Scroll to Top

Hiiraan | Hiiraan Net | Wararka somalia | Somali news | Warar, Quraan iyo Tafsiir.

Hiiraan | Hiiraan Net | Wararka somalia | Somali news | Warar, Quraan iyo Tafsiir.

Muqdisho; HN;- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga tacsiyeeyey qoyska, ehelada, qarabada, xildhibaanada baarlmaanka iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed Marxuumad Xildhibaan Saado Cali Warsame oo maanta Muqdisho lagu dilay. Madaxweynaha ayaa yiri “Innaa Lillaahi wa innaa Illaahi raajicuun, geeridu waa xaq, waxaan Eebbe...

Muqdisho: HN:- Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay dilka fanaanada caanka ah, Saado Cali Warsame, oo maanta lagu toogtay magaalada Muqdisho. Afhayeenka dhinaca howlgalada ee Al-Shabaab Abuu Mascub ayaa BBC-da u sheegay in Saado Cali loo dilin ka mid ahaanshaheeda fanka balse sababta loo qaarijiyay ay aheyd ku lug lahaanshaha siyaasadda dalka, maaadaama ay ka mid aheyd Xildhibaanada...

Diinsoor : HN :–Xarrakada Al-shabaab ayaa ku toogtay degmada Diinsoor ee gobolka Bay maanta gabar ay ku eedeeyeen inay jaajuus u ahyd ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee ka socda dalka Itoobiya. Toogashadan oo ka dhacday fagaare ku yaalla Diinsoor ayaa waxaa ku sugnaa boqolaal oo dadka deegaanka ka tirsan, waxaana saraakiishii Al-shabaab ee halkaas...

Caabud-waaq : HN :– Wararka ka imanaya degmada Caabud-waaq ee gobolka Galguduud ayaa sheegay in dagaal culus uu maanta halkaa ku dhaxmaray maleeshiyo beelleed in mudo ahba iska soo horjeeday. Dagaalkan ayaa ka billowday muran soo dhex-galay labada malleeshiyo ee dagaalamay oo kasoo wada-jeeda beesha degta degmada Caabud-waaq oo ka mid ah degmooyinka ay ka taliso...

Kismaayo : HN :_- Waxaa goor dhaw gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ku-xigeenka argeyga gaarka ah ee  QM u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Fatiha Serour iyo wafdi la socda. Ujeeddada wafdiga xubnaha ayaa lagu sheegay in ay u kuur-galaan xaaladda ammaanka ee magaalada, gargaarka iyo sida QM gacan uga geysan karto adkeynta nidaamka maamul wanaagga...

Muqdisho : HN :– Kooxo hubeysan ayaa goor dhaw ku toogtay magaalada Muqdisho xildhibaan Saado Cali Warsame oo ka mid aheyd mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya, waxaana lagu dillay xili ay ku socdaaleysay wadada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho. Wararku waxaa ay sheegayaan in  ay toogteen Saacdo Cali Warsame rag hubeysa oo gaari watay, kuwaa oo sidda dad...

Buula-burte : HN :– Wararka naga soo garaya degmada Buula-burte ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in howlgal ay sameeyeen ciidamada maamulka gobolka ku dilleen afar ka tirsan dagaalyahannada A-shabaab deegaan lagu magacaabo Sagaal Geed oo hoostaga degmada Buula-burte. Howlgalka ayeey sameeyeen ciidamada maamulka gobolka Hiiraan xalay fiidkii, waxaana jiray iska horimaad...

Muqdisho : HN:– Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay siweyn u cambaareysay weerarka iyo duqeymaha ay kala joogsiga laheyn ee ciidamada Yahuuda ay ku hayaan dadka reerFalastiin, gaar ahaan magaalada Qaza. ”Soomaaliya waxaa ay si adag u cambaareyneysaa duulaanka lagu qaaday dadka ku nool Gaza ee go’doonsan, iyo beegsashada rayidka aan waxba galabsan...

Washington : HN :– War bixin ka soo baxday hay’adda hawada u qaabilsan dalka Mareykanka ayaa lagu sheegay in garoomada diyaradaha dalka Kenya aheyd kuwo ammni ah sidda daraadeed aan loo baahneyn in diyaaradaha dalka Mareykanka isku haleeyaan. Hay’addan oo magaceeda la yiraahdo (FAA ) ayaa waxay Diyaarada Maraykanka uga digtay inay u safraan Wadanka Kenya,...

