Scroll to Top

Hiiraan | Hiiraan Net | Wararka somalia | Somali news | Warar, Quraan iyo Tafsiir.

Hiiraan | Hiiraan Net | Wararka somalia | Somali news | Warar, Quraan iyo Tafsiir.

Muqdisho : HN :–Ururka midowgga Yurub ayaa war uu soo saaray ku sheegay in muddo laba sano ah lagu kordhiyay howl-galka la dagaalanka kooxaha burcad badeedda Soomaalida si looga hortago khataraha kooxahaas. Muhiimadda kordhinta howl-galkan ayaa lagu sheegay in ay tahay ka hortagidda in kooxuhu caqabad ku noqdaan dadaaallada gar-gaarka lagu gaarsiinayo Soomaliya iyo...

Nairobi : HN:–Taliyaha ciidamada booliiska county-ga Mandheera Noah Mwivanda, ayaa sheegay in 28 qof lagu dilay weerarkaas isla markaasna ay oga shakisan yihiin Al Shabaab iney ka dambeyeen balse dadka deegaanka qaarkood, ayaa tilmaamay in rakaab ka badan 30 qof ay ku dhinteen weerarkaas. Taliye ku xigeenka ciidamada booliska ee ku sugan bariga Mandheera Elvis Korir,...

Mandhera : HN :–War saxaafadeed ka baxay Al-shabaab ayaa lagu sheegay in xoogagga Al-shabaab ka danbeeyeen weerar lagu bartilmameedsaday dad rayid ahaa oo la socday Bas ku sii jeeday magaalada Nairobi. Sarkaal u hadlay Ururka Laanqeyrta Cas ayaa sheegay in ilaa 28 ruux weerarkaas lagu dilay, iyadoo ahaa kii ugu qasaaraha badnaa oo ka dhaca gobolka waqooyi Bari Kenya,...

Muqdisho : HN :– Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max’uud ayaa xalay ilaa maanta waxaa uu kulamo gaargar ah la lahaa xildhibaannada iska soo horjeeda, isaga oo kala hadllayay khilaafka baahsan ee cuuryaamiyay shaqadii hay’addaha dowladda ee ka dhax jira isaga iyo ra’iisal wasaaraha. Wararku waxaa ay sheegayaan in madaxweynaha uu la...

Nairobi: HN:- Degmada Kijiado ee dalka Kenya illaa 200 dumar ah oo kasoo jeeda qowmiyadda Masai-da ayaa la sheegey in ay kaxeeyeen illaa 2 kun oo neef oo geel ah oo ay dad Soomaali ah leeyihiin, kuwaasi oo daaqsimayay xirmooyinka halkaasi ku yaala. Waxa ay qoowmiyadda Masai-da sheegayaan in geela Soomaalida uu yahay mid dhufaan ah, xoolahoodana qaadsiinaya cuduro. Dumarkani...

Kenya : HN :– Wararka naga soo gaaraya gobolka W/bari ee dalka Kenya ayaa sheegaya in rag hubeysan dilleen dhamaanba dadkii rayid ahaa ee la socday Bas sidda la sheegay ay qafaasheen dableyda. Baska oo la sheegay in uu ka tagay magaalada Mandhera ee dalka Kenya, ayaa ku sii jeeday magaalada Nairobi, waxaana wararku sheegayaan in ragga hubeysan baska la leexiyeen...

Djabuuti : HN :– Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Pro Max’ed Cismaan Jawaari oo gaaray dalka Jabuuti, ayaa halkaa kulan kula yeeshay dhigiisa baarlamaanka dalkaas oo ay ka wad hadlleen xiriirka labada dowladdood. Guddoomiye Jawaari ayaa booqasho rasmi ah ku tagay dalka Jabuuti, isagoo ka qeyb geli-doono munaasabad lagu furayo xarun cusub oo uu yeesho...

Copenhagen : HN :–Madaxweynaha dowladda faderaalka Soomaaliya,Xassan Sheekh Max’uud ayaa sii fogeeyay khilafka hadda jira,kaddib markuu ugu baaqay baarlamaanka inay keenan xukuumad cusub. Xassan waxuu sheegay isagoo wareysi siinayay warbaahinta ku hadasha afka dowladda Soomaaliya,xukuumadda hadda shaqaysa inay howsheedii socon wayday,taa badalkeedana baarlamaanka...

