Scroll to Top

Hiiraan | Hiiraan Net | Wararka somalia | Somali news | Warar, Quraan iyo Tafsiir.

Hiiraan | Hiiraan Net | Wararka somalia | Somali news | Warar, Quraan iyo Tafsiir.

Hambalyo Aroos. Maxamud Muse Barkhad Iyo Boqorada Hibo Adan Maxamed Waxaan hambaliyo u diraynaa arooska Maxamuud Muse Barkhad Qayad iyo aroosada Hibo Aadan Maxamad Qasaali oo arooskoodu ka dhacay magaalada London hoteelka Diamond Ealing Broadway taariikhdu markey ahayd 15 March 2014. Waxaan ilahay uqa baryaynaa grugii lagu reeyo ee lagu nagaado aamiin aamiin aamiin. Waxa...

Waxaa tahniyad Aroos loo dirayaa Caruuska iyo CaruusadaBoqorka Ahmed Ali Ahmed (Cariish) Iyo Boqorada  Nasro Hassan Mohamed oo Arooskoodu ka dhacay taariiqdu markay ahayd 18 Oktober 2012 magaalada Borama ee dalka Somalia. Waxaa tahniyada diraya ehelada, qaraabada iyo weliba asxaabta, iyagoo u rajeynaya in Lamaanuhu ku noolaadaan nolol farxad leh. Waxa habalyada diraya...

Waxaa halkan tahniyad looga dirayaa Cabdulahi Xuseen Cali oo ka qalin jibiyey dugsiga sarre ee magaalada Linköping ee dalka Sweden. Cabdulahi ayaa waxaa sidey caadada wadanka Sweden aay tahay tuuray koofida calaamada u ah in dugsiga sarre uu dhameeyey. Tahniyada ayaa waxaa dirayaa dhamaan qaraabada iyo asxaabta Cabdulahi Xuseen iyagoona u rajeeyey in uu waxbarashada...

  Stockholm: HN: Xaflado si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay xaafadaha magaalada Stockholm ee wadanka Sweden. Ujeeddada xafladan ayaa ku saabsanayd arday Somaliyeed oo loo sameeyey xaflad qalin jabin, ka dib markii ay ku guuleysteen inay dhameystaan dugsiga sare. Ardaydan ayaa waxaa ka mid ahaa dhalinyaro Somali ah. Xafladan ayaa waxa ka soo qayb galay...

Waxaa Halkan Tahniyad Mahar oo Farxad leh Looga dirayaa: Boqokra : Maxamed Cabdi Raage iyo Boqoradda : Canab Xuseen Sharaawe oo dhawaan meherkoodu ka dhacay Dalka Ingiriiska: Tahniyaddan waxaa diraya dadka kala ah: 1- Hooyo Xaawa Tawaad iyo caruurteeda; 2- Hoyo Xaawa Cosoble iyo caruurteeda: Saciid Xuseen Sharaawe Saleemaan Xuseen sharaawe xaaskiisa iyo caruurtisa Cabdullahi...

Waxaa tahniyad Aroos loo dirayaa Caruuska iyo Caruusada Cadceed F. Cismaan Iyo Ifraax Ibraahim Sh. oo Arooskoodu ka dhacay taariiqdu markay ahayd 29 December 2012 magaalada Stockholm ee dalka Sweden. Waxaa tahniyada diraya ehelada, qaraabada iyo weliba asxaabta, iyagoo u rajeynaya in Lamaanuhu ku noolaadaan nolol farxad leh. Magacyada qaar Dadka Tahniyada diraya. Abdullahi...

Waxaa  Halkan Tahniyad iyo Bogaadin uga direynaa lammaanaha kala ah, Boqor Abuukar Cabdullaahi Maxammed Iyo Boqorada Deeqo ,Maxammed Xuseen (Haraa nti yare)  oo maanta Meherkooda iyo aqal galkooduna ka dhacay  carriga Switzerland  gaar ahaan Caasimadda  Bern waxaan leenahay  labadii isku waara ee wanaag ku dhamaysta, noloshaada ahaada, wadajiree nabad gala, werwer...

Tahniyad dhalasho.. Waxaan halkan hambalyo Uga diraynaa Cabdullahi Cali Afrax Iyo Ubax Maxamud Xussein oo Gabadh Ugu Dhalatay Nairobi, Kenya. Hambalyadan waxa diraya Dadka Kala ah. Aaabe Maxamuud Xussein Wada Hooyo Hodan Shariif Adan Nasro Maxamud Xussein Farxiyo Maxamuud Xussein Maxamed maxamud xussein Sahro Maxamud Xussein Sacdiyo Maxamud Xussein Cabdikariin Maxamud...

Anagoo ah dadka magacyadooda hoosta ku-qoran,waxaan Tahniyad-Meher u-direynaa Samiya Abdulkadir Warsame  Hashi iyo Osama Sh. Daahir Muxumed Diini oo Meherkooda ka dhacay Magaaladda Arlington TEXAS September 1, 2012 Dadka Tahniyadda Diraya ayaa kala ah: Abee Dahir muxumed diini Aabe Abdulkadir Warsame Hashi iyo   Hooyo Xaliimo Cabulle Ciid, Hooyo sahra khaliif Cali...

Hambalyo Aroos  Dalmar& Sahra Qaali Waxaan halkan Hambalyo iyo Bogaadin uga direynaa Lammaanaha Kala ah Boqorka Dalmar Cali Maxamuud iyo Boqoarada Sahro Cadaani Maxamed (Sahra Qaali) Oo Arooskoodu ka dhacay wadanka Netherland Magaalada EDE 14 07 2012 . Waxaa halkan Hambalyada uga diraya Annagoo kala ah Ehelkooda iyo Asxaabtooda kala jooga dunida dacaladeeda waxaan...

HAMBALYO:    HAMBALYO:      HAMBALYO  MOWLIID MAXAMED CABDI JIIJIILE IYO UBAX MUSTAF JAAMAC: WAXAN HALKAN TAHNIYAD AROOS HAWADA UGU DIREYNAA LAMAANAHA MOWLIID IYO UBAX, INAGOO KALE AH WAALIDKA IYO ASXBAATA: WAALIDKA IYOWALAALAHA: HOOYO: FAADUMO XASAN HOOYO: AAMINO GAANI AABO: MAXAMED CABDI JIJILE WALALAHA: CUMAR CAMEEY IYO MARWADIISA QALIGA HODAN CABDULE IYO CARUURTEEDA. LIIBAAN...

Nasjö: HN: Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay magaalda Nasjö ee wadanka Sweden. Ujeeddada xafladan ayaa ku saabsanayd arday Somaliyeed oo loo sameeyey xaflad qalin jabin, ka dib markii ay ku guuleysteen inay dhameystaan dugsiga sare. Ardaydan ayaa waxaa ka mid ahaa labo gabdhood oo la kala yiraa Muna iyo Nimco. Xafladan ayaa waxa ka soo qayb galay...

Hamdi, Hafsa iyo Ayaan Stockholm: HN: Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay magaalda Stockholm ee wadanka Sweden. Ujeeddada xafladan ayaa ku saabsanayd arday Somaliyeed oo loo sameeyey xaflad qalin jabin, ka dib markii ay ku guuleysteen inay dhameystaan dugsiga sare. Xafladan ayaa waxa ka soo qayb galay dad badan oo degan magaalada Stockholm kuwaasoo...

Tahniyada aroos oo loo diraya Dr: Sharmaake daahir iyo Drs: Naqwo Cabdiraxmaan Waxaan hambalyo Aroos hawadda u marineynaa farta iyo faraantiga, faraska iyo Genyada,Boqorka iyo Boqoradda lamaanaha is calmaday waa Dr: Sharmaake daahir Sulub iyo Drs: Naqwo Cabdiraxmaan. Hooyo cambaro kulane Bare Hooyo faadumo sh. Muxudiin Celi Hooyo Dahabo Maxmed Faarax Walaalaha iyo Qaraabada Samsam...

Waxaaan halkan hambalyo iyo bogaadin iyo duco uga dirayaa Mudane inj:. Osmaan Ahmed Qaali iyo Marwo Faadumo Yaxye oo Arooskooda ka dhacay Hotel Shamow Muqdisho waxana leeyahay noqdo kuwii isku waara oo ubad khayr qaba kala hela Wiil iyo caano gabar iyo caano aamiin insha alaaah. annaga oo kala ah asxaabtan magacyadoodu hoos ku xusan yihiin …….. Hassan Mohamed...

Waxaan halkan uga hanbalyeeynaynaa  lamaanaha maanta oo jimce ah taariikhda  thay  20/januar /2012 meherkoodu ka dhacay magaalada Muqdisho  Mudane Abuukar  Cali Xasan (Jiijoow ) iyo  Marwo Caasha Xaaji Cumar Maxamed Waxaan leenahay ilaahay haydin gaadhsiiyo guryo samo iyo barwaaqo  reerkii lagu nastee lagu nagaadee wadajiree nabad gala allahayoow idinka yeel,...

Waxaa halkan tahniyad iyo Hanbalyo uga diraynaa Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi(Raage) Marwo Rooda Saleebaan Iidle ayaa waxay gabar ugu dhalatay Magaalada Zug ee wadanka switzerland waxaana gabadhaas magaceeda loo bixiyey Samiira Cabdiraxmaan Maxamed waxaan leenahay anaga oo ah ehliyadeeda soo Barbaar samiira tii diinteeda dalkeeda iyo dadkeeda iyo anfacda alle hakaa...

Hambalyo Hambalyo Dhamaan ardayda, asxaabta walaalaha iyo waalidiinta hoos ku qoran magacyadooda ay tahniyad kal iyo laab ah hawada u marinayaan  C/raxmaan Cali Yuusuf iyo Sahra Ibraahim Cali oo mehehrkoodu uu ka dhacay Magaalada Oslo ee Dalka Norway . Tahniyadan waxaa si gaar ah u diraya Sahra ardayda ay wax la barato ee reer Katrineholm  sweden iyo asxaabteeda waxaa...

Waxaa Tahniyad Aroos oo farxad leh Hawada loo marinayaa,,, Arooska iyo Aroosadda, Bisha iyo Qoraxda, Faraska iyo gayada, Boqorka iyo Boqoradda, Lamaanaha is calmaday,, waa,, Cabdi Sahal Maxamed Shiikh Jimcaale Wiin Iyo Fartuun Faarx Maxamed Gaaboow, oo uu aroos koodu 10 kii Bishan July ka dhacay Magaalada nässjö (Nekho) ee Dalka Sweden. Hambal-yadan waxa Diraya Dadka...

Tahniyad Aroos Cabduqaadir Shuuriye Ahmed iyo Ayaan Ahmed Dhagax. Waxaa tahniyad Aroos loo dirayaa Caruuska iyo Caruusada C/qadir iyo Ayaan oo Arooskoodu ka dhacay taariiqdu markay ahayd 22 Okt 2010 magaalada Stockholm ee dalka Sweden. Waxaa tahniyada diraya ehelada, qaraabada iyo weliba asxaabta, iyagoo u rajeynaya in mataanuhu ku noolaadaan nolol farxad leh. Sidoo kale...

Tahniyad dhalasho oo farxad leh waxaa loo dirayaa Xuseen Axmed Muumin iyo Maryan Cabdi Warsame oo gabar ugu dhalatay Ingariiska gaar ahaan Lodon gabartaas oo loo bixiyay Sucaad Xuseen Axmed. Waxaana diraayo tahniyadaan: Luul Xasan Gashiin Zamzam Cabdi Samiiro Cabdi Sacdiyo cabdulaahi ruquyo Xasan Khaali Xasan Cali Xasan Axmed Xasan Xabso Xasan Farxiyo Cumar Drs Sowdo Xasan Cabdirisaaq...

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
Water Security” is herein described as the nexus between the availability, accessibility and use of water. The concept is defined as the ‘availability of, and access to water in sufficient quantity and quality to meet livelihood needs of all households throughout the year, without considering the needs of other users. Water Security is further described herein under ‘Securing Water for Production’. (Valerie Ndaruzaniye, 2011).  While ‘Water Insecurity’ refers to the exact opposite of the mentioned concept that is been the unavailability and inaccessibility of enough water to meet the livelihood need of all households in a period of one yearIn the Horn of Africa, increasing scarcity and degradation of water sources seriously threatens human well-being. The population in the region (Ethiopia, Eritrea, Sudan, Djibouti, Somalia, Kenya and Uganda) has increased fourfold in the past 50 years and continues to grow rapidly (United Nations Population Division, 2010). Farmers need more water to feed more mouths and extended areas are needed for food production, at the expense of forest and pasture lands. With a high and stable number of pastoral communities and decreasing amount of pastureland, pressure on land and water grows. The mounting need for fertile soils and irrigated land is intensified by high international demands for food and energy. Investors from all over the world are ready to invest in commercial farming in Sudan, Kenya, Uganda and Ethiopia. With inadequate soil and water management measures being taken, this growing pressure on natural resources leads to a decrease in the quality and quantity of soils, forests and water resources. (Eric van de Giessen: 2011)To put this region into water security context, according to Earth Trends, Environmental Information/World Resources Institute, Djibouti’s per capita is 460M3; Eritrea’s per capita is 701M3; Ethiopia’s per capita is 1,666M3 and Somalia’s per capita is 628 M3 (IRWR, 2011). According to the Falkenmark Water Stress Indicator, a country or a region is said to experience “water stress” when annual water supplies drop below 1,700 cubic meters per person per year. This means almost all parts of the Horn of Africa region can generally be termed as water stress region or facing water insecurityFigure 1, Map of the Horn of Africa region (Yellow): Source: Google Map 2010It is in this context; this paper will be exploring the water scarcity and stress in the horn of Africa region and how this will increase the vulnerability of the households and farmers as well as the impact it will have on the ability of the locals to utilize their socio-economic potentials. The paper will further attempt to assess the capacity of the existing institutions to manage the task at hand and finally the author referring to his personal knowledge and experience in the area as well as the reflections of the articles reviewed will hopefully suggest possible strategies for all the concerned stakeholders.In this review article, the author will attempt to examine five peer-reviewed articles, some with specific regional details and others more general outlook on water security, and will then try to create a holistic picture on the water situation on the ground as well as the efforts of those in charge in trying to mitigate the challenges of water security and enhance greater socio-economic well being for their people. Here are the articles the author intends to review for this paper: 1:Valerie Ndaruzaniye (2011) Water security in Ethiopia, Risk and vulnerability assessment. 2: Eric van de Giessen (2011) Horn of Africa Environmental Security Assessment-Institute for Environmental Security. 3: Simbarashe Govere et.al (2010) Coping with Water Scarcity in Eastern Africa; the role of intra-regional virtual water trade. 4) Declan Conway, et.al (2008) Rainfall and Water Resources Variability in Sub-Saharan Africa during the Twentieth Century 5) Noah Amin (2007) Water Scarcity In The Horn Of Africa And Its Deadly Consequences.In this part, the discussion will be mainly centered on the major factors that are causing water stress and scarcity in Africa generally and in particular the Horn. Almost all the articles reviewed for this paper mainly agree the major cause of the water stress in the region, but as we will later discover it, there are few country specific challenges with greater regional water security significance to it.In Sub-Saharan Africa, the Eastern African region, particularly the Horn of Africa, is considered highly geographically exposed to climate change and its impact over water. Out of 200 million people living in the Horn of Africa, 70 million are located in areas prone to extreme droughts leading to water insecurity and food shortages. In this Eastern African region, floods and droughts can occur in the same area within a very short period. Such events can exacerbate inadequate water availability in quality and quantity, sufficient enough to sustain agricultural activities and energy production. As a result, this often leads to famine and widespread disruption of socio-economic well being. (Valerie Ndaruzaniye, 2011)