Scroll to Top

Hiiraan | Hiiraan Net | Wararka somalia | Somali news | Warar, Quraan iyo Tafsiir.

Hiiraan | Hiiraan Net | Wararka somalia | Somali news | Warar, Quraan iyo Tafsiir.

Muqdisho: HN:- Waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Cali Xasan Aadan oo ku magac dheeraa Cali Hiiraan, oo ka mid ahaa Majaajiliistayaasha Soomaaliyeed kuwooda ugu caansanaa. Cali Hiiraan ayaa ku dhintay isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo maalmihii ugu danbeeyay lagu daweynayay, waxaana geerida Cali Hiiraan warbaahinta u xaqiijiyay mid ka mid...

Jarmal : HN : — Allaha u naxariistee waxaa saakay Isbitaal ku yaal dalka Jarmalka ku geeriyooday Fanaanka Maxamed Saleebaan Tubeec oo loo yaqaanay Boqorka Codka, oo in muddo ah ku xanuunsayay. Geerida Fanaanka waxaa saxaafada u xaqiijiyay wiil uu dhalay oo lagu magacaabo Mustafa Maxamed Saleebaan Tubeec, isagoo sheegay in mudadii uu isbitaalka ku jiray labo jeer...

Garowe: HN: Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa sheegaya in nin ku hubeysan bistoolad uu bartamaha magaaladaas Garowe uu goor dhow oo galabta ah ku dilay Alle u naxariistee Sheekh Cabduqaadir Nuur Faarax (Gacamey) oo ka mid ahaa culimaa’uddiinka ugu caansan Soomaaliya, gaar ahaan deegaannada maamulka Puntland. Sheekha ayaa la toogtay...

Mudane Cumar X. Masale iyo Mudane C/qadir X. Masale, iyo dhamaan reer Xaaji Masale waxay tacsi tiraanyo leh u dirayaan walaalahood reer Salxaan, geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Nadiifo Maxamed Salxaan oo ku geeriyootay dalka Canada, magaalda Toronto taarqdu markey ahayd 18-12-20. Waxaanu si gaara ugu tacsiyeynaa Mudane Yuusuf Axmed Salxaan iyo dhamaan ilmo Yuusuf...

Anagoo kala ah: 1. Eng. Mohamoud Jabaake 2. Hussein Aden Jabaake 3. Qassim Aden Suleiman 4. Dr. Omar suleiman Ali 5. A/karim Cagoole 6. Jama Aw-Hassan (Buraale) 7. Hassan Adan 8. Maryan Nuur 9. Eng. Ali Dahir Qadey Waxaan tacsi u diraynaa: Abdullahi, Anab, Muhubo, Shamis, A/rahman, Nuura, Rooda, Shukri, A/aziz, Ceebla, Jamal iyo Naciima oo dhamaantood ilma Jaamac Barre...

Anagoo ah dhamaan dadka Halkan kuqoran waxaan Halkan ugu tacsiyadaynayaa si gaar ah Samsam Yusuf Duale Waxaan kale oo aan u tacsiyadaynayaa dhamaan reer Yusuf Duale akishe meel walba ay dunida ka joogaan geeridii kutimid marxuum Mustafa Yusuf Duale Iyo marxuum yaasiin Yusuf Duale Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajacuun geeridaas oo kadhacday magaalada Hargeysa 19-8-2012 maalinti...

Allaha u naxariistee waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa taariikh noloeedkii injineer Cali xaaji Shirwac oo ay magaalada baledweyne ee xarunta gobolka Gobolka Hiiraan ku dileen kooxo dagar qabayaal ah xili uu ku sugnaa xafiiskiiwa oo ku yaalla bartamaha magaalada Baledweyne. Allaha u naxariistee waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa taariikh noloeedkii injineer...

Muqdisho: HN: Allaha u naxariistee Waxaa galabta magaalada Muqdisho lagu dilay Cabdi Jeylaani Malaaq oo ku magac dheeraa (Marshaale) kana tirsanaa Majaajiliisteyaasha caanka ah ee Hobollada  Waaberi,  Marxuumka ayaa dhaawaciisa loola cararay Isbitaalka Madiina kadib markii ay kooxo ku hubeysan Bastoolado ay ku weerareen hooygii uu ka deganaa Degmada Waaberi ee Gobolkani...

Allaha u naxariistee waxaa magaalada Moqokori ee gobolka Hiiraan ku geeriyooday Marxuum Xasan Makaraan Kulmiye. Marxuumka oo mudooyinkan xanuusanayay ayaa ifka uga tagay 21- cruur ah oo isugu jira wuxuu dhalay iyo wixii aay sii dhaleen. Waxaa Marxuumka ilaah looga rajeynayaa in uu janadii fardowso geeyo, qaraabadiisana samir iyo iimaan ka siiyo. Waxaa si gaara tacsi loogu...

Waxaa magaalada Stockholm ee dalka Sweden ku geeriyooday allaha u naxariistee  Cabdirashiid Muumin Afrah. Marxuumka ayaa mudo ku jiray cisbaatka magaalada Stockholm halkaasoo tii alle ugu timid. Waxaa dhamaan reer Muumin Afrax loo dirayaa tacsi tiiranyo leh, marxuumkana waxaa ilaah looga baryayaaa inuu kitaabkiisa midigta ka siiyo AAMIIN AAMIIN   ...

Tacsi Tiiraanyo leh Innaa lillaahi waa innaa illayhi Raajicuun Dhamaan   Beesha Mudulood ku nool ee wadanka Switzerland waxay uga tacsiyeeynayaa  Dhamaan  eheladii iyo Aqaariibkiisa  Geerida  ku timid  ilaahay haw naxariistee  Marxuumka Dr C/laahi xuseen Maalin oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho taariikhdu markeey aheyd 13/04/2012 waxaan leeyihiin Eheladii...

TACSI TIIRAANYO LEH INNAA LILLAAHI WAA INNAA ILLAYHI RAAJICUUN Waxaan Halkan Tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa Eheliyadii iyo Qaraabada Geerida ku timid Marxuum Nabaddoon Cali Maxamed Weheliye (Cali waqooyi) oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho waxaan leeyahay Marxuumka ilaahay Naxariistii Janatul Firdowsa haka waraabiyo Ehelkii iyo Awlaadii uu ka tegayna ilaahay Samir...

Aslaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu Anagoo ah dadkan hoos ku xusan gaar ahaan, iyo guud ahaanba hadaanu nahay qoyska Reer Xaaji Muuse Afjilic iyo waliba dhamaan qoyska Reer Xaaji Yuusuf Nuur Jaamac waxaanu Tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qaraabadii iyo ehelkii uu ka geeriyooday marxuum Warsame Xaaji Muuse (Afjilic) oo shalay oo taariikhu ahayd 27.02.2012 ku...

Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Dalka Switzerland oo Tacsi U diraysa Alaah Unaxariistee Sheekh Dahir Aweys oo Ku Geeriyooday Shalay ee Dalka Somalia Mogadishu Waxaa shalay Taarikhda Ahayd 25 Janayo Ku Geriyooday Magaalada muqdishu Allaah u naxaristo Sheekh Dahir Aweys Janadii Fardowsana allaah ka waraabiyo ayaan uga tacsiyadeynaynaa Ehelahadii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday...

Waxaa tacsi loo dirayaa dhamaan reer Xaaji Axmed Muumin Sheekooy oo aabahood Xaaji Axmed Muumin oo ku geeriyooday magaalada Madheeraa ee dalka Kenya Jimco 6. janaayo 2012. waxaana illaahay uga baryeeynaa in uu samir iyo iimaan naga siiyo aamiin. Waxaana Tacsida diraya dadka kala ah. -Hooyo Qeeyro Muumin Sheekooy -Aaba Xasan Gashiin. -Aboowe Faroole iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa. 1-Sowdo...

Inaa lilaah wa inaa Ilaahi raajicuun. Alaha u naxariistee waxaa wadanka Kanada ku geeriyooday C/qaadir Khaliif Diiriye, Marxuumka ayaa mudooyinkan dambe xanuunsanayay. C/qadir Khaliif alaha u naxariistee wuxuu ka mid ahaa shaqsiyaadkii isku mashquuliyey in Hiiraan yeelato Jaamacad, marxuumka ayaa ifka uga tagay xaas iyo labo caruur. Bahda Hiiraan Net waxay tacsi u dirayaan...

Water Security” is herein described as the nexus between the availability, accessibility and use of water. The concept is defined as the ‘availability of, and access to water in sufficient quantity and quality to meet livelihood needs of all households throughout the year, without considering the needs of other users. Water Security is further described herein under ‘Securing Water for Production’. (Valerie Ndaruzaniye, 2011).  While ‘Water Insecurity’ refers to the exact opposite of the mentioned concept that is been the unavailability and inaccessibility of enough water to meet the livelihood need of all households in a period of one yearIn the Horn of Africa, increasing scarcity and degradation of water sources seriously threatens human well-being. The population in the region (Ethiopia, Eritrea, Sudan, Djibouti, Somalia, Kenya and Uganda) has increased fourfold in the past 50 years and continues to grow rapidly (United Nations Population Division, 2010). Farmers need more water to feed more mouths and extended areas are needed for food production, at the expense of forest and pasture lands. With a high and stable number of pastoral communities and decreasing amount of pastureland, pressure on land and water grows. The mounting need for fertile soils and irrigated land is intensified by high international demands for food and energy. Investors from all over the world are ready to invest in commercial farming in Sudan, Kenya, Uganda and Ethiopia. With inadequate soil and water management measures being taken, this growing pressure on natural resources leads to a decrease in the quality and quantity of soils, forests and water resources. (Eric van de Giessen: 2011)To put this region into water security context, according to Earth Trends, Environmental Information/World Resources Institute, Djibouti’s per capita is 460M3; Eritrea’s per capita is 701M3; Ethiopia’s per capita is 1,666M3 and Somalia’s per capita is 628 M3 (IRWR, 2011). According to the Falkenmark Water Stress Indicator, a country or a region is said to experience “water stress” when annual water supplies drop below 1,700 cubic meters per person per year. This means almost all parts of the Horn of Africa region can generally be termed as water stress region or facing water insecurityFigure 1, Map of the Horn of Africa region (Yellow): Source: Google Map 2010It is in this context; this paper will be exploring the water scarcity and stress in the horn of Africa region and how this will increase the vulnerability of the households and farmers as well as the impact it will have on the ability of the locals to utilize their socio-economic potentials. The paper will further attempt to assess the capacity of the existing institutions to manage the task at hand and finally the author referring to his personal knowledge and experience in the area as well as the reflections of the articles reviewed will hopefully suggest possible strategies for all the concerned stakeholders.In this review article, the author will attempt to examine five peer-reviewed articles, some with specific regional details and others more general outlook on water security, and will then try to create a holistic picture on the water situation on the ground as well as the efforts of those in charge in trying to mitigate the challenges of water security and enhance greater socio-economic well being for their people. Here are the articles the author intends to review for this paper: 1:Valerie Ndaruzaniye (2011) Water security in Ethiopia, Risk and vulnerability assessment. 2: Eric van de Giessen (2011) Horn of Africa Environmental Security Assessment-Institute for Environmental Security. 3: Simbarashe Govere et.al (2010) Coping with Water Scarcity in Eastern Africa; the role of intra-regional virtual water trade. 4) Declan Conway, et.al (2008) Rainfall and Water Resources Variability in Sub-Saharan Africa during the Twentieth Century 5) Noah Amin (2007) Water Scarcity In The Horn Of Africa And Its Deadly Consequences.In this part, the discussion will be mainly centered on the major factors that are causing water stress and scarcity in Africa generally and in particular the Horn. Almost all the articles reviewed for this paper mainly agree the major cause of the water stress in the region, but as we will later discover it, there are few country specific challenges with greater regional water security significance to it.In Sub-Saharan Africa, the Eastern African region, particularly the Horn of Africa, is considered highly geographically exposed to climate change and its impact over water. Out of 200 million people living in the Horn of Africa, 70 million are located in areas prone to extreme droughts leading to water insecurity and food shortages. In this Eastern African region, floods and droughts can occur in the same area within a very short period. Such events can exacerbate inadequate water availability in quality and quantity, sufficient enough to sustain agricultural activities and energy production. As a result, this often leads to famine and widespread disruption of socio-economic well being. (Valerie Ndaruzaniye, 2011)