Huriwaa : HN :- Saddex ruux oo dhinacyadii dagaallamay ah ayaa ku dhintay iska horimaad xalay ka dhacay xaafado ka tirsan degmada Huriwaa ee gobolka Banaadir. Dagaallo u dhexeeyay ciidamda dowladda iyo kuwa Al-shabaab oo ahaa kuwo goos-goos ah ayaa waxay ka kala dhaceen, xaafadda SOS, xaafadda Suuqa xoolaha iyo isgoyska ex-koontarool Balcad, iyadoo la weeraray saldhigyo...

Sh/hoose : HN :– Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in kooxo hubeysan xalay ku toogteen degmada  Shalaanbood oo ka tirsan gobolka Shabeellada hoose afar askari oo ka tirsan ciidamada dowladda Somalia, kuwaasoo ay ku weerareen guri ay ka deggenaayeen deegaankaas. Nuur Cismaan Raagge oo ah guddoomiyaha degmada Shalaanbood  ayaa u sheegay...

Hargeysa : HN :– Maamulka Soomaliland ayaa sheegay in ay marti-qaad u fidiyeen ergayga Qaramada Midoobay ee Somalia, danjire Nicholas Kay, tan iyo markii uu mad-madowgu soo dhex-galay ergayga iyo maamulka Somaliland. Wasiirrka arrimaha dibada Soomaaliland Max’ed Biixi Yoonis ayaa warbaahinta u sheegay in martiqaadka danjire Kay ay qayb ka tahay go’aan...

HN;- Nin Soomaali ah oo ka tagay dalka Holland kaasi oo araga la’ ayaa la sheegey in uu ka dagaalamayo dalka Suuriya, kana tirsanyahay ururka Daacish ama ISIS ee dhawaan ku dhawaaqay khilaafada Islaamiga ah. Ninkani ayaa magaciisa lagu sheegey Taymullah Al Soomaali, waxaana lasoo sawirey isaga oo la taagan dagaalyahano Daacish ka tirsan. Waxa uu ku suganyahay magaalada...

Muqdisho; HN;- Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta sheegay in toddobaadkii hore ay dowladdu  diiwaangelisay  biyaha badda Soomaaliya oo marka la adeegsado halbeegga lagu cabbiro fogaanta biyaha gaaraya 220 nautical mile. Madaxweynaha oo maanta ka hadlay xiritaanka kalfadhigii afaraad ee baarlammaanka Soomaaliya ayaa sheegay...

Muqdisho; HN;- Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta faah faahin ka bixisay heshiis wada shaqeyn ah oo ay wada gaareen shirkadaha Isgaarsiinta ee ka howlgala  Dalka, kaas oo ku aadan sidii loo fududeyn lahaa adeega ay u hayaan bulshada Soomaaliyeed. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Axmed Cali Salaad Taako ayaa...

Jilib : HN :– Wararka naga soo gaaraya degmada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe ayaa sheegaya in diyaarado dagaal duqeyn ka geysteen deegaan dhinaca Waqooyi kaga beegan degmada, sidda ay warbaahita u sheegeen dad ku sugan Jilib. Diyaaradaha oo loo maleynayo in laga leeyahay dalka Kenya ayaa dhowr jeer ku soo dul wareegay hawada degmada Jilib, iyaga oo markii danbe...

Muqdisho : HN :– Hay’adda maamusha duulimaadyada madaniga ah ee Maraykanka (FAA) ayaa dalka Kenya ku dartay liiska dalalka halista ah ee shirkadaha duulimaadka Maraykanku aanay ka shaqeyn karin. Dalka Itoobiya ayaa sidoo kale qayb ka ah dalalka laga digey iyadoo Soomaaliyana uu weli safka hore kaga jiro wadamada aysan suuragalka ahayn in diyaaradaha madaniga...

Baydhabo : HN :– Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in xarrakada Al-shabaab xalay weerar ku qaadeen saldhig ku yaala magaalada Baydhabo. Meydka mid ka mid ah xoogaggii Al-shabaab ee weerarka soo qaaday ayaa saakay lagu arkay agagaarka saldhigga Baydhabo, iyadoo la sheegay in ay jiraan khasaarooyin dhimasho oo kale. Ciidamada...

