Ciid wanaagsan dhamaan Muslimiinta guud ahaan gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed

by Yahye | Saturday, Oct 4, 2014

Hiiraan Net; HN;- Dhamaan Bahda Hiiraan Net waxey halkan tahniyad iyo bogaadin uga dirayaan Dhamaan Muslimiinta, gaar ahaan Akhriste-yaasha Hiiraan Net meelkasta oo ay joogaan waxaana leenahay Ciid Mubaarak illaahayna ciiddan teeda kale nabad iyo caafimaad ha inagu wada gaarsiiyo

Ciid WanaagsanSanadka Sanadkiisa inaga oo nabad ah iyo dalkii oo nabad ah. Bash-Bash Iyo Barwaaqo leh. Hor-u-mar iyo cadaalad leh. Madax hanuunsan leh. Shacbi hogaansan leh. Bilaayada hore rooran. Tan danbe reeban. Tan sare raaran. Tan hareeruhu radeeban!

Ciid Wanaagsan.

Hiiraan Net

 

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!