Gaalkacyo : HN :– Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa dhawaan laga bilaabay in la galiyo jidadka halbowlaha u ah, gaar ahaan wadada gasha garoonka diyaaradaha Muqdisho nalalka ku shaqeeya cad-cadeeda. Wararku waxaa ay sheegayaan in labo ka mid ah baalayasha ay ku xirnaayeen layrarka ayaa la qaxriyay ,waxaana mid ka mid ah kuwa yaalla waddada aada garoonka diyaaradaha...

Muqdisho; HN;- Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Majaajalistaha caanka ah ee Soomaaliyeed Cabdi Maxamuud Ilkacase. Mareereye ku-xigeenka Tiyaatarka Qaranka Abwaan Cabdikariim Jiir oo la hadlay warbaahinta Dowlada ayaa xaqiijiyay geerida Cabdi Maxamuud Ilkacase, isagoona sheegay in xaalada majaajilistaha ay ahayd mid wanaagsan, laakiin...

Garoowe : HN :– Xili uu sii xogeysanayo khilaafka baahsan ee u dhaxeeya madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max’uud iyo ra’iisal wasaare C/wali Sheekh Axmed Max’ed, ayaa waxaa arrintaa mowqif adag ka istaagan, islamarkaana muujiyay walaaca ay ka qabaan mas’uuliyiinta maamul gobolleedka Puntland. Aqriso Bayaanka ka soo baxay Puntland.   ...

Copenhagen; HN;- Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicklos Key oo wareysi siiyay BBC-da Laanteeda Af-ka Soomaaliga ayaa sheegay inaysan jirin sabab uu raali-gelin u siiyo baarlamaanka Somaliya isagoona yiri ma jirto wax gef ama aflagaadaa oo aan u geystay xildhibaanada baarlamaanka. Mr Key ayaa sheegay inuusan jirin hadal uu ku yiri Baarlamaanka...

Muqdisho; HN;- Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay Jabuuti. Jawaari ayaa garoonka Aadan Cabdulle ee Muqdisho warbaahinta ugu sheegay inuu safarkiisa la xiriiro casuumaad uu ka helay dhiggiisa dalka Jabuuti, wuxuuna dalkaas uga qeyb galayaa shirka Jaamacadda Carabta. Guddoomiyaha ayaa xusay...

Muqdisho : HN :– Wasiirka warfaafinta Somalia, Mustaf Shiikh Cali Dhuxulow ayaa maanta magaalada Nairobi kula kulmay ku xigeenka xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ee arrimaha dimuquraadiyadda, xaquuqul Insaanka iyo shaqaalaha, Tom Malinowski. Mustaf Dhuxulow iyo Malinowski ayaa kulankooda kaga hadlay horumarinta warbaahinta Soomaaliya, arrimaha xaquuqul Insaanka...

Muqdisho; HN;- Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed C. Jawaari ayaa laga soo xigtey hadalo muujinaya in mooshinkii ka dhanka ahaa Ra’isulwasaare Cabdiwali uusan meelmari karin isagoona tilmaamay in uusan mooshinku socon karin inta buuq aay sameynayaan xildhibaanada. Jawaari oo labo jeer isku dayay in uu baarlamaanka horkeeno mooshinka ayaa la sheegayaa in haatan...

Copenhagen : HN :– Waxaa magaalada Copenhagen ee dalka Denmark ku soo dhamaaday shirkii looga hadllayay xaalada dalka Soomaaliya oo Khamiistii shalay u furmay madaxda beesha calaamka, waxaana shirkaa lagu falan-qaayeeyay waxa u qabsoomay dowladda, wixii aan u qabsoomin iyo halka la rabo in hadda looga dhaqaaqo meesha la taagan yahay si loo xaqiijiyo barnaamijka hiigsiga...

Copenhagen : HN :– Wasiirrka arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumada Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre oo ka mid ah ka qeyb-gallaayaasha shirka caalamiga ah ee ka soconaya magaalada Copenhagen ee dalka Denmark, ayaa sheegay in caalamka aan looga baahneyn in ay mar marsiiyo ka dhigtaan khilaafka madaxda sare ee dowladda, isaga oo sheegay in khilaafkaas uusan wax saameyn...

Beledweyne : HN :– Ugu yaraan saddex ka tirsan Al-shabaab ayaa ku dhintay qof shacab ah waa uu ku dhaawacmay dagaal saaka dadka deegaanka iyo Al-Shabaab ku dhex maray Tuulo lagu magacaabo Qabadane oo u dhaxeysa Jalalaqsi iyo Buulo Burde, kadib markii ay halkaas Shabaab weerar ku qaaday. Mid ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay Idaacada BBC-da oo ka gaabsaday magaciisa...

