Daawo, Gudoomiyaha Shabeelada hoose oo timaha iska xiiray markii uu Baraawe tagay, balan hore

by Yahye | Tuesday, Oct 7, 2014

Baraawe: HN:- Gudoomiyaha Shabeelada hoose Cabdiqaadir Siidii ayaa timihii iska xiirey kadib markii ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay la wareegeen magaalada Baraawe, gudoomiyaha ayaa horey u balan qaaday in marka Al-shabaab laga saaro magaalada Baraawe uu Timaha iska xiiri doono.

Gudoomiye Siidi ayaa waxaa timaha ka xiiray taliya AMISOM Dick Alum.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!