Daawo sawirada shirkada Amaana oo deeq aay wakiil ka tahay gaarsiisay dad dhibaateysan. SAWIRO

by Yahye | Wednesday, Nov 21, 2012 | 424 views

Wakiilka Amaana, Xasan Ibrahim oo lacag dollar ah siinaya dadka dhibaateysan

Lacagaha aay qeybisay shirkada Amaana ayaa waxaa soo kala dhiibay jaaliyadaha dibbada kuwaasoo ku tabarucayay qoysaska ku dhibaatoobay fatahaadii ka dhacday magaalada B/weyne,

Jaaliyadaha ayaa  kala ah.

Jaaliyada Somaliyeed ee Århus, Denmarka 6445 dollar

Jaaliyada Somaliyeed ee Ireland, 1328 dollar

Jaaliyada Somaliyeed ee USA, 5000 dollar.

Halkan ka aqri warbixinta oo dhamwystiran. www.hiiraannet.com/?p=29960










Like it? Share it!