Copenhagen : HN :–Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max’uud ayaa sheegay in loo bahan-yahay waqti si hay’adaha shacriga ee dowladda Soomaaliya u dhammeeyan khilafka kala dhexeya ra’iisul wasaaraha. Madaxweynaha ayaa isaga oo ku sugan magaalada Copenhagen,waxaa uu uga jawaabay beesha calaamka wal walka ay ka qabaan xiisada ka taagan Soomaaliya...

Muqdisho : HN :– Wasiirrka arrimaha qoyska iyo xaquuqda Aadanaha Khadiijo Max’ed Diiriye oo ku sugan magaalada Copenhagen ee dalka Denmark, ayaa xad gudub ku tilmaamtay soo jeedintii 14 wasiir oo ka mid ahaa xukuumada oo ugu baaqay ra’iisal wasaaraha in uu xilka is ka casilo. “Waxaan u arkaa ku xadgudub xuquuqda aadanaha, hadii ay cid is casileyso ayaga...

Copenhagen : HN :– Waxaa maanta ku eg oo la soo gabagabeynayaa shirka looga hadllayo arrimaha Soomaaliya ee ka soconaya magaalada Copenhagen ee dalka Denmark. Shirka oo wajigiisii koowaad shalay ka furmay dalkaasi waxaa looga hadlay waxqabadkii qorshaha New Deal-ka mudada halka sano ee Soomaaliya iyo waliba xaaladda siyaasadeed ee iminka dalka ka taagan. Wajiga labaad...

Muqdisho : HN :– Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa beesha caalamka ku wargaliyay in ay faraha kala baxaan arrimaha siyaasada Soomaaliya, gaar ahaan waxaa uu sheegay in looga baahan yahay beesha calaamka in ay hay’adda sharciga u daayaan xalinta khilaafka madaxda sare . Pro Jawaari ayaa hadalka ka sheegay kulan uu la qaatay ururrada bulshada rayidka...

Washington : HN :–Wakiilka gaarka ah Mareykanka u qaabilsan arrimaha Soomaaliya James P. McAnulty ayaa soo dhaweynayay doorashadii Nov, 17 ka dhacday magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, taasoo maamulka Koonfur-galbeed ay madaxweyne ugu doorteen Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka mid ah xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya. Danjiraha ayaa sheegay in dowladda...

Copenhagen : HN :– Inkastoo madaxweynaha dowlaadda Soomaaliya Xassan Sheekh Max’uud uu shir guddoominayo shirka ka soconaya magaalada Copenhagen ee dalka Denmark, kaasoo looga hadllayo xaalada dalka Soomaaliya iyo qorshaha Hiigsiga cusub, ayaa haddana dhinaca kale waxaa shirka laga dareemayaa saameynta khilaafka u dhaxeeya madaxda sare ee dalka. Ururka Midowga...

Mombasa : HN :– Ciidmadda dowladda Kenya ayaa gallay ama gudaha u gallay masaajidkii saddexaad oo ku yaal magaalada Mombasa, iyagoo ka helay hub, bambooyin, baangado iyo aalado laga sameeyo qaraxyada. Booliska ayaa sheegay in masaajidkan ay ka heleen qoraalo lagu dhiira gelinayo dhalinyarada xagjirnimada, isla markaana ay xir xireen tiro dhalinyaro ah. Madaxa booliska...

Muqdisho : HN :–Ergeyga gaarka ah ee midowga Africa ee Soomaaliya, danjire Maman S. Sidikou ayaa soo dhaweeyay doorashadii Shariif Xasan Sh. Aadan iyo dhismaha maamulka Koonfur-galbeed ee Soomaaliya. Maamulka Koonfur-galbeed ayaa wuxuu ka talin doonaa gobollada Bakool, Shabeellada Hoose iyo Bay, wuxuuna qayb ka noqonayaa maamullada ka jira dalka, iyadoo madaxda dowladda...

Copenhagen : HN :–Waxaa goor dhaw oo maanta ah magaalada Copenhagen ee dalka Denmark Ka furmay shirka looga hadllayo xaalada Soomaaliya, kaasoo ay ka qeyb-gallayaan wafuud ka kala socta caalamka iyo mas’uuliyiinta Soomaalida oo uu horkacayo madaxweyne Xassan Sheekh. Shirkan ayaa waxaa wada-guddoomin doona madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo...