Muqdisho : HN : — Taliyihii hore ee ciidamada nabad-sugida Soomaaliya Jen Bashiir Max’ed Jaamac ( Bashiir Goobe ) ayaa maanata loo dhaariyay xubin ka tirsan baarlamaanka kadib kulan lagu soo xirayay kalfadhigii 4aad ee baarlamaanku maanta Muqdisho ku yeesheen. Jen Bashiir Goobe  oo dhawaan laga qaaday xilka nabad-sugida Qaranka ayaa waxaa lagu hor dhaariyay mudanayaasha...

Muqdisho : HN :– Xarunta gollaha shacabka ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda gaaraan mas’uuliyiinta ugu sare dowladda Soomaaliya, iyadoo la filayo in madaxweyne Xassan Sheekh Max’uud uu soo xiro kalfadhigii afraad ee mudanayaasha baarlamaanka oo lagu wado in ay gallaan fasax. Waddoyinka soo gala xarunta Baarlamaanka iyo madaxtooyada Soomaaliya ayaa...

Muqdisho : HN :– Iyadoo xaalad nabad-galyo ee magaalada Muqdisho u muuqato mid sii xumaaneysa tan markii la guda-gallay bisha Ramadaan, ayaa haddana dhinaca kale mas’uuliyiinta dowladda waxaa ay ku amaanayaa ciidamada dowladda sidda ay ugu howlan yihiin sugida ammniga. Ciidanka dowladda oo isgu jira boolis iyo nabad-sugidda ayaa xaafadda qaar ka wada howlgallo...

Mombasa : HN :– Wararka imanaya magaalada Mombasa ee dalka Kenya ayaa sheegaya in kooxo hubeysan u dilleen labo ruux oo shacab ah, kaddib markii ay weerareen maqaayad ku taalla magaaladaas, sida ay sheegeen xubno u hadlay saraakiisha booliiska Kenya. Geoffrey Mayek oo ah sarkaal ka tirsan booliiska Kenya ayaa sheegay in dableydan ay gudaha u galeen maqaayadda oo...

Addis Ababa : HN :– Xukuumada Itoobiya ayaa sheegtay in ay deeq waxbarasho siineyso  ardeyda Soomaalida,kaddib heshiis la sheegay in wasaaraddaha waxbarashada ee labada dal ay Addis Ababa ku gaaren bilowgii toddobadkan. Heshiiska ay labada dal gaaren waxaa la sheegay inuu dhigayo in sannad dugsiyedka soo socda ay dowladda Itoobiya deeq waxbarasho siiso tiro ka...

Kismaayo : HN :– Wararka ka imanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa sheegay in ay halkaa gaareen xubno wafdi ah oo ka socday midowgga Yurub. Waftigaan oo maanta gaaray Kismaayo,waxaa garoonka diyaaradaha Kismaayo ku soo dhaweeyay madax ka tirsan maamulka KMG ah ee Jubba. Waxaa la sheegay mas’uuliyintan ka socda Midowga Yurub inay shirar...

Muqdisho : HN :– Wararka naga soo gaaraya deegaannka Buurane ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in ay dhinteen ugu yaraan shan ruux oo ay ka mid yihiin shacab, kaddib iska horimaad deegaannkaas ku dhaxmaray ciidamada dowladda iyo xoogaga Al-shabaab. Dagaalka ayaa bilaawday kaddib markii xoogagga Al-shabaab ay weerar culus kusoo qaadeen fariisimaha ay ciidamadu...

Beledweyne : HN :– Wasiir ku-xigeenka wasaarrada arrimaha gudaha iyo federaalka oo horkacaya xubno ka socda xukuumada oo maalmihii ugu danbeeyayba ku sugnaa magaalada Beledweyne ayaa maanta kulan la qaatay waxagaradka iyo odayaasha beesha Xawaadlle. Wasiirrka ayaa sheegay in ka hor kulanka ay is arkeen Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif oo sidda uu sheegay la qaatay...

Muqdisho : HN :– Wasiirka kalluumaysiga iyo kheyraadka badda ee xukuumadda Soomaaliya, Max’uud Coloow  Barrow oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay waxba kama jiraan yihiin wararka sheegaya in la iibsaday badda Soomaaliya. Wasiirka ayaa sheegay in ay wasaaraddiisa diyaar u tahay in ay xildhibaannada baarlamaanka ka tuhun...

