Scroll to Top

Hiiraan | Hiiraan Net | Wararka somalia | Somali news | Warar, Quraan iyo Tafsiir.

Hiiraan | Hiiraan Net | Wararka somalia | Somali news | Warar, Quraan iyo Tafsiir.

Waxaa jiray nin salaadaha masaajidka ku ilaalin jiray oo lagu yaqaanay masjidka, ninkii ayaa xanunsaday markii masjidkii laga waayey ayaa nin sheekh ah oo masjidka isku yaqaaneen ayaa Damcay inuu soo booqdo markuu tagay ayuu arkay ninkii oo sakaraad ah. Markaasuu sheekhu ku yiri:- Towxiidka qabso wuxuu ku jawaabay:- Sheekhoow aniga iyo kalimadda aad sheegayso waa nala...

Nin Ummadihii Hore ka mid ah oo uu ku sugan yahay Boqortooyadiisii ayaa Fakarey, wuxuuna gartay inuu Boqortooyada ka Dhammaanaayo, waxa uu ku Dhex jirana uu ka Mashquuliyey Cibaadada Rabbigiis, markaas buu Habeen Habeenada ka mid ah ka Dhuuntay Qasriga, wuxuuna ku Waabariistay Boqortooyo kale, wuxuuna Tagey Xeebta, wuxuuna Mushqaayad ku samayn jirey Labanka (Bulukeetiga),...

Waddo Laami ah ayaa la Dhisaayey. Waxay ku soo Beegantay Qabuuro Qadiim ah oo Qofkii ugu Dambeeyey Soddon Sano ka hor lagu Xabaalay. Culimadu waxay Fatwoodeen in Qabuuraha meel kale loo Wareejiyo. Ka dib waxaa la Magacaabay Guddi isugu jira Culimo, Dowladda hoose iyo Odayaashii Deegankaو si ay Howshaas u Fuliyaan. Mayd kasta markii la soo Faago waxaa loo Wareejinayaa...

Ashraf isagoo 10jir ah ayaa la geeyey Dalka Mareykanka, Ashraf Aabihii wuxuu isaguna Wadanka Maraykanka soo galay Sanadkii 1985kii, wuxuuna muddo dheer ku Sharci La’aa Maraykanka ka hor inta aanu Sharciga helin, Ashraf Aabihii wuxuu Gaari Gacan Cuntada Deg-dega ah lagu Gado ku haystay Magaalada New York, Dhaqaale fiican ayaa kasoo gala, Dadaal dheer uu galay ka dib...

Imaam Tujiyo Masaajid weyn oo ku yaalo dalka Suuriya ayaa wuxuu jameecadiisa u sheegay Shan sano ka hor Qiso Cajiib ah oo ku Dhacday. Imamka ayaa sheegay in Habeen Habeenada ka mid ah uu Riyo ku arkay Nabiga CSW, isagoo u sheegay inuu Ninka Deriskiisa ah u Sheego inuu isaga Nabiga CSW uu Jannada Deris kula noqon doono. Subaxdii markii la tukaday ayuu Imamkii u tagay ninkii...

Odey Duq ah ayaa wuxuu la Noolaay Wiilkiisa iyo Gabar uu sodog u yahay iyo Cunug yar oo 4 jir ah uu Awoowe u ahaa. Odeyga waxuu ahaa Nin Da’diiso ay aad u Weyneed, Gacmahiisana way jareenaayeen, Araga Indhahiisaa aad bey u Liiteen. Tilaabadana way dhibeesey, Markuu Cuntada cunaayana ama uu Cabaayo biyaha, inta badan waxuu ku daadin jirey Miiska cuntada lagu cuno, awooda...

Wiil ayaa dhigan jiray jaamacad. Aabihiina wuxuu ahaa nin maal qabeen ah, wiilka wuxuu aad u jeclaa gawaarida cayaaraha (sports cars) wuxuuna ku taami jiray inuu helo gaari noocaas ah, kadib markii uu dhameeyay jaamacadii ayuu aabihii ka codsaday inuu helo hadiyad balse muusan sheegin waxa uu doonayo. Aabihii oo ogaa waxa uu jecel yahay wiilkiisa ayaa maa lintii danbe...

Qisadani waxay ku dhacdey gabar dhigan jirtey kulliyada shareecada ee jaamacad ku taalla mid ka mid ah dawladaha Khaliijka, gabadhani waxay lahayd cod aad u qurux badan isla markaana waxay akhrin jirtey habeen kasta qur’aanka kariimka. Hooyadeed habeen kasta marka ay sii seexaneyso waxay is taagi jirtey albaabka qolka hortiisa waxayna dhageysan jirtey oo maqli jirtey...

