Ciidamo ka socda Itoobiya oo badalaya kuwa Siraliyoon oo Kismaayo la geynayo

by admin | Monday, Sep 21, 2015

Kismayo : HN : – Ciidamo ka socda dowlada Itoobiya ayaa dhawaan la geynayaa magaalada Kismaayo, sida aay sheegeen saraakiil ka tirsan maamulka Jubba, ciidamada Itoobiya ayaa  halkaasi ka bilaabi doonaan hawlgal ciidan..

Ciidankani ayaa la sheegayaa inay xirran doonaan koofida AMISOM, saraakiishii hoggaamineysay ayaa la sheegay inay hada ku sugan yihiin magaalada Kismaayo.

Ciidamadan oo tiro ahaan la garaneyn ayaa saraakiisha Jubba ku qiyaaseen ilaa 1500 askari iyagoona maamulka Jubba ka gacansiin doonaa sidii uu Al-shabaab uga qabsan lahaa deegaanada maamulkaasi.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!