Muqdisho : HN :– Iyadoo labadii cisho ee la soo dhaafay siweyn loo hadal hayay warar sheegayay in odayaal dhaqameed iyo saraakiil ka tirsan Al-shabaab kulan ku yeesheen Suuqa Xoolaha degmada Huriwaa islamarkaana odayaasha u gudbiyeen saraakiisha Al-shabaab cabasho la xiriirta dhibaato ay ku qabaan ciidamada dowladda, ayaa waxaa arrintaa beeniyay oo waxba kama jiraan...

Water Security” is herein described as the nexus between the availability, accessibility and use of water. The concept is defined as the ‘availability of, and access to water in sufficient quantity and quality to meet livelihood needs of all households throughout the year, without considering the needs of other users. Water Security is further described herein under ‘Securing Water for Production’. (Valerie Ndaruzaniye, 2011).  While ‘Water Insecurity’ refers to the exact opposite of the mentioned concept that is been the unavailability and inaccessibility of enough water to meet the livelihood need of all households in a period of one yearIn the Horn of Africa, increasing scarcity and degradation of water sources seriously threatens human well-being. The population in the region (Ethiopia, Eritrea, Sudan, Djibouti, Somalia, Kenya and Uganda) has increased fourfold in the past 50 years and continues to grow rapidly (United Nations Population Division, 2010). Farmers need more water to feed more mouths and extended areas are needed for food production, at the expense of forest and pasture lands. With a high and stable number of pastoral communities and decreasing amount of pastureland, pressure on land and water grows. The mounting need for fertile soils and irrigated land is intensified by high international demands for food and energy. Investors from all over the world are ready to invest in commercial farming in Sudan, Kenya, Uganda and Ethiopia. With inadequate soil and water management measures being taken, this growing pressure on natural resources leads to a decrease in the quality and quantity of soils, forests and water resources. (Eric van de Giessen: 2011)To put this region into water security context, according to Earth Trends, Environmental Information/World Resources Institute, Djibouti’s per capita is 460M3; Eritrea’s per capita is 701M3; Ethiopia’s per capita is 1,666M3 and Somalia’s per capita is 628 M3 (IRWR, 2011). According to the Falkenmark Water Stress Indicator, a country or a region is said to experience “water stress” when annual water supplies drop below 1,700 cubic meters per person per year. This means almost all parts of the Horn of Africa region can generally be termed as water stress region or facing water insecurityFigure 1, Map of the Horn of Africa region (Yellow): Source: Google Map 2010It is in this context; this paper will be exploring the water scarcity and stress in the horn of Africa region and how this will increase the vulnerability of the households and farmers as well as the impact it will have on the ability of the locals to utilize their socio-economic potentials. The paper will further attempt to assess the capacity of the existing institutions to manage the task at hand and finally the author referring to his personal knowledge and experience in the area as well as the reflections of the articles reviewed will hopefully suggest possible strategies for all the concerned stakeholders.In this review article, the author will attempt to examine five peer-reviewed articles, some with specific regional details and others more general outlook on water security, and will then try to create a holistic picture on the water situation on the ground as well as the efforts of those in charge in trying to mitigate the challenges of water security and enhance greater socio-economic well being for their people. Here are the articles the author intends to review for this paper: 1:Valerie Ndaruzaniye (2011) Water security in Ethiopia, Risk and vulnerability assessment. 2: Eric van de Giessen (2011) Horn of Africa Environmental Security Assessment-Institute for Environmental Security. 3: Simbarashe Govere et.al (2010) Coping with Water Scarcity in Eastern Africa; the role of intra-regional virtual water trade. 4) Declan Conway, et.al (2008) Rainfall and Water Resources Variability in Sub-Saharan Africa during the Twentieth Century 5) Noah Amin (2007) Water Scarcity In The Horn Of Africa And Its Deadly Consequences.In this part, the discussion will be mainly centered on the major factors that are causing water stress and scarcity in Africa generally and in particular the Horn. Almost all the articles reviewed for this paper mainly agree the major cause of the water stress in the region, but as we will later discover it, there are few country specific challenges with greater regional water security significance to it.In Sub-Saharan Africa, the Eastern African region, particularly the Horn of Africa, is considered highly geographically exposed to climate change and its impact over water. Out of 200 million people living in the Horn of Africa, 70 million are located in areas prone to extreme droughts leading to water insecurity and food shortages. In this Eastern African region, floods and droughts can occur in the same area within a very short period. Such events can exacerbate inadequate water availability in quality and quantity, sufficient enough to sustain agricultural activities and energy production. As a result, this often leads to famine and widespread disruption of socio-economic well being. (Valerie Ndaruzaniye, 2011)