Insaanka 4 cadow ayuu leeyahay. Waa naf, waa hawo, waa sheeydaan waa aduunyo. Afartaas sheey waxay cadoow ku yihiin insaanka. Maanta waxaan wax yar iska xasuusineeynaa xeelada uu isticmaalo sheeydaanka. Sheeydaanka awood malaha laakiin labo sheey ayuu isticmaalaa koow inuu dhagta wax kugu sheego oo kuu qurxiyo ayuu yaqaanaa laakiin dhagar ayuu yaqaanaa ama xeel ad uu dadka...

Gabar ayaa waxay ku Riyootay Nin ay Qaraabo yihiin oo Abeeso Cuntay, Aroortii ayay Gurigiisa Tagtay weyna u Sheegtay. Ninkii wuu Naxay wuxuuna yiri:- Neef ayaan Qalayaa Sadaqo ahaan. Neefkii wuu Qalay Deriska oo dhan ayuu u Qeybiyay. Waslad ayaa u soo Hartay markuu Damcay inuu Cuno ayuu Xasuustay Islaan Waayeel oo Deriska ah oo uu iloobay, Wasladii ayuu ula Cararay, wuu...

Boqor ayaa maalin soo iibsaday labo nin oo addoomo ah, mid ayaa aad u qurux badnaa midka kalena wuu fool xumaa. Kadib markii ay qasrigiisa yimaadeen ayuu kii quruxda badnaa u diray qubays. Intuu ku maqnaa ayuu ku jeestay kii foosha xumaa, kuna yiri: saaxiibkaa wuxuu ii sheegay inaad nin xun oo tuug ah tahay ee ma runbaa? Adoonkii ayaa ku jawaabay: Boqorow, ninkaa saaxiibkay...

Waxaa la yiri qarnigii koowaad ee Hijriyada ayaa waxaa jiray wiil dhallinyaro ah oo Ilaah ka cabsi badnaa cilmigana aad u raacan jiray hawlo oo dhanna faraha uga qaaday sidii uu cilmi diineed u korodhsan lahaa. hasee yeeshee wiilkaasi faqiir ayuu ahaa, waxaa haddaba dhacday inuu maalin aad u gaajooday oo markii uu gaajadii xamili waayay a yuu gurigiisii iskaga baxay isagoo...

Sheekh Maxamed Xasaan oo kamid ah culumada waa weyn ee caanka ka ah dunida ayaa qisadan yaabka leh ku soo gudbiyay Barnaamijkiisa ka baxa Telefishinka Al-raxma. Sheekh Maxamed waxa uu u dhashay wadanka Masar, waxa uuna kamid yahay culumada wadankaasi ugu waa weyn ee caanka ka ah, isla markaana dunidana si weyn looga yaqaanno. Qisadan ayaa u dhacday sida uu Sheekhu sheegay...

Qisadan layaabka badan waxa ay ku bilaabatay markii nin guur doon ah oo u dhashay wadanka Sacuudiga uu Guur ka dalbay Gabar Mucalimad ka ah iskuul ku yaala Magaalda Dhaaif, Gabadhii ayaa inay guursato Shardi uga dhigtay inuu la guursado laba gabdhood oo kale oo saaxiibadeed ah Macalimiina ay ka wada yihiin iskuulka ay wax ka dhigto. Arintaas ayaa aad uga yaabisay dadkii...

Dadka qaar waxey meelaha bulshadu ku kala war qataan dadka uga faaideyaan wacyi galinta iyo is xasuusinta maalinta qiyaamo. hadaba waxaan soo gudbin donaa qiso yaab leh oo ey page ka eey facebook kulee dahay aisha mohamed ku soo ban dhigtay ka faa ideysi wacan Saclabata ibnu cabdirahman waxaa uu ahaa nin nabiga aad u jecel una shaqeeya . waxaanu aad u dhegaysan jiray xadiiska...

Saxaabigii lagu magacaabi jiray Xaadib Ibnu Abii Baltaca waxa uu ahaa saxaabi aan u dhalan quraysh marka Nabiga iyo saxaabadiina waxa ay usoo hijroodeen Madiina, Xaadib reerkiisii iyo maalkiisii waxa uu uga soo tagay MAKKAH …. Xaadib waxa uu is dhahay quraysh umaadan dhalan reerkaagii iyo maalkaagiina wax kuu ilaalinaya malaha ragan aad la soo hijrootay waa rag u dhashay...

