimcaha 2012-02-10 ayaa mar kale lagu qabtay tartan Sporti oo loogu magac daray KULMIS CUP. Tartankan...

Xulka kubada cagta ee dalka Zambiya ayay galabta u suurto gashay inay qaadaan koobka qaramada qaarada Afrika, ciyaartan oo dhexmartay xulalka Ivory cost iyo Zambia ayaa waxaa daqiiqadii 68 daad waxaa kooxda Ivory coast loo dhigay rigooro nasiib daro waxaa rigooradii tuuray laacibka weyn ee Drogba taasoo uu goolka la daba maray. Ciyaarta ayaa markii dambe u gudubtay rigoorayaal...

Muqdisho: HN: Ciyaar adag oo lagu soo gabagabeynayay tartankii kubada cagta ee degmooyinka gobolka Banaadir ayaa maanta ka dhacday garoonka Istaadiyo koonis, waxaana ciyaarta kama dambeysta ah isku soo haray degmooyinka Yaaqshiid iyo Dharkeenley. Ciyaartan oo si toos ah looga tabinayay inta badan warbaahinta magaalada Muqdisho, ayaa waxa laga waayay garoonkaas meel la...

Muqdisho: HN: Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka gobolka Banaadir taasoo lagu furayay ciyaaraha degmooyinka ayaa waxaa xariga kajaray mudane Shariif Sheekh Axmed madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya. Munaasabaddani oo aheyd midcaalami ah ayaa waxaa kasoo qeyb galay masuuliyiin fara badan oo katirsan dowladda kooxaha ciyaartooyda 16-ka...

Doha: HN: Gabdhaha Kubadda Koleyga Soomaaliya ayaa gelinkii dambe ee maanta guul weyn kasoo hooyey ciyaar kamid ah tartanka dalalka Carabta ee ka soconaya magaalada Doha ee dalka Qatar. Ciyaartan oo aheyd tii Afaraad ee ay ciyaaraan inta uu tartankan socdo waxaa gabdhaha kubadda koleyga dalkeena Soomaaliya ayaa waxa ay la ciyaareen ciyaartooyda gabdhaha Kubadda Koleyga...

Doha; HN; Gabdhaha Kubadda Koleyga  Soomaaliya ayaa Galabta la ciyaaray Gabdhaha dalka Lubnaan  iyadoo Ciyaartaasina  aay guldaro weyn la kulmeen xulka Somaliyeed, Xulka Lubnaan ayaa dhaliyey 87 gool halka xulka Somaliyana dhaliyeen 38. Ciyaarta Galabta dhex martay Ciyaartoyda Gabdhaha Kubadda Kolegya Soomaaliya iyo Gabdhaba dalka Lubnaan ayaa ahayd mid xiiso badan,...

Doha: HN:Xulka qaranka gabdhaha kubbadda koleyga Soomaaliya ayaa guul taariikhi ah gaaray galabta, kaddib markii uu ka adkaaday xulka qaranka gabdhaha kubbadda koleyga Qadar oo ay ku kulmeen cayaar ka tirsanayd tartanka dalalka Jaamacadda Carabta. Cayaarta oo ka dhacday magaalada Dooxa ee dalka Qadar ayaa xulka qaranka gabdhaha kubbadda koleyga Soomaaliya waxay guushu...

Halkan ka daawo, xafladii furitaanka ciyaaraha wadamada Carabta ee ka soconaya magaalada Doxa, Qadar. ...

Burco: HN: Tartanka cayaaraha gobollada hoos taga maamulka Somaliland ayaa maanta ka furmay garoonka kubbadda cagta Alamsey ee magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, iyadoo cayaartii furitaankana ay dhex martay Togdheer iyo Maroodi-jeex. Madaxweyne ku xigeenka maamulka Somaliland, Cabdiraxmaan Saylici ayaa furay tartanka, waxaana cayaartii furitaanka ahayd daawashadeeda...

Xulka qaranka kubbadda cagta Soomaaliya oo ka qeyb galaya tartanka xulalka bariga iyo bartamaha Afrika ayaa markii labaad laga guuleystay, kaddib markii 4 gool iyo waxba uu uga badiyay xulka Uganda oo ay ku wada cayaareen dalka Tanzania. Cayaarta oo aad u adkeyd ayaa qeybteedii hore waxay dhammaatay iyadoo aanay labada xul kala dhalin wax goolal ah, hase yeeshee qeybtii...

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
Water Security” is herein described as the nexus between the availability, accessibility and use of water. The concept is defined as the ‘availability of, and access to water in sufficient quantity and quality to meet livelihood needs of all households throughout the year, without considering the needs of other users. Water Security is further described herein under ‘Securing Water for Production’. (Valerie Ndaruzaniye, 2011).  While ‘Water Insecurity’ refers to the exact opposite of the mentioned concept that is been the unavailability and inaccessibility of enough water to meet the livelihood need of all households in a period of one yearIn the Horn of Africa, increasing scarcity and degradation of water sources seriously threatens human well-being. The population in the region (Ethiopia, Eritrea, Sudan, Djibouti, Somalia, Kenya and Uganda) has increased fourfold in the past 50 years and continues to grow rapidly (United Nations Population Division, 2010). Farmers need more water to feed more mouths and extended areas are needed for food production, at the expense of forest and pasture lands. With a high and stable number of pastoral communities and decreasing amount of pastureland, pressure on land and water grows. The mounting need for fertile soils and irrigated land is intensified by high international demands for food and energy. Investors from all over the world are ready to invest in commercial farming in Sudan, Kenya, Uganda and Ethiopia. With inadequate soil and water management measures being taken, this growing pressure on natural resources leads to a decrease in the quality and quantity of soils, forests and water resources. (Eric van de Giessen: 2011)To put this region into water security context, according to Earth Trends, Environmental Information/World Resources Institute, Djibouti’s per capita is 460M3; Eritrea’s per capita is 701M3; Ethiopia’s per capita is 1,666M3 and Somalia’s per capita is 628 M3 (IRWR, 2011). According to the Falkenmark Water Stress Indicator, a country or a region is said to experience “water stress” when annual water supplies drop below 1,700 cubic meters per person per year. This means almost all parts of the Horn of Africa region can generally be termed as water stress region or facing water insecurityFigure 1, Map of the Horn of Africa region (Yellow): Source: Google Map 2010It is in this context; this paper will be exploring the water scarcity and stress in the horn of Africa region and how this will increase the vulnerability of the households and farmers as well as the impact it will have on the ability of the locals to utilize their socio-economic potentials. The paper will further attempt to assess the capacity of the existing institutions to manage the task at hand and finally the author referring to his personal knowledge and experience in the area as well as the reflections of the articles reviewed will hopefully suggest possible strategies for all the concerned stakeholders.In this review article, the author will attempt to examine five peer-reviewed articles, some with specific regional details and others more general outlook on water security, and will then try to create a holistic picture on the water situation on the ground as well as the efforts of those in charge in trying to mitigate the challenges of water security and enhance greater socio-economic well being for their people. Here are the articles the author intends to review for this paper: 1:Valerie Ndaruzaniye (2011) Water security in Ethiopia, Risk and vulnerability assessment. 2: Eric van de Giessen (2011) Horn of Africa Environmental Security Assessment-Institute for Environmental Security. 3: Simbarashe Govere et.al (2010) Coping with Water Scarcity in Eastern Africa; the role of intra-regional virtual water trade. 4) Declan Conway, et.al (2008) Rainfall and Water Resources Variability in Sub-Saharan Africa during the Twentieth Century 5) Noah Amin (2007) Water Scarcity In The Horn Of Africa And Its Deadly Consequences.In this part, the discussion will be mainly centered on the major factors that are causing water stress and scarcity in Africa generally and in particular the Horn. Almost all the articles reviewed for this paper mainly agree the major cause of the water stress in the region, but as we will later discover it, there are few country specific challenges with greater regional water security significance to it.In Sub-Saharan Africa, the Eastern African region, particularly the Horn of Africa, is considered highly geographically exposed to climate change and its impact over water. Out of 200 million people living in the Horn of Africa, 70 million are located in areas prone to extreme droughts leading to water insecurity and food shortages. In this Eastern African region, floods and droughts can occur in the same area within a very short period. Such events can exacerbate inadequate water availability in quality and quantity, sufficient enough to sustain agricultural activities and energy production. As a result, this often leads to famine and widespread disruption of socio-economic well being. (Valerie Ndaruzaniye, 2011)