Scroll to Top

Hiiraan | Hiiraan Net | Wararka somalia | Somali news | Warar, Quraan iyo Tafsiir.

Hiiraan | Hiiraan Net | Wararka somalia | Somali news | Warar, Quraan iyo Tafsiir.

Xeebaha Soomaaliya ee bad-weynta Hindiya ayaa loo badinayaa in ay ku jiraan kayd shidaal oo ka mid ah kuwa ugu weyn adduunka . Khuburada dhinaca daraasaadka Juquraafiga ayaa tilmaamaya in balaayiin birmiil oo shidaal aan weli la taaban ah uu ku jiro badda iyo berriga Soomaaliya. Sida uu qoray Strategic Intelligence, Dowladda Soomaaliya waxa ay shirkadda weyn ee British...

Siyaabaha loo kala qaado,  aan loo kala qaadi Karin, la  iskagana ilaalinkaro. Saynisyahano badan ayaa u tiriya in fayraskan ama xanuun sidaha HIV asal ahaankasoo jeedo qaarada Africa, khaastan galbeedka Africa. Dhacdadan ayaa dhacday markii nin u dhashay Kinshaansa waa caasimada Dalka Dimuquradiga Congo  laga helay dhiigisa xanuunsidaha dilaaga unugyada difaaca ee...

Aannu ka XOREYNNO Khadra XABSIGA Yemen! لنحرر خضرة من السجن اليمني! Let’s LIBERATE Khadra from Yemen PRISON Soomaali silac uma yara, maalin aan fal, dhacdo iyo war xun soo yeerin ma lahan dal iyo dibad, haddana, kan dumarka, carruurta iyo waayeelka quseeya ama marrasta iyo maatada la xiriira ka dhiilla badan kan kale, waa aniga siday ila tahaye. Gacaliye...

Weydiinta sida ay kula tahay uga warceli, balse, inaan teyda kula wadaago ii oggoloow. Xumuumadda Xasan Sheeq waxay ku sii socotaa laba sano jirsi, oo xukunka waxay la wareegtay September 2012kii. Dadka intiisa badan rajo fiian ayey ka muujiyeen, in la gaaray xilligii nabadda iyo xasilloonida, balse, xerta Xasan hanqaltaaggii dadka ku jiray waa dileen. Sidee? Qormada sii...

Dabayaaqadii todobaadkii hore waxaa suuqa wararka soo galay wara laga soo xigtay sargaal ka tirsan ciidamada Kenya ee Soomaaliya jooga oo la yiraahdo Mej Emmanual Chir Chir kasaoo sheegayay inuu dhaawac u geeriyooday Afhayeenka Al-Shabab Cali Max’ud Raage Cali-Dheere wixii maalintaas ka dambeeyayna si weyn ayay bulshadu u hadal haysay sheekadaas. Waa wax la hubo...

Hey’ada Oxfam oo ay ku mideeysan yihiin 17 urur oo ka shaqeeysa 90 dal kana shaqeeysa sida xal loogu heli karo faqriga ka jira dunida iyo waxa ay aaminsan yihiin in ay tahay cadaalad daro ka jirta dunida ayaa sanadkan horaantiisii sheegtay in 85ta qof ee ugu maalka badan dunida ay heeysan hanta la mid ah tan 3.5 billionka qof ee ugu faqri san dunida ay leeyahiin tiradaa...

Haddii uu dhacay kala wareeg been ah, oo MIIQANE ka daba maray MOOGGANE, dadka intiisa badanse ku tilmaameen ISBADAL, aniguse aan ku gaabsanayo kala wareeg, maadaama dib laga gartay meeshuu ka yimid, waxa sababay, cidda horseedday ama maalgalisay, illeyn beeso ayaa lagu kala baxaye, oo cidda uu ka goys haysto ama uu ku daaban yahay ay bixisay, waxaanna ku qoray qormadii...

HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeel. Horaan usoo daabacney qeeybtii 1-aad ee qormadan tixanaha inoo ah, Tanina waa qeybtii 2-aad ee kusoo dhowoow aqristoow. Aan toos u galo’e Diinteena suuban ayaa inoo sheegtey, marka dumarka Muslimaat-ka ahi guursanayaan rag Muslimiin ah in waxa...

Dunidu waa caynba cayn, maalin ba waa heer iyo halka labadiisa gallin, wixii shalay qaldanaa ayaa maanta saxma, ama wixii maanta saxnaa ayaa berry qaldami kara, intaa waxaa u dhexeeya waqtiga iyo socodka waayaha, oo mar walba keena guul ama guuldarro la falgala qaabka dadku yahay, heerka garaadkooda iyo aqoontoodu gaarsiisan tahay iyo habka ay u nool yihiin iyo waxa ay...

HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah  korkiisa Allaha yeelo. Aan ku hormaro’e Xikmadaa kore ee ciwaanka ah waqtiyadii hore Soomaalidu waxeey u isticmaali jirtey marka eey ka hadlayaan Soomaalida dhexdeeda, ama kala guursiga gabdhaha ee Beelaha dhexdooda ah, iyagoo ku dheeragalinjirey in gabadhu Tolkeed...

Ugu horrayn waxaan doonayaa in ummadda Islaamka ah ee Soomaaliyeed ay maqaalkan siiyaan fiiro gaar ah, haddii ay igu raacsan yihiinna waxaa waajib ku noqonaysa in ay is daba qabtaan. فَرِيقًا هَدَى وَفَرِيقًا حَقَّ عَلَيْهِمُ الضَّلَالَةُ إِنَّهُمُ اتَّخَذُوا الشَّيَاطِينَ أَوْلِيَاءَ...

Alla ninku aqooldaranaa ama dilanaa! Alla umaddu ayaandaranaa! Mudane Gaas horjoogaha Maamulka Bari ee Jamhuuriyadda Beelaha Soomaaliyeed ayaa wuxuu Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho kala soo dagay ciidamo uu watay oo ku labbisan Tuutihii Ciidan, kuna habaysan qoryo, si uu uga qaybgalo aaska Marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen. Weydiinta baa ah, sidee ku dhacday in...

Qormadan ma aha mid qayaali ah ama sheekooyin mala’awaal ah sida sheekooyinka jaceylka iyo wixii lamid ah, laakiin waa qormo aad iyo aad dhaxal-gal u ah oo ku saleysan cilmi iyo aqoon, sidaa darteed qofkii u aqriyo si joogta ah wuu u aayi doonaa. Haddaba sida magaca qormadan ka muuqata, waa magac micno weyn xambaarsan(DHEEHO EE KU DHAQAN)micnaha magaca qormadan haddii...

XORNIMO beenaadka 1960kii, ayuu hirgalay magaca JAMHUURIYADDA SOOMAALIYEED. Aqoon iyo aqoolna umaannaan lahayn waxay ka turjumaysay. Markii ciidanku xukunka marooqsaday 1969kii ka gadaal ayaa loo badalayJAMHUURIYADDA DIMOQORAADIGA SOOMAALIYEED. In kastoon DIMOQORAADINNIMO la arag, haddana, soddon sano ka dibna burburtay, jujuub, jufo iyo jabhado awgeed. Dhawaan Sirdoonka...

“Ma aniga?” Anoo uurka ka leh ayaan farta isku goday. Waxaa dhakeenna u soo farfiiqayey nin aanan bar garanayn, haddana, iila ekaa nimaan aqaan oo kale. Dhinacyada ayaan eegay si aan u ogaado hadduu qof kale u yeerayey iyo inuuba aniga iila dan lahaa farfiiqiisa. Dadkii dhinacyada iga fadhiyeyse qof dhaqaaqay ma jiro, dan iyo heellaba kama leh ninka farta soo taagaya,...

Inta aan qoraalkan dulucidiisa u gelin, waxaan jeclahay in aan idiin sheego in saxafiga ay tahay waajib saaran in uu si cadaalada ah u tabiyo wararka – in uusan eex gelin, cabsi galin, ama ku cisin saxiibadiis, qabiilkiisa ama qof dowlada ugu jira. Saxafiga waxaa saaran masuuliyada Anshaxa Saxaafada “Journalistic Ethics” . Qoraakaan dulucdiisa oo aan filaayo in uu...

Banii’aadamku, sidiisaba magacyada seddaxan ee ay labadiisa waalid ugu walqaleen, isla markaana ay ee ugu yaraan seddex ka mid ihi ay si toos ah isu raaceyso, waxaan ka aheyn ee loogu yeeri karo naaneys un bey u noqonayaan, sidaasi darteed naaneysta ah (abwaan) ma aha mid ay cid waliba iska qaadan karto ee waa mansab hibo iyo hidda-raac faneed ku yimaada oo cidda...

Inta aanan u gelin faalada qoraalkayga, aan idin xasuusiyo dhaqankeena ku salaysan diinta islaamka in uu yahay mid lagu faano. Dhaqankaas oo aan waligay hilmaamayn inkastoo ay iigu danbaysay hoyga dhaqankeena, Soomaaliya, in ka badan 22 sano. Intaa kadib, sida aad ka maqashaan idaacada wararka ama aad ka aqristaan shabakadaha wararka, ama aad ka daawataan idaacadaha wararka...

XORNIMO beenaadka 1960kii, ayuu hirgalay magaca JAMHUURIYADDA SOOMAALIYEED. Aqoon iyo aqoolna umaannaan lahayn waxay ka turjumaysay. Markii ciidanku xukunka marooqsaday 1969kii ka gadaal ayaa loo badalay JAMHUURIYADDA DIMOQORAADIGA SOOMAALIYEED. In kastoon DIMOQORAADINNIMO la arag, haddana, soddon sano ka dibna burburtay, jujuub, jufo iyo jabhado awgeed. Dhawaan Sirdoonka...

HORDHAC/GOGOL-DHIG  Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi, akhristaha sharafta badanoow, aan ku bilaabo’e, waxaan in badan oo ummada Soomaaliyeed ka mid ah aan kala simanaa xaga niyad wanaaga, rajo ku qabida, iyo ku faraxsanaanta dowlada maanta jirta iyo madaxda xilka qabatey, oo...

Jowhar waa caasimada Gobalka Shabeelada dhexe. Waa Degmada ugu weyn, Taariikh iyo ilbaxnimo badan Guud ahaan Gobalka Shabeelada dhexe. Degmada Waxeey ku tiirsan tahay Waxsoosaarka Beeraha iyo Dhaqashada Xoolaha. Dadka Degmada Jowhar degen badankood waa dad nabada jecel, deris wanaag iyo wada noolaasho caan ku ah. Jowhar waxaa la dhihi karaa waxeey ka mid tahay degmooyinka...

London- Waxaa dad badan oo Soomaaliyeed ay aaminsanaayeen in Dowladda Federalka ah ee Soomaaliya oo ah dowlad rasmi ah ay aad uga duwanaan doonto, maamuladdii ku meel gaar-ka ahaa ee dalka soo maray oo qibrad ahaan laga bartay qilaaf iyo is qabqabsi madaxda sarre oo ku dhamaada faragellin shisheeye iyo fool xummo. Dowlada federaalka ah sida muuqata waxaa soo wajahay qilaafkaa...

Qofku wuxuu dhashaa isaga oo xor ah ka dib ayaa la gumaysan karaa, sidaas darteed waxaan doodayda ku furayaa xoriyadda. Marka waxaa ugu horrayn loo baahan yahay in la isku af garto waxa ay xoriyadi tahay. Xoriyaddu waa madax bannaani uu qof ama ummadi ay iyaga taladoodu ka go’do oo ay gacanta ugu jirto, cid kale oo shisheeye iyo sokeeye toona ahi ku amar ku taaglaynin....

Qaybtii hore ee qormada waxaan kaga sheekeeyey inta u dhaxaysay 2000-2012 oo saddax dawladood, intaa oo xukuumadood iyo intaa oo guddoomiye Baarlamaan oo ku wada suntanaa KU MEEL GAAR, beenta naloo sheegay ayey qayb ka tehee, waxaa nalagu yiri “KU MEEL GAAR” waa dhammaaday, asii aan dhammaane dhan kale iyo dhabba kale lagu dhigay. 10kii bishii Sebtembar, 2012kii oo...

Waxaa jiri jirtay Islaan Reer Quraysh ah, oo degganeyd Magaalada Barakaysan ee Maka, waxay ahayd Islaan hawl badan, oo aan caajis iyo wehsi midna galin. Waagu markuu beryo, ee kaaha iyo iftiinka arooryaad dillaaco ayey shaqo u farsiisataa. Hiirada hore ayey waxay billowdaa sooh iyo falkin, waxay is dhaafiso, ee midba midka kale galiso, ayaa marka ay shaqadeedu idlaad...

HORDHAC/GOGOL-DHIG  Magaca Alle ayan kubilaabay, naxariis iyo nabadgalyo Nabigeena Muxammad korkiisa Allaha yeelo. Intaa kadib, aqristaha sharafta lahoow, maqaalkaan yar waxaan ku faaqidi doonaa haduu Rabbi idmo, guubaabin  iyo gadaal-u-eegis gaboodfalkii aan geedka loogu gamban, anigoo uga gol leh in aan garqaadano oon garwaaqsano,  gadaal u socod in aanu guul...

Introduction.  “Water Security” is herein described as the nexus between the availability, accessibility and use of water. The concept is defined as the ‘availability of, and access to water in sufficient quantity and quality to meet livelihood needs of all households throughout the year, without considering the needs of other users. Water Security is further...

Shabaabta iyo kuwo kaleba waxay sheegtaan in ay doonayaan in kitaabka Alle lagu dhaqmo. Waana arrin xaq ah oo nagu waajib ah in mar haddii aynu nahay dad islaam ah aynu ku dhaqanno kitaabka Alle iyo sunnadii rasuulkeenna Ilaah ha u naxariistee. Culumada kale oo dhammina iyo ruux kasta oo islaam ahi waa og yahay waana ku qanacsan yahay welibana way wada doonayaan. Haddaba...

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
Water Security” is herein described as the nexus between the availability, accessibility and use of water. The concept is defined as the ‘availability of, and access to water in sufficient quantity and quality to meet livelihood needs of all households throughout the year, without considering the needs of other users. Water Security is further described herein under ‘Securing Water for Production’. (Valerie Ndaruzaniye, 2011).  While ‘Water Insecurity’ refers to the exact opposite of the mentioned concept that is been the unavailability and inaccessibility of enough water to meet the livelihood need of all households in a period of one yearIn the Horn of Africa, increasing scarcity and degradation of water sources seriously threatens human well-being. The population in the region (Ethiopia, Eritrea, Sudan, Djibouti, Somalia, Kenya and Uganda) has increased fourfold in the past 50 years and continues to grow rapidly (United Nations Population Division, 2010). Farmers need more water to feed more mouths and extended areas are needed for food production, at the expense of forest and pasture lands. With a high and stable number of pastoral communities and decreasing amount of pastureland, pressure on land and water grows. The mounting need for fertile soils and irrigated land is intensified by high international demands for food and energy. Investors from all over the world are ready to invest in commercial farming in Sudan, Kenya, Uganda and Ethiopia. With inadequate soil and water management measures being taken, this growing pressure on natural resources leads to a decrease in the quality and quantity of soils, forests and water resources. (Eric van de Giessen: 2011)To put this region into water security context, according to Earth Trends, Environmental Information/World Resources Institute, Djibouti’s per capita is 460M3; Eritrea’s per capita is 701M3; Ethiopia’s per capita is 1,666M3 and Somalia’s per capita is 628 M3 (IRWR, 2011). According to the Falkenmark Water Stress Indicator, a country or a region is said to experience “water stress” when annual water supplies drop below 1,700 cubic meters per person per year. This means almost all parts of the Horn of Africa region can generally be termed as water stress region or facing water insecurityFigure 1, Map of the Horn of Africa region (Yellow): Source: Google Map 2010It is in this context; this paper will be exploring the water scarcity and stress in the horn of Africa region and how this will increase the vulnerability of the households and farmers as well as the impact it will have on the ability of the locals to utilize their socio-economic potentials. The paper will further attempt to assess the capacity of the existing institutions to manage the task at hand and finally the author referring to his personal knowledge and experience in the area as well as the reflections of the articles reviewed will hopefully suggest possible strategies for all the concerned stakeholders.In this review article, the author will attempt to examine five peer-reviewed articles, some with specific regional details and others more general outlook on water security, and will then try to create a holistic picture on the water situation on the ground as well as the efforts of those in charge in trying to mitigate the challenges of water security and enhance greater socio-economic well being for their people. Here are the articles the author intends to review for this paper: 1:Valerie Ndaruzaniye (2011) Water security in Ethiopia, Risk and vulnerability assessment. 2: Eric van de Giessen (2011) Horn of Africa Environmental Security Assessment-Institute for Environmental Security. 3: Simbarashe Govere et.al (2010) Coping with Water Scarcity in Eastern Africa; the role of intra-regional virtual water trade. 4) Declan Conway, et.al (2008) Rainfall and Water Resources Variability in Sub-Saharan Africa during the Twentieth Century 5) Noah Amin (2007) Water Scarcity In The Horn Of Africa And Its Deadly Consequences.In this part, the discussion will be mainly centered on the major factors that are causing water stress and scarcity in Africa generally and in particular the Horn. Almost all the articles reviewed for this paper mainly agree the major cause of the water stress in the region, but as we will later discover it, there are few country specific challenges with greater regional water security significance to it.In Sub-Saharan Africa, the Eastern African region, particularly the Horn of Africa, is considered highly geographically exposed to climate change and its impact over water. Out of 200 million people living in the Horn of Africa, 70 million are located in areas prone to extreme droughts leading to water insecurity and food shortages. In this Eastern African region, floods and droughts can occur in the same area within a very short period. Such events can exacerbate inadequate water availability in quality and quantity, sufficient enough to sustain agricultural activities and energy production. As a result, this often leads to famine and widespread disruption of socio-economic well being. (Valerie Ndaruzaniye, 2011)