Qisadani waa sheeko dhab ah oo Jacayl xanuun badan xambaarsan. Sheekadanina waxa ay ku dhacday wariyaashii sanadadii todobaatanadkii ilaa sideetanadakii kuwii ugu caansanana mid ka mid ah barigaa kaasoo loo yaqaan Abdala Nuuradin Alaha u Naxariistee. Waxanu sida la ogyahayba uu ahaa nin wariye ah oo aad u cod macaan, islamarkaana ah hal abuure. Waxa heesaha uu alifay badankooda...

Water Security” is herein described as the nexus between the availability, accessibility and use of water. The concept is defined as the ‘availability of, and access to water in sufficient quantity and quality to meet livelihood needs of all households throughout the year, without considering the needs of other users. Water Security is further described herein under ‘Securing Water for Production’. (Valerie Ndaruzaniye, 2011).  While ‘Water Insecurity’ refers to the exact opposite of the mentioned concept that is been the unavailability and inaccessibility of enough water to meet the livelihood need of all households in a period of one yearIn the Horn of Africa, increasing scarcity and degradation of water sources seriously threatens human well-being. The population in the region (Ethiopia, Eritrea, Sudan, Djibouti, Somalia, Kenya and Uganda) has increased fourfold in the past 50 years and continues to grow rapidly (United Nations Population Division, 2010). Farmers need more water to feed more mouths and extended areas are needed for food production, at the expense of forest and pasture lands. With a high and stable number of pastoral communities and decreasing amount of pastureland, pressure on land and water grows. The mounting need for fertile soils and irrigated land is intensified by high international demands for food and energy. Investors from all over the world are ready to invest in commercial farming in Sudan, Kenya, Uganda and Ethiopia. With inadequate soil and water management measures being taken, this growing pressure on natural resources leads to a decrease in the quality and quantity of soils, forests and water resources. (Eric van de Giessen: 2011)To put this region into water security context, according to Earth Trends, Environmental Information/World Resources Institute, Djibouti’s per capita is 460M3; Eritrea’s per capita is 701M3; Ethiopia’s per capita is 1,666M3 and Somalia’s per capita is 628 M3 (IRWR, 2011). According to the Falkenmark Water Stress Indicator, a country or a region is said to experience “water stress” when annual water supplies drop below 1,700 cubic meters per person per year. This means almost all parts of the Horn of Africa region can generally be termed as water stress region or facing water insecurityFigure 1, Map of the Horn of Africa region (Yellow): Source: Google Map 2010It is in this context; this paper will be exploring the water scarcity and stress in the horn of Africa region and how this will increase the vulnerability of the households and farmers as well as the impact it will have on the ability of the locals to utilize their socio-economic potentials. The paper will further attempt to assess the capacity of the existing institutions to manage the task at hand and finally the author referring to his personal knowledge and experience in the area as well as the reflections of the articles reviewed will hopefully suggest possible strategies for all the concerned stakeholders.In this review article, the author will attempt to examine five peer-reviewed articles, some with specific regional details and others more general outlook on water security, and will then try to create a holistic picture on the water situation on the ground as well as the efforts of those in charge in trying to mitigate the challenges of water security and enhance greater socio-economic well being for their people. Here are the articles the author intends to review for this paper: 1:Valerie Ndaruzaniye (2011) Water security in Ethiopia, Risk and vulnerability assessment. 2: Eric van de Giessen (2011) Horn of Africa Environmental Security Assessment-Institute for Environmental Security. 3: Simbarashe Govere et.al (2010) Coping with Water Scarcity in Eastern Africa; the role of intra-regional virtual water trade. 4) Declan Conway, et.al (2008) Rainfall and Water Resources Variability in Sub-Saharan Africa during the Twentieth Century 5) Noah Amin (2007) Water Scarcity In The Horn Of Africa And Its Deadly Consequences.In this part, the discussion will be mainly centered on the major factors that are causing water stress and scarcity in Africa generally and in particular the Horn. Almost all the articles reviewed for this paper mainly agree the major cause of the water stress in the region, but as we will later discover it, there are few country specific challenges with greater regional water security significance to it.In Sub-Saharan Africa, the Eastern African region, particularly the Horn of Africa, is considered highly geographically exposed to climate change and its impact over water. Out of 200 million people living in the Horn of Africa, 70 million are located in areas prone to extreme droughts leading to water insecurity and food shortages. In this Eastern African region, floods and droughts can occur in the same area within a very short period. Such events can exacerbate inadequate water availability in quality and quantity, sufficient enough to sustain agricultural activities and energy production. As a result, this often leads to famine and widespread disruption of socio-economic well being. (Valerie Ndaruzaniye, 2011)