Scroll to Top

Hiiraan | Hiiraan Net | Wararka somalia | Somali news | Warar, Quraan iyo Tafsiir.

Hiiraan, Somali, Warar, Quraan, Tafsiir iyo Heeso.

Hargeysa: HN:- Gabar Ganacsato ah oo muddo toddobaad ah Raq iyo Ruux la la’aa ayaa manta Meydkeedii laga soo saarayGuri ku yaala Barriga Hargeysa daaradiisa kadib markii qoyska gurigaas oo ay lacag ku lahayd inta ay Dileen dabadeed inta ay God u qodeen ku Aasay,, Marxuumadda la Dilay oo la odhan jiray Ruqiya Siciid Ayaanle ayay Booliiska hargeysa baadi goobayeen halka...

Qormadan ma aha mid qayaali ah ama sheekooyin mala’awaal ah sida sheekooyinka jaceylka iyo wixii lamid ah, laakiin waa qormo aad iyo aad dhaxal-gal u ah oo ku saleysan cilmi iyo aqoon, sidaa darteed qofkii u aqriyo si joogta ah wuu u aayi doonaa. Haddaba sida magaca qormadan ka muuqata, waa magac micno weyn xambaarsan(DHEEHO EE KU DHAQAN)micnaha magaca qormadan haddii...

Nin u dhashay wadanka iran oo 80 sano jir ah ayaa loo aqoonsaday ninka adduunka ugu wasaqda badan kadib markii la ogaaday inuusan qubaysan muddo 60 sanno ah. Ninkaan oo la yiraahdo Camuu Xaaji oo 80 sanno jir ah kuna nool dhulka fog ee miyiga ah ee dalka Iran ayay warbaahintu sheegeen inuusan korkiisa wax biyo ah taabsiin muddo 60 sanno ah dharkana uusan iska badalin. Warbaahinta...

Waxay ahayd dhakhtarad Maraykan ah oo dumarka iyo dhalmada ku takhasustay. Waxay tiri: haweeney muslim ah oo fool ah ayaa isbitaalka iigu timid. Dhalmada ka hor ayay xanuunsanaysey. Kolkii rawaxaadaydu soo dhawaatay ayaan u sheegay inaan shaqada ka baxayo oo uu foolin doono nin dhakhtar ah. Kolkaas ayay bilowday oohin iyo qaylo. Waxay lahayd ma doonayo nin!. Waxay tiri...

Dalka Sacuudiga ayaa waxaa ka dhacday maalmihii lasoo dhaafay arin ama dhacdo naxdin leh oo dadkii dhagaystay oo dhan ay lafajaceen. Runtii dhacdadaan ayaa dhagafaar ku noqotay dadka, iyadoo lala yaabay dhulka ay ka dhacday iyo sida ay udhacday. Sacuudiga ayaa waxaa maalin kasta ka dhaca dhacdooyin mucjiso ah oo dadka ku reebta cibra qaadasho iyo waayo aragnimo. Qisadan...

Dad badan ayaa mar qura afka kala furay yaab dartii kadib markii Dr Augustine Mahiga uu ka qeyb qaatay salaadii Janaasada, ee Aaskii Qaran ee maanta Garoonka Diyuurdaha ee Aadan Cadde loogu sameeyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/Laahi Yuusuf Axmed. Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobe u Qaabilsan Arrimaha Dalka Soomaaliya Dr Augustine Mahiga, ayaa wuxuu maanta uu...

Waxa Caadi aheyd Dad badan oo Masiixiyiin ahaa  Sanadihii u dambeeyay inay soo Muslimaan ayadoo sababta ugu weyna tahay Daliilada quraanka ee Cadcad si aad ah u faahfaahsan arinta ku Saabsan Nabi iise Korkiisa Nabad ha ahaatee iyo Hooyadiisa Maryama, waxaana Dad badan fahmeen  Faahfaahintaas inaysan aheyn wax uu Nabi Muxamad Nabad iyo Naxariis korkiisa ha ahaatee isaga...

Tuulo ku taala waqooyiga Afqaanistaan ayaa waxaa ka dhacay arin argagax iyo amakaag ku keentay bulshadii ku dhaqnayd, kadib markii nin uu dilay xaaskiisii oo u dhashay sadex caruur ah. Sheer  Maxamed oo ah eedaysanaha ayaa sheegay in sababta uu xaaskiisa u dilay tahay inayna u dhalin wiil, isla markaana ay dhashay gabadhii sadexaad, taas oo niyad jab ku keentay. Waxaa...

Faadumo Noor oo ah weriye dhinaca qoraalka ayaa ku guuleystay ilaa iyo labo Aabaal marno, kaddib markii ay soo shaac saartay sheeko naxdin leh oo bulsho badan u iftiimisay khatarta shaqooyinka qaar laga la kulmo. Faadumo ayaa ka warheshay in ay jiraan khataro dhinaca gabdhaha ah, kuwaas oo ay kala kulmaan dadka ama Hoteelada ay u shaqeeyaan si ay arrintaas u soo ogaato...

Duniya Maxamed Jamac( Kabatoli) waxay ahayd gabadh da,yar ah muqaal ahaan majirin gabadh laqiimo iyo qurux ah magalada Dhanaan waxayna lahayd qurux uu ilaahay kumanaystay itaal dheer, ilka siman, afmadow, Kubab waa wayn, xubno jalaqsan, garbahana lama rogaaline way shubnaayeen, waji dhalan oo ay kudheehantahay labeen casaan xigeen aha, ilka heedu waa cadiin marka ay qosa...

Fiidsooh KN; Waxaa magaalada Baladweyne oo dhawaan Alshabaab laga saaray booqdey Ra’isulwasaaraha DKMG ah Cabdiwali Gaas, sidii loo lahaa “toloow muxuu sheegi doonaa” ayuu reer Baladweyne ku yiri “faraha xasha”. Sida sawirkaba ka muuqata, gacantii ugu horeysey oo reer Baladweyne ay ka helaan DKMG ah, waxa ay ahayd alaabta ku jirta kartoonkaasi oo sida qoraalka...

Howlwadeen ka tirsan shaqaalaha Safaarada Soomaalida ee dalka Shiinaha ayaa sheegay inuu qorsheynaayo in naftiisa uu gooyo,, wuxuuna howlwadeenkaasi ku sababeeyay is-dilka dhibaatooyin mudooyinkii ugu dambeeyay caqabad ku noqtay shaqadiisa, taasina ay keentay inuu isku dilo. Dhacdadaan ayaa la sheegay inay noqotay mid ka yaabisay dad fara badan oo Soomaali ah, wuxuuna...

Adriana Iliescu, oo hada jirta 72 sano ayaa doonaysa inay gabadheeda oo hada 5-jir ah u dhasho walaal aay weheshato. Adriana Iliescu, waxay degan tahay wadanka Romania, waana qoraa, jaamacad wadankaa ku taalana macalimad ka ah, 5-sano ka hor ayay noqotay naagtii ugu daá weynayd ee ilmo dhasho, markaas oo aay aduunka dhan caan ka noqotay. Islaantan ayaa hada rabta inay...

Qoysas barkacayaal ah oo halkii ay u qaxeen kala kulmay faraxumayn aan la filayn! Waa run oo waa loo dedaalay inta badan boqolaalkii kun ee ku soo barakacy abaarihi Somalia. Waxa magaalada Muqdishu looga furay xerada Badaado, halkaasi oo loogu sameeyo quudin iyo adeegyo kale oo caafimaad. Qoyska Amina Ibrahim Laakiin maxay ku danbaysay Amina Ibrahim iyo qoyskeedii? mia...

Waa sheeko gaaban oo ka dhacday Magaalada Muqdisho. Muqdisho waxa ay Deris la noqotay Cabsi ,Wel wel, Dagaalo, Dil, Dhac, Baarkac, Qas, Bur bur, Baa ba’ Caburin Gaajo, Jahli, Cuduro. Inta badan Qaraxyada waxa ay ka dhacaan Goobaha Dadka Rayidka ay deganyihiin sida Goobaha Ganacsiga sida Suuqyada, Goobaha wax Barashada Goobaha Caafimaadka, iyo Goobaha lagu cunteeyo, Qaraxyadaasi...

Muqdisho : HN : Waxey aheyd dhacdo cajiib ah kadib markii meel fagaaro ah hay’adda nabad sugida qaranku warbaahinta ugu soo bandhigtay Xayawaanka Dameerka oo la doonayay in loo adeegsado qarax. Sida ay sheegeen saraakiisha hay’adda nabad sugida dowladda Soomaaliya Dameerkan ayaa waxaa soo qabtay ciidamada dowladda Soomaaliye ee fadhigoodu yahay Ex-kootarool Afgooye,...

Kismayo: HN:Xogihii ugu horeeyey ayaa kasoo baxaya dil loo geystey nin oday ah oo magaalada Kismaayo laga yaqaniiney kaasoo bilo ka hor meydkiisa laga heley garoonka agtiisa. Illo wareedyo u waramay KismaayoNews ayaa sheegey in odaygani ___ oo aan magaciisa daboolney si reerkiisa ay u badgalaan__ uu iska diidey in uu joojiyo dhagaysiga idaacadda BBC-da laanteeda afka...

ismaaciil Khaliif waa 19 jir, waxa uu ka mid ahaa afar dhalinyaro ah oo xaafada suuqa xoolaha ee magaalada Muqdisho looga jaray lugaha iyo gacmaha min is dhaaf, ka dib markii Maxkamada alshabaab ay ku soo eedeysay ina ay ku kaceen falal xatooyo ah, laakiin goobta lama keenin marqaatiyaal iyo cidii soo dacweysay. Ismaaciil Khaliif oo aan kula kulamay waqooyiga dalka Norway,...