Daawo sawirada shirka wadda-shiga madaxda Soomaalida ee Garoowe

by admin | Thursday, Apr 30, 2015

IB0A8792-620x264Garoowe : HN :– Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max’ud, madaxweynaha maamul gobolleedka Puntland C/wali Max’ed Cali Gaas, madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Madoobe iyo madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya Shariif Xassan Sheekh Aadan, iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda dhexe iyo maamul gobolleedyada dalka, ayuu maanta shir uga furmay magaalada Garoowe.

Shirka oo lagu sheegay in uu yahay mid wadda-tashi ah, wajigiisii horena ku qabsoomay magaalada Muqdisho ayaa waxaa khudbado kala duwan ka jeediyay madaxweyne Xassan Sheekh iyo madaxda maamul gobolleedyada dalka.

Daawo Sawirrada shirka :

IB0A8716IB0A8903IB0A9042shir14shirka21IB0A9162

Hiiraan Net.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!