Daawo sawirada booqashada madaxweynaha Turkiga ee Muqdisho, SAWIRO

by admin | Sunday, Jan 25, 2015

Muqdisho; HN: Madaxweynaha Turkiga Erdogan oo booqasho rasmiya ku jooga magaalada Muqdisho ayaa furay mashaariic dowladiisu ka fulisay magaalada Muqdisho waxaana ka mida Isbitaalka Digfeer oo hada loo bixiyey Erdogan iyo garoonka Aden Cadde oo lagu kordhiyey terminal cusub.

Daawo Sawirada booqashada madaxweyne Erdogan.

Erdogan in Muqdisho

DSC037971

DSC03826

sawiro (1)

sawiro (4)

Digfeer

 

Hiiraan Net

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!