Scroll to Top

Hiiraan | Hiiraan Net | Wararka somalia | Somali news | Warar, Quraan iyo Tafsiir.

Hiiraan | Hiiraan Net | Wararka somalia | Somali news | Warar, Quraan iyo Tafsiir.

Cidda Fidriga waa cibaado aad u weyn laguna muujinayo farxada loo haya gudashada waajibkii Soonka Ramadaanka, cibaado walbana waxa ay leedahay hab u gaar ah sharci ahaana faahfaahsan, waxaa lagamaarmaan ah in habka loo ciidayo lagu jaangooyo inuu ahaado mid waafaqsan Diinta Islaamaka. Ciiddu ma aha farxad sabab la’aan ku timid ama farxad uun in la muujiyo ayadoon daliil...

Axkaamta Soonka Q:11aad Waxaan qeybtan 11aad kusoo qaadanayaa Axkaam kooban oo ku saabasan Zakada Fidriga si ay u sahlanaato si sahlan in loo garto wax walba oo quseeya Zakada Zakada Fidriga: Waa waajib in la bixiyo sida uu cadeeyay Nabiga suuban Nabad galyo iyo naxariis korkiisa allaha yeelee, waxayna ku waajibtaa qofkii heli kara xeliga ay waajibto wax ka badan quudkiisa...

Axkaamta Soonka Q: 10aad Qeytan 10aad ee Axkaamta Soonka waxaan kaga hadli doonaa waxyaabaha ku saabsan Leylatul-Qadriga habeenka loo yaqaan Fadligeeda Calaamdaha lagu garto ee habeenkaas la arko ama Caalamadaha ka dambeeya habeenkaas ka dib lagu garan karo. Fadliga Leylatul-Qadriga Leylatul-Qadrigi waxaa loola jeedaa habeen ka mid ah habeenada Ramdaanka kaasoo ah habeen...

Axkaamta Soonka Q: 9aad Waxaan qeybta 9aad kaga hadli doonaa Axkaamta ku saabsan Ictikaafka si ay fursad noogu noqoto dhamanteen cilmi ahaan gaar ahaana sahay ugu noqoto kuwa doonaya inay ictikaafaan Tobanka dambe ee Bisha Ramadaan. Ictikaafka Carbi ahaan waxaa loola jeedaa in ruux meel uusan ka dhaqaaqin kuna nagaado xumaan ama samaan wixii meesha...

Maqaalkan oo ah kii 8aad ee Axkaamta Soonka waxaan kusoo qadan doonaa waxyaabaha sunada u ah ruuxa sooman iyo waxyaabaha u banaan maalinta Ramadaanka inta lagu jiro si ay taas noogu baraarujiso dhowrida sunaha iyo inaanan iska xarimin wax aysan shareecdu xarimin. Waxyaabaha sunada u ah qofka sooman inuu sameeyo Waxaa jira waxyaabo ay suno tahay haboon tahayna...

Axkaamta Soonka Q: 7aad Waxaan Maqaalkana oo ah kii todobaad kusoo qaadan doonaa waxyaabaha soonka jabiya kuwooda la isku raacsan yahay iyo kuwa culimada Musliminta ku kala aragto duwan yihiin anigoo weliba isku dayi doona mararka qaar inaan tilmaamo meelaha raajaxa ah si kooban. Waxyaabaha Soonka Jabiyo Waxyaabaha soonka Jabiyo waa fara badan yihiin waxaa ayna...

Waxaan markana soo gudbinayaa qeybtii lixaad Axkaabta soonka Ramadaanka waxanan kusoo qaadi doonaa Waayeela awooda ama aan awoodin mararka qaar ma aanba soon oo dhanba awoodin ama garaadka aan laheyn arimaha ku saabsan iyo Niyada Soonka 6-Waayeelka awooda soonka waa ku waajib  Hadii ruux gaboobo gabaw uusan wax tabar ah haynin waayeelnimo dartiis awoodina waayo inuu...

Waxaaan markana kasii hadli doonaa Axkaamta soonka qeybtii 5aad waxaanan kusoo qaadan doonaa  arimaha quseeya qofka muslimka ah ee buka iyo sida uu u soomayo. 5- Soonka Muslimka Caafimaadaka qaba ayuu ku Waajibaa. Hadii qof bukoodo jirro ka saarta xaaladiisii caafimaad waxaa u banaan inuu afuro maalmaha uu buko sida ku cad nusuusta Kitaabka iyo Sunaha, hase yeeshee...

Ramadaanka waa bil mudan inaan waqtigeena kaga faaiidaysano si cimriga yar ee Allaah na siiyay noogu barakoobo ajar badana aan ku kasbano nolosheena ka hor inta aysan nolosha yar ee dunida aan joogayno go’in sidaa darteed waxaa lagama maarmaan ah inaan cilmi u yeelano Axkaamta Soonka. Dadka Soonka Ramadaanka ku waajibo 1- Qof Muslim ah 2- Qaangaarka ah 3-Garaad leh 4-...

Ramadaanka waa bil mudan inaan waqtigeena kaga faaiidaysano si cimriga yar ee Allaah na siiyay noogu barakoobo ajar badana aan ku kasbano nolosheena ka hor inta aysan nolosha yar ee dunida aan joogayno go’in sidaa darteed waxaa lagama maarmaan ah inaan cilmi u yeelano Axkaamta Soonka. Soonka taqwo ayaa lagu helaa. Al-Baqarah 183: {kuwa Xaqa rumeeyayow waxaa laydinku...

Ramadaanka waa Bil mudan inaan waqtigeena kaga faaiidaysano si Cimriga yar ee Allaah na siiyay noogu barakoobo ajar badana aan ku kasbano nolosheena ka hor inta aysan nolosha yar ee dunida aan joogayno go’in sidaa darteed waxaa lagama maarmaan ah inaan cilmi u yeelano Axkaamta Soonka. Soonka taqwo ayaa lagu helaa. Al-Baqarah 183: {kuwa Xaqa rumeeyayow waxaa laydinku...

Hordhac Ramadaanka waa Bil mudan inaan waqtigeena kaga faaiidaysano si Cimriga yar ee Allaah na siiyay noogu barakoobo ajar badana aan ku kasbano nolosheena ka hor inta aysan nolosha yar ee dunida aan joogayno go’in sidaa darteed waxaa lagama maarmaan ah inaan cilmi u yeelano Axkaamta Soonka. Soonka sunada ah ee ka horeeya Ramadaanka Nabiga Suuban Nabad iyo Naxariis...

Sida uu Alle cwj u yahay wax aan lala mid ahayn ee keli ku ah waxa uu yahay oo kale ayuu xaquna yahay mid keliya oo wax kale oo xaq ahi u jirin, sidaas darteed Alle waa xaq wixii uu abuuray iyo wixii hadal ah ee uu dhahaybana waa xaq oo ah waa runta jirta ee biyo kama dhibcaanka ah waxaan labadaas ka mid ahayni waa been iyo baadil, sidaas darteed wixii uu sheegaa waa run...

Waxaan hubaa in dadka Soomaaliyeed  yihiin kuwo aad u jecel kuna qanacsan in ay muslimiin. Hase yeeshee cilladda haysataa wax kale ma aha sida aan anigu islee yahay waa aqoon darro ay ka qabaan dhibaatada uga imaan karta dembiyada tirada beelay ee ay samaynayaan. Niman dhallin yaro ah oo la baxay gadhadh waaweyn kuna lebisan dharka qabaa’ilka Carbeed ee ah khamiiska...

Mawduuca maqaalka waxaan ka soo qaatay aayadda 59 An-Nisaa oo ah sidatan: يَاأَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُواْ أَطِيعُواْ اللَّهَ وَأَطِيعُواْ الرَّسُولَ وَأُوْلِي الأَمْرِ مِنْكُمْ فَإِن تَنَازَعْتُمْ فِي شَيْءٍ فَرُدُّوهُ إِلَى اللَّهِ...

Ereyga بذعة waa erey Carabi ah oo loola jeedo wax cusub oo lagu soo kordhiyey diinta oo uusan rasuulku sheegin. Waxay culumadu ku macneeyeen in ay tahay wax cusub oo lagu soo biirshay diinta iyo wax kale oo dhan.  البِدْعَة : ما استُحْدِث في الدِّين وغيره , aniguse waxaan lee yahay  فقظ البِدْعَة : ما استُحْدِث...

Horta culumadu ma noo sheegtay in haddii qof mu’min ahi xaq darro ku dilo qof mu’min ah ay tahay shirki uusanna qofkaasi lahayn toobad. Weligeedba markii aan keeno aragti diimeedyo xaqa ku salaysan oo cusub ayaa dadka oo aan horay u maqal waxaas oo kale ka didi jireen. Waxay dhahaan diintu caqli haddii ay tahay kabaha korka lagama tirtireen ee hoosta ayaa laga...

Gudashada xajku waa arrin waajib ah oo qof kasta oo muslim ah laga doonayo in uu noloshiisa hal mar tago xajka haddii uu awood u helo. Awooddu waxaa ka mid ah xag dhaqaale iyo xag nabadeed oo jidka uu marayo ka qabin wax cabdsi ah oo naftiisa gelin karta halis. وَلِلَّهِ عَلَى النَّاسِ حِجُّ الْبَيْتِ مَنِ اسْتَطَاعَ...

Waxaan maanta doonayaa in aan halkan idiinku macneeyo xadiis caam ah oo dadka intooda badani wada garanayaan ama ay maqleen oo uu rasuulku yidhi qofna camalkiisa kuma galo jannada ee waxaa lagu galaa naxariista Alle oo keliya. روى ابي هريرة رضي الله عنه انه قال سمعت رسول الله صلى الله عليه وسلم قال :  لَنْ يُدْخِلَ...

Ramadaanku waa Fursad aad u qaali ah waxanaan uu mudan yahay Baraarujintiisa in ay sii bilaabato inta aanan lagaarin Ramadaanka si loosii Baraarujiyo Ruuxa moog loonasii waxbaro kan jaahilka ah lana xasuusiyo kan wax yaqaan si ay umada ooo dhan ugusii diyaar garowdo soo dhaweyntiisa una Maamuusto Bilashada Bisha Ramadaaan. Ramadaanka waa bil aad u fadli badan waana Rukniga...

NOLOSHA AAYADAHA QURAANKA WAAFAJIYA.  Waxaynu horay u soo aragnay sida aynu nolol maalmeedkeenna ugaga faa’iidaynno bisinka haddana waxaynu arkaynaa sida aynu nolol maalmeedkeenna ugaga faa’iidaysan lahayn aayadda 2aad ee suuradda Faatixah oo ah الْحَمْدُ لِلَّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ . Ugu horrayn waxaa loo baahan yahay in aynu isku...

Qaybtii hore waxaan si buuxda ugu muujiyey macnaha ereyga Naxariis gaar ahaan ereyga الرَّحْمَنِ iyo in naxariista Alle tahay hal mid oo keliya. Waxaan kale oo soo sheegay in ay tahay sunnada Alle in uu dadka mu’miniinta ah u naxariisto gaaladuna ay naxariistiisa ka qadayso taas oo macnaheedu yahay dadka mu’miinta  ah waxaan dhex dejinayaa naxariistayda...

Magaca cinwaanka maqaalka waxaan ka soo qaatay ereyada الرَّحْمَنِ  iyo  الرَّحِيمِ oo ka mId ah magacyada Alle iskuna asal ah kana soo wada jeeda ereyga الرَّحْمَةَ oo macnaheedu yahay naxariista. Haddii aan idiin hor mariyo tafsiirka ay culumadu saareen waxay isku raaceen in الرَّحْمَنِ  tahay naxariista guud ee gaal iyo...

Magaalada Jönköping ee dalka Sweden ayaa lagu wadaa in laga iibiyo masjid weyn, oo markiiba aay ku tukan karaan ilaa 1000 qofood, masjidkan oo dhulka uu ku fadhiyo aad u weynyahya ayaa lagu helay qiimo dhan 18 milyan oo kron oo u dhiganta 2,8 milyan dollar. Hadaba waxaa dadka muslimiinta ah laga codsanyaa inay ilaahay dartii ugu kaalmeeyaan beydka Alle, wax lacaga oo...

Ogoysiin iyo Cudurdaarasho ayaan ku hor marinayaa maqaalkan si aan u saxo gaf xaga taariikhda ah oo aan ku qoray Maqaalkii cinwaankiisu ahaa Soonka Muxaram Waa Fursad qeybtii labaad, taasoo aan dib ka ogaaday inaysan sax aheyn Taariikhda aan sheegayna ka qaldan yihiin. Marka waxaan Walaalaha ogeysiinayaa in Caashuurada sanadkan ku aaddan tahay Ilaahay idankii Sabtiga waxaan...

Waa goorma Tobanka iyo Fariin Dumarka ku gaar ah Soonka Muxaram waxaa la ogyahay Fadli aad u balaaran inuu leeyahay sidaba aan kusoo sheegnay Qeybtii koowaad waxaana Muslimiinta oo dhan isku raacsan yihiin inuu yahay Soonka Muram xaga Fadliga Soon ahaan kan ku xiga Soonka Ramadaanka. Waxaa arintaas u Daliil ah xadiis Saxiix ah uu Muslim kusoo saaray saxiixiisa kaasoo sheegaya...

Bilaha 12ka ah ee aan tirsano hadii aan nahay Muslimiin waxaa ugu horeeya Muxaram oo ah mid ka mid ah Afar bilood oo si gaar ah Xurmad u leh, bishaan Muxaram waa waxaa la jeedeeyaa in la Soomo maadaama uu Nabigeena Suuban Nabad iyo Naxariis Korkiisa Allaha yeelee Soomay Maalinta Tobanaad asagoo ku faraxsanaa Xasuusta Munaasabadii Nabi Muuse iyo Qoomkiisii lagu badbaadiyay...

Maqaalkan waaa kii Labaad ee aan kaga hadlayo Difaaca Nabiga Suuban waa ku waajib Muslimiinta kaasoo aan horay uga soo hadlay in Dadka aflagaadada sameynayaa ay ka caraysan yihiin kororka iyo Horumarka dacwada Islaamka ka sameysay Wadamo ka baxsan Dunida Muslimka. Waxaan Maqlaakan kusoo bandhigi doonaa sababaha keenaya in Diinka Islaamka dhaqso u faafo dadka Caalamka oo...

Water Security” is herein described as the nexus between the availability, accessibility and use of water. The concept is defined as the ‘availability of, and access to water in sufficient quantity and quality to meet livelihood needs of all households throughout the year, without considering the needs of other users. Water Security is further described herein under ‘Securing Water for Production’. (Valerie Ndaruzaniye, 2011).  While ‘Water Insecurity’ refers to the exact opposite of the mentioned concept that is been the unavailability and inaccessibility of enough water to meet the livelihood need of all households in a period of one yearIn the Horn of Africa, increasing scarcity and degradation of water sources seriously threatens human well-being. The population in the region (Ethiopia, Eritrea, Sudan, Djibouti, Somalia, Kenya and Uganda) has increased fourfold in the past 50 years and continues to grow rapidly (United Nations Population Division, 2010). Farmers need more water to feed more mouths and extended areas are needed for food production, at the expense of forest and pasture lands. With a high and stable number of pastoral communities and decreasing amount of pastureland, pressure on land and water grows. The mounting need for fertile soils and irrigated land is intensified by high international demands for food and energy. Investors from all over the world are ready to invest in commercial farming in Sudan, Kenya, Uganda and Ethiopia. With inadequate soil and water management measures being taken, this growing pressure on natural resources leads to a decrease in the quality and quantity of soils, forests and water resources. (Eric van de Giessen: 2011)To put this region into water security context, according to Earth Trends, Environmental Information/World Resources Institute, Djibouti’s per capita is 460M3; Eritrea’s per capita is 701M3; Ethiopia’s per capita is 1,666M3 and Somalia’s per capita is 628 M3 (IRWR, 2011). According to the Falkenmark Water Stress Indicator, a country or a region is said to experience “water stress” when annual water supplies drop below 1,700 cubic meters per person per year. This means almost all parts of the Horn of Africa region can generally be termed as water stress region or facing water insecurityFigure 1, Map of the Horn of Africa region (Yellow): Source: Google Map 2010It is in this context; this paper will be exploring the water scarcity and stress in the horn of Africa region and how this will increase the vulnerability of the households and farmers as well as the impact it will have on the ability of the locals to utilize their socio-economic potentials. The paper will further attempt to assess the capacity of the existing institutions to manage the task at hand and finally the author referring to his personal knowledge and experience in the area as well as the reflections of the articles reviewed will hopefully suggest possible strategies for all the concerned stakeholders.In this review article, the author will attempt to examine five peer-reviewed articles, some with specific regional details and others more general outlook on water security, and will then try to create a holistic picture on the water situation on the ground as well as the efforts of those in charge in trying to mitigate the challenges of water security and enhance greater socio-economic well being for their people. Here are the articles the author intends to review for this paper: 1:Valerie Ndaruzaniye (2011) Water security in Ethiopia, Risk and vulnerability assessment. 2: Eric van de Giessen (2011) Horn of Africa Environmental Security Assessment-Institute for Environmental Security. 3: Simbarashe Govere et.al (2010) Coping with Water Scarcity in Eastern Africa; the role of intra-regional virtual water trade. 4) Declan Conway, et.al (2008) Rainfall and Water Resources Variability in Sub-Saharan Africa during the Twentieth Century 5) Noah Amin (2007) Water Scarcity In The Horn Of Africa And Its Deadly Consequences.In this part, the discussion will be mainly centered on the major factors that are causing water stress and scarcity in Africa generally and in particular the Horn. Almost all the articles reviewed for this paper mainly agree the major cause of the water stress in the region, but as we will later discover it, there are few country specific challenges with greater regional water security significance to it.In Sub-Saharan Africa, the Eastern African region, particularly the Horn of Africa, is considered highly geographically exposed to climate change and its impact over water. Out of 200 million people living in the Horn of Africa, 70 million are located in areas prone to extreme droughts leading to water insecurity and food shortages. In this Eastern African region, floods and droughts can occur in the same area within a very short period. Such events can exacerbate inadequate water availability in quality and quantity, sufficient enough to sustain agricultural activities and energy production. As a result, this often leads to famine and widespread disruption of socio-economic well being. (Valerie Ndaruzaniye, 2011)