Muqdisho : HN :– Wararka naga soo gaaraya xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa sheegaya in ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya xiligan wadda tashiyo la leeyahay taageerayaashiisa ka tirsan baarlamaanka iyo golaha wasiirrada, isaga oo qorsheynaya in uu xilka ka qaado tiro wasiirro ah oo la sheegay in ay la safan yihiin madaxweynaha. Sidda warar hoose...

Water Security” is herein described as the nexus between the availability, accessibility and use of water. The concept is defined as the ‘availability of, and access to water in sufficient quantity and quality to meet livelihood needs of all households throughout the year, without considering the needs of other users. Water Security is further described herein under ‘Securing Water for Production’. (Valerie Ndaruzaniye, 2011).  While ‘Water Insecurity’ refers to the exact opposite of the mentioned concept that is been the unavailability and inaccessibility of enough water to meet the livelihood need of all households in a period of one yearIn the Horn of Africa, increasing scarcity and degradation of water sources seriously threatens human well-being. The population in the region (Ethiopia, Eritrea, Sudan, Djibouti, Somalia, Kenya and Uganda) has increased fourfold in the past 50 years and continues to grow rapidly (United Nations Population Division, 2010). Farmers need more water to feed more mouths and extended areas are needed for food production, at the expense of forest and pasture lands. With a high and stable number of pastoral communities and decreasing amount of pastureland, pressure on land and water grows. The mounting need for fertile soils and irrigated land is intensified by high international demands for food and energy. Investors from all over the world are ready to invest in commercial farming in Sudan, Kenya, Uganda and Ethiopia. With inadequate soil and water management measures being taken, this growing pressure on natural resources leads to a decrease in the quality and quantity of soils, forests and water resources. (Eric van de Giessen: 2011)To put this region into water security context, according to Earth Trends, Environmental Information/World Resources Institute, Djibouti’s per capita is 460M3; Eritrea’s per capita is 701M3; Ethiopia’s per capita is 1,666M3 and Somalia’s per capita is 628 M3 (IRWR, 2011). According to the Falkenmark Water Stress Indicator, a country or a region is said to experience “water stress” when annual water supplies drop below 1,700 cubic meters per person per year. This means almost all parts of the Horn of Africa region can generally be termed as water stress region or facing water insecurityFigure 1, Map of the Horn of Africa region (Yellow): Source: Google Map 2010It is in this context; this paper will be exploring the water scarcity and stress in the horn of Africa region and how this will increase the vulnerability of the households and farmers as well as the impact it will have on the ability of the locals to utilize their socio-economic potentials. The paper will further attempt to assess the capacity of the existing institutions to manage the task at hand and finally the author referring to his personal knowledge and experience in the area as well as the reflections of the articles reviewed will hopefully suggest possible strategies for all the concerned stakeholders.In this review article, the author will attempt to examine five peer-reviewed articles, some with specific regional details and others more general outlook on water security, and will then try to create a holistic picture on the water situation on the ground as well as the efforts of those in charge in trying to mitigate the challenges of water security and enhance greater socio-economic well being for their people. Here are the articles the author intends to review for this paper: 1:Valerie Ndaruzaniye (2011) Water security in Ethiopia, Risk and vulnerability assessment. 2: Eric van de Giessen (2011) Horn of Africa Environmental Security Assessment-Institute for Environmental Security. 3: Simbarashe Govere et.al (2010) Coping with Water Scarcity in Eastern Africa; the role of intra-regional virtual water trade. 4) Declan Conway, et.al (2008) Rainfall and Water Resources Variability in Sub-Saharan Africa during the Twentieth Century 5) Noah Amin (2007) Water Scarcity In The Horn Of Africa And Its Deadly Consequences.In this part, the discussion will be mainly centered on the major factors that are causing water stress and scarcity in Africa generally and in particular the Horn. Almost all the articles reviewed for this paper mainly agree the major cause of the water stress in the region, but as we will later discover it, there are few country specific challenges with greater regional water security significance to it.In Sub-Saharan Africa, the Eastern African region, particularly the Horn of Africa, is considered highly geographically exposed to climate change and its impact over water. Out of 200 million people living in the Horn of Africa, 70 million are located in areas prone to extreme droughts leading to water insecurity and food shortages. In this Eastern African region, floods and droughts can occur in the same area within a very short period. Such events can exacerbate inadequate water availability in quality and quantity, sufficient enough to sustain agricultural activities and energy production. As a result, this often leads to famine and widespread disruption of socio-economic well being. (Valerie Ndaruzaniye, 2011)