Scroll to Top

Hiiraan | Hiiraan Net | Wararka somalia | Somali news | Warar, Quraan iyo Tafsiir.

Hiiraan, Somali, Warar, Quraan, Tafsiir iyo Heeso.

Fanaanadda Soomaaliyeed ee caanka ah Saynab Maxamed Xaaji (Saynab Labo Dhagax) ayaa magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda habeenka 5-ta bishan ka dhigaysa bandhig faneed ay ugu talo gashay in ay ku wacyigeliso bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Uganda. Saynab Labo-dhagax oo maanta oo ay taariikhdu tahay 04/11/2012 soo gaartay magaalada Kampala ayaa waxaa soo...

Maansadii“Hambalyo” waxaan Curiyey Maansadan ka dib,  Isbedelka Doorashadii Maanta oo ay Taariikhdu ahayd 10.09.2012 ka dhacday Magaalada Caasimada Muqdisho ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Doorashadaas oo lagu doortay Hoggaamiye cusub oo noqonaya Madaxweynha Soomaaliya ee Afarta Sanadood ee soo socota ahna   Mudane Dr, Xasan Shiikh Maxamuud Macalin haddaba  anigoo...

Saarkan “Waraabe” waxaan curiyey ka dib, markii ay soo shaac baxday, Arrintii ahayd  in Goboladaa Jubooyinka laga bilaabay cunista iyo ugaadhsiga Waraabaha.  Arrintan oo Ugub ah oo ku cusub Geyiga Soomaaliyeed iyo maqalka dhegaha Ummadda Soomaaliyeedba, ayaa waxaa soo baxay guux badan bulshada dhexdeeda ah  muujiyeyna in laga biyo diiday ,, Sidaa awgeed ma jirto...

Nairobi: HN: Fannaanadda Nimco Max’ed Xasan ” Nimco Dareen” oo caawa bandhig faneed ku qabatay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa waxaa soo gaaray dhaawac ay u geysteen rag dhallinyaro ah. Sida ay xaqiijiyeen dad goob joogayaal ah oo ku sugnaa masrixii ay ka heesaysay Nimca dareen ayaa markii ay fannaanaddu soo kortay masraxa qaadayna heestii ugu horreysay...

Jiiftadan la yiraa: “Shardi” waxay warcelin u tahay jiiftadii Shiinleeyda ahayd ee: “Shurugdiid” ee uu curiyey Bashir M. Hersi. Jiiftadaa oo sawir guud ka bixinaysay marxaladda haatan marayso Soomaaliya, xambaarsanaydna weydiimo ku saaban tagtada, taaganta lagu sugan yahay iyo timaaddada foodda nagu soo haysa. Anoo intaa maanka ku haya, yaan jeclaytan inaan dhawr...

Labaddii qaybood ee hore, waxaynu ka soo hadalnay, xeerarka iyo Miisaanka Shiribka iyo hal ku dhigyadiisa lagama maarmaanka ah, inagoo halkii ka sii ambaqaadi donna, ayaa waxaan sii qeexaynaa Shiribka iyo suugaanta kale arrimo ay wadaagaan iyo kuwa ay ku kala duwan yihiin. Shiribku maaha hees, balse xilliyadan  danbe sida heesaha casriga, hees ciyaareedkii oo dhan looga...

Maansada: Shurugdiid Waa maanso kooban, oo ka faallonaysa xaaladda wadanku marayo, jalleeco sooyaalna aan ka marnayn, male iyo mutuhis ka dheer, waa xog iyo xaajo warran, tagtada tilmaamaysa, timaadadana ka digaysa, si aan loo marin hilin hore loogu hungoobay, kama marna hubsiimo, “Sahaydaadu waa dib, safarkaaguna waa hore” sidaa awgeed, waa ma hurto in qof walba intii...

Asal ahaan suugaantu waa laba qaybood, mid dhawaq iyo cod keliya leh, sida : Gabayga, Guuroowga, Geeraarka, Jiiftada, masafada, Hees IWM. Qaybta kale, waxay leedahay Dhawaq codeed, Jiib, Jaan iyo Booddo u gooni ah sida: Shiribka, Wilaseqada, Waalada, Dhaantada, Barriyada, Sayliciga, Jaandheerta, Suuroowga, Gableey Shinbirta, Beerreeyda, Baloolleeyda, Saarka, Batarka, Kabeebey,...

Suugaan waa eray kulmiyana: hawraar kastoo hannaan, habdhac iyo heenso u gaara leh. Suugaannna asal ahaan waxay ka timaaddaa hadal, hadalkana waxaa loo kala saaraa: Tix iyo Tiraab ama Hawraar iyo Hal abuur.  Maansadu waxay u kala baxdaa qaybo badan, sida: Gabay, Guuroow, Geeraar, Jiifto, Shirib, Masafo, Saar, Buraanbur, Hees, oo  dhawr nooca ah, Hees Hawleed,...

Gabaygan waxuu ka mid yahay silsiladda  cusub ee siinleeyda ee  Sallaamaley annigoo  gebi ahaan dacwad u qaba  ummada soomaaliyeed  maadaama aan nahay dhalinyaradii  , Dilka , dabka, dagaalka  ku dhex kortay  ee aan helin, Nabada iyo dowladnimada dhammaystiran  waxaan haddana ka sii baqayaa in  jiilka naga yaryari ay  ku dhacaan nasiib daradan oo...

GABAYGAN WUXUU KU SAABSAN YAHAY DHAWR NOOC OO HAWEENKA LAGA HELO ,IYO HADDII AAD KU BEEGANTO GABADH KA MIDA KUWA GABAYGU SHEEGAYO AMA AY HOREBA KUULA JOOGTAY INAAD NASIIBKAAGA AAMINTO OO AAD DULQAAD IYO WANAAG KULA DHAQANTO OGOWNA HAWEENKU MARNABA WAX KA SHEEG MALAHA SIDA DHAQANKEENU QABO,WAANA KAN GABAYGII. inkastoo ilaah nagu galaday gebi haweenkeena oo hooyo gaax kuu...

Gabaygani waa kii labaad ee aan kaga qeyb gelayo Silsilada Siinleeyda  ee Sallaamaley aniga ooh ore u tiriyey  Gabaygii ahaa “Saara Calankeena” weli waxba iskama bedelin mawqifkaygii Waxaan  markaan sharaxayaa in  haddii shalay la saluugay qaab dowladeedkii hore la keenay  hadda  farsamo cusub oo nin weliba deegaankiisa iyo baradiisa xor u yahay uuna  cidna...

Gabaygii 15aad  “Salal ” ee  Silsilada Sallaamaley Asalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu; salaanta islaamka dabadeed waxaan halkan ka salaamayaa  Guud ahaan umada Soomaaliyeed meelkastoo ay aduunka ka joogaanba, gaar ahaana waxaan salaamayaa abwaan Xasan Faarax (Xasan-daaci) oo ah abwaanka alkumay silsilada siinlayda ah ee “Sallaamaley”...

Gabaygii 14aad  “Sinnaan iyo Midnimo” ee Silsiladii Sallaamaley Gabaygan wuxuu ka mid yahay Silsilad gabayo ah oo ay tiriyeen dhalinyaro soomalaiyeed taas oo ujeedada ka danbaysaahi tahay in la furo miis wada hadal oo ay dhalinyaradu isku dhaafsato aaraa’dooda ugana doodaan hadba sida ay ugu muuqato iyaga in xalka lagu gaarayo.Gabaygaygan waxaa la yiraahdaa...

Gabayga 13aad “Saaka dhalay” ee Silsiladii Sallaamaley Gabaygan magaciisa waxaa la yiraa: “Saaka dhaley” wuxuu ka mid yahay Silsiladda “Sallaamaleey” ee siinlayda ah, oo ay ka qaybqaadanayan abwaaniin badan oo Soomaliyeed, loogana maansoonayo xal u helidda dhibaatada haysata umadda Soomaaliyeed iyo sida ugu wanaagsan oo ay isu fahmi karaan labada Gobol ee Waqooyi...

Gabaygii Sahan 12aad ee Silsilada Sallaamaley Abwaan Bashiir C/raxmaan Diiriye (Quule) Marka hore waxaan salaamyaa , abwaankii bilaabay Silsiladaan cusub Sallaamaley Abwaan Xasan Faarax (xasandaaci ) iyo dhamaan Abwaaniinadii ka qayb qaadatay , sida AbwaAn Khaliif Faarax Xayir , Abwaan Cabdiraxiin Hilowle galayr . Isku xiraha Silsilada iyo Kaydiyaha Abwaan Bashiir XIrsi...

Gabaygii 11aad “Sabaan Tegay” ee Silsilada Sallaamaley Waxaan idiin soo gudbineynaa Gabey kamida Silsiladdi Sallaamaley ee Sare u qaadka iyo Sahanka u aheyd Arimaha siyaasadeed ee ka dhex taagan wakhti xaaligan lagu jiro iyo wakhtiyadii lasoo mareyba Labada Dhinac ee Somalia iyo Somaliland. Markaa Waa gabeygii la magic baxey “SABAAN-TAGEY” iyo Murtida ku duuggan...

Gabayga 10aad:” Sidigtii Maandeeq”Ee Silsiladii Sallaamaley “Sidigtii Maandeeq” waa Gabaygii tobnaad  ee Silsilada Sallaamaley Tixdan waxay jawaab u tahy tix hore oo uu tiriyay Abwaanka silsiladan furay, ee Abwaan Xasan  Faarax, tixdaas oo magaceedu ahaa “Sallaamaley” oo ka mid ahayd siinlayda Cusub  ayaa Abwaanku wuxuu kaga hadalay dhibaatadii...

Gabaygii Sagaalaad  Sasabodiid ee Silsilada Sallaamaley Gabaygan (Sasabo Diid) waa kii sagaalaad ee silsilad suugaaneedda Sallaamalay. Waxan salamaya dhamaan Abwanada da’da yar ee somaliyeed meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan Xassan Daacad oo ah ninka isagu daah furay silsiladan…. Waxaan bogaadinayaa sida hore loo sheegay in Aflagaadada qaawan, magacyada...

SOOMAALI WEYN. Gabaygii Soomaaliweyn Siddeedaad oo ka mida Silsilada Sallaamaley ASC ,Waxaan salaan ka bacdi walaalayaal waxaan halkaan idiinku ksoo gudbinayaa gabaygii aan ugu talagalay inaan kaga qayb galo Sil-siladaan cusub ee Sallaamaley, gabayga aan uga qayb galayo waxaa la dhahaa (Soomaali weyn), fikirkaygana wuxuu ku faah-faahsan yahay gabayga, waxaanse u mahadnaqayaa...

GABAYGA TODOBAAD SARREEYE WAA GABAY KA MIDA SILSILADA SALLAAMALEY Gabaygani waa gabaygii 7aad oo ka mida Silsilada cusub ee dhawaan la daahfuray waxaana daahfuray Gudoomiyaha Golaha abwaaniinta Dalka suudaan Xasan Faarax Abiib (Xasandaaci) Abwaankan oo ah abwaanka suugaanta iyo dhaqanka xijinka u haya ardayda suudaan jaamacadaha ka baratayaa ayaa waxaa Sallaamaley Bilaabay...

Gabaygii lixaad sirdoon ee silsilada sallaamaley Gabaygii sirdoon ee silsiladda siinleyda cusub oo la magacbaxday “sallamaley” ayaan ayadana ku magacaabay “sirdoon” waxa waxa ey ka hadlee inta badan waa wax sir ahaan u dhacaa, marka kolley silsiladdani waxa ey tahay iyo waxa loola jeedo kulli waxaa horay uga hadlay abwaanada marka waxba yaanan ku...

Gabaygii (Saara Calankeena ) Gabaygii Shanaad Ee Silsilada Siinleeyda Sallaamaley   Gabaygani waxuu mid yahay  Silsiladda siinleeyda ee Sallaamaleey Silsiladan oo  sidii hore Abwaanadii iyo Hal-abuurkii hore u qeexeen ku salaysan qadiyada Somalia iyo Somaliland labada gobol  ayaan anigu waxaan taaganahay in nahay isku mid lana gaaray waqtigii aan dhamayn lahayn  khilaafaadka...

Waa jawaab aan ka jawaabayo 2dii gabey ee labada abwaan iska daba mareen (Ab. Khaliif faarax xayir & Ab. C.raxiim Hilolwle Galayr ) kuwaas oo isku fikir ama isku dhinac kasoo wada jeedey , Aniguna  si habsami iyo hufnaan badan aad ka daalacan doontaan iney ku  dheehantahey ayaan u bayaamiyey aragtideyda ka duwan labada abwaan ee qadiyadda labada gobol kusaabsanaa...

Silsiladii Sallaamaley Gabaygani waa Gabaygii Saddexaad  magaciisuna waa (Saamax)ee Silsilada Siinleeyda cusub ee  Sallaamaley oo uu daahfuray Abwaan Xasan Faarax Abiib ( xasan daaci) Silsiladdan oo loogu talo galay inay Hal-buurka cusub ku soo bandhigaan  aqoontooda suugaaneed korna loogu qaado tayeynta iyo kor u qaadista hidaha iyo dhaqanka iyo  Suugaanta Soomaaliyeed...

Asalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu Salaanta islaamka kabacdi waxaan halkan ka salaamayaa shaqaalaha shabakada caalamiga ah  ee Hiiraannet.com iyo dhamaan akhristayaasha sharafta badan ee ku taxan iyo waliba dhamaan soomaali wayn meelkasta oo ay dunida ka joogaan. Salaan kabacdi waxaan caawa jeclaystay inaan halkan kusoo gudbiyo tix gaaban oo gabay ah taasoo...

JAWAABTII  SALLAAMALEY  IYO ABWAAN KHALIIF FAARAX XAYIR   Gabaygan oo ah Gabaygii Labaad  ee Silsilada siinleeyda cusub ee  Sallaamaley  magaciisa waxaa la yidhaahdaa  Samadoon  Gabaygan oo jawaab u ah gabaygii hore ee Sallaamaley uu soo tiriyey saaxiibkay (Xasan Abiib Faarax) oo ka hadlayay  Hanaanka iyo horumarka  iyo dhibaatooyinka  si guud iyo si gaaraba ...

Silsiladdan Sallaamaley waa silsilad kulminaysa Hal-abuurka  soomaaliyeed oo bilaabantay  sanadkan 2012 iyada oo la gaadhay  waqtigii  lagu turxaan-bixin lahaa   dhacdooyinkii hore  uga dhacay dalka iyo ismaandhaafka labada Gobol ee Somalia iyo Somaliland.   Silsiladan waa ka reeban tahay Beel magaceeda,  waxaa ka reeban Aflagaado qaawan, waxaa ka